Share with your friends via email

Daawo:Xulka Somaliland Ee Ka Qayb Geli Doona Koobna African Nations Oo La Diyaariyey Lana FIlaayo Inuu Sabtida Bilaabmo.

Waxa la filayaa inuu maalinta Sabtida ah furmo koobka lagu magcaabo African Nations Cup of UK oo ay Somaliland markii ugu horeysay taariikhda ka qayb geli doonto,taas oo diyaar garow balaadhan loogu jiro.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip