Daawo:Raysal Wasaaraha Serbia Oo Dad Gadoodsan Ku Weerareen Xus Loo Sameeyay,Xasuuqii Muslimiinta Bosnia
Bosnia(AFKA)Raysal Wasaaraha Serbia Aleksandar Vucis, Ayaa dad cadhaysani ku weerareen, xafladii xuska 20aad ee loo qabanayay, xasuuqii ku dhawaad 9 kun oo qof Serbiyiintu ku gumaadeen, magaalada Srebrenica ee dalka Bosnia sanadkii 1995 kii