Soomaalidu Maanta Isu ma Dhiidhido oo Isu ma Ciirsato – W/Q. Rashiid-Gadhweyne
Marar badan baynu aragnaa ama maqalnaa falal dhagareedyo la galay. Dil qodhooyo, dhaawac iyo dhac iyo tuugo, iyo kufsi intu ba way dhacaan. Way badan yahiin waxa dhaca iyo sida ay u dhacaan. Ta se aan u dan leeyahay ee aan halkan kaga hadlayaa waa