Waayeelka Iyo Wax Garadka Reer Maydh Oo Sidda Fiinta Uga Qayliyay Maamulka Kastamka Gobolka Sanaag Oo Ay Musuqmaasuq Ku Eedeeyeen Wasiir Samaalena Baaq Udiray
Magaalo xeebeeda Maydh oo ah xeebaha gobolka Sanaag tan keliya ee Dawlada uga soo xeroodo dakhliga ayaa waxaa dhibaato xoogani ka taagan tahay mudooyinkanba inaan dakhligaasi soo gaadhin khasnada dawlada.