Share with your friends via email

"Waa niyad jab weyn, inaanu kuu soo qorayno mar kale weerarkii u dambeeyay ee ay Boolisku ku xidheen, laguna xayiray Wargeysyada Haatuf iyo Somalilandtimes"

Dr. Steve Kibble, oo ah nin u dhashay dalka Ingiriiska, ahna guddoomiye xigeenka guddiga Somaliland Focus UK, oo ah guddi madaxbanaan oo iskooda ugu doodda qaddiyada madaxbanaanida Somaliland kana dhisan dalka Ingiriiska

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip