Share with your friends via email

Ahlusunna oo Shaaca Ka Qaaday Inay ka baxeen Magaalada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud -

Ahlusunna Waljamaaca oo Axaddii aynu soo dhaafnay Dowladda Soomaaliya kala Wareegay Gacanta ku Haynta Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa kasoo horjeesatay baaqii Ergayga Qaramada Midoobay ee ahaa inay ka baxaan Degmadaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip