Share with your friends via email

Dadaal, Karti iyo Samir – W/Q. Yuusuf-Garaad

Qof wax uusan aqoon ma ahan in looga xumaado. Dembina ma ahan aqoon iyo khibrad yaraantu keli ahaantood haddii ay qofka ku kooban yihiin. Laakiin marka uu qofku damco in uu qabto howl aanuu xeerarkeeda aqoon u lahayn, markaas ayuu dembiile noqon kara

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip