Share with your friends via email

Dad ku noolaa Diinsoor oo Barakacay iyo Dagaalo Culus oo ka Soconaya Gobolka Bay

Dadweynihii ku noolaa Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay oo ay maamulaysay Xarakada Al-shabaab ayaa si aad ah uga Barakacay Degmadaas, iyadoo dagaallo culus ay ka socdaan qaybo ka mid ah Gobolka Bay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip