Share with your friends via email

Doon Siday Dad Tahribayaal ah oo Tiradooda Lagu Qiyaasay 800 oo qof ayaa ku Dagtay xeebaha Liibiya

QM ay ayaa sheegtay in ay ka cabsi qabto in sideed boqol oo qof ay dhinteen markii dooni la ciirciiraysay muhaajiriin ay ku dagtay xeebaha Liibiya axaddii. Hay'adda Qaxootiga ee UNHCR ayaa la hadashay qaar ka mid ah kuwii ka badbaaday masiibada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip