Share with your friends via email

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soamlia Oo Maanta ku Wajahan Degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud

Cadaado(AFKA)Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa kusii jeeda Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoo kaga qayb-geli doona dhaarinta iyo kulankii ugu horreeyay oo la filayo inay maanta ka dhacdo degmadaas.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip