Share with your friends via email

Barcelona oo ku Guuleystay Koobka EUFA Champion kaddib markii ay ka badisay Kooxda Juventus +Sawiro

Kooxda Barcelona ee Dalka Spain ayaa markii Shanaad ku guuleysatay koobka UEFA Champions League, kaddib markii ay xalay 3-1 ku suul-daartay kooxda Juventus oo ay u soo wada baxeen Finalka Koobkan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip