Jarmalka oo Mashaariic lagu horumarinayo Biyaha Ka saacidi doona Somaliland iyo Wasiirka Biyaha oo Warbixin Siiyey Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida
Dawladda Jarmalka ayaa sheegtay inay Somaliland ka saacidi doonto mashaariic badan oo la xidhiidha horumarinta biyaha, waxaanay dawladdu Jarmalku Somaliland u soo diri doontaa wefti soo darsa baaxadda baahida biyaha Somaliland.