Share with your friends via email

Kenya oo Shaacisay in Al-shabaab ay Fariisimo ka Sameysatay Kaymaha Deegaanka BONI

Al-shabaab ayaa la sheegay inay saldhigyo rasmi ah ka sameysteen dhulka kaymaha badan ee deegaanka Boni ee dalka Kenya, halkaasoo Qoysas-kooda soo dagsadeen, sida uu baahiyay Wargeyska Star ee kasoo dalka Kenya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip