Share with your friends via email

Jaaliyada Somaliland Ee Wadanka Minnisota Oo Casho Sharaf U Sameeyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland.

Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku guda jira safarkiisi uu ku maraayey wadama Canada iyo Maraykanka ayaa waxa Xaflad Casho Sharaf ah u sameeyey jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Minnesota.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip