Share with your friends via email

War Deg Ah:Gaadiid Ay la socdeen Xubno ka tirsan Al-shabaab Oo Lagu Duqeeyay Duleedka Baardheere Ee Gobolka Gedo

Warar hordhac ah ee la helayo ayaa sheegaya in laba ka mid ah Saraakiisha sare ee Al-shaabaab lagu dilay Duqeyn Diyaaradeed oo ka Dhacday Saaka Aroornimadii hore duleedka degmada Baar-dheere ee Gobolka Gedo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip