Share with your friends via email

Daawo;"Madaweynuhu Lacagti wu Bixiyey Wasaradda Khaarajiguna Basaboradi iyo Fisihi ayay bixisay, Anigu Khaatumo ma aqaane Nin la yidhaa Cali Ciise oo anu isku Arday ahayn ayaa si fiican ii qaabilay" Fuad Adan Cadde

Fu'ad Aadan Cade oo ah la taliyaha madaxweynaha Somaliland ee arrimaha barriga ayaa ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad ,iyada oo dhowaan loo qaaday dalka Turkiga,sidoo kalena waxa uu beeniyey warar sheegaayey inay qaadeen siyaasiyiin Khaatumo ah

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip