"Somaliland Cidna Marti Ugama Aha Inay Hawadeeda Xukunto"Wasiirka Qorsheynta Somaliland
Hargeysa (AFKA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xidhiidhka hay'adaha caalamiga ah Md. Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Hawada Somaliland ee la sheegay in Somaliya lagu wareejiyey, waxaanu tilmaamay inaanay Somaliland hawadeeda cidna u dabo fa