Share with your friends via email

Murashax Axmed C/salaan Aadan oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Cadaado+Sawiro

Musharax Axmed C/salaan Xaaji Aadan oo u Taagan Xilka Madaxtinimada Maamulka loo sameynayo Mudug iyo Galgaduud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado oo uu ka socdo shirka maamul u sameynta Gobolladaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip