Sirta Nolosha

DAAWO: RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD

0 Visits: 2041 | Thursday June 05, 2014 - 19:23:05
RIWAAYAD QOSOL BADAN OO AY SOO METELEEN JILAYAASHA GUREY IYO GARAAD DAAWO FILMKA CUSUB

Read More »

Xaaskiisii oo Uu ku Andacoonayo inay u Dhali Wayday ayuu ku Bedeshay Ri' iyo 3 Waxarood

0 Visits: 2528 | Sunday May 25, 2014 - 09:54:10
Qiso yaab badan iyo sheeko aan hore u dhicin oo muran iyo dood ka dhex dhalisay muwaadiniinta dalka Bulgaria ayaa ay noqotay markii la ogaaday in nin u dhashay dalkaasi uu xaaskiisii ku beddeshay dhowr neef oo adhi ah.

Read More »

Daawo: HEES CUSUB OO LOO SAMEEYEY AQOONYAHAN JAMAL ALI HUSEIN CODKI C/KARIIN RAAS

0 Visits: 5927 | Wednesday May 14, 2014 - 16:42:37
HEESTAN OO MAGACEDA LA YIDHA "JAMAAL WAN KULA JIRAA" WAXA COD TOLMOON KU QAADAY AL FANAAN CABDIKARIIN RAAS, DAAWASHO WACAN

Read More »

DAAWO FANAANADA NIMCO YAASIIN OO SOO SAARTAY HEES LOO QAADAY MADAXWYANE SILAANYO LANA MAGAC BAXDAY KAL KAAL ERAYDII ABWAAN AAR JAMA

0 Visits: 2768 | Tuesday May 13, 2014 - 12:25:57
DAAWO FANAANADA NIMCO YAASIIN OO SOO SAARTAY HEES LOO QAADAY MADAXWYANE SILAANYO LANA MAGAC BAXDAY KAL KAAL ERAYDII ABWAAN AAR JAMA

Read More »

Daawo : Hees Waddani ah oo Luqadda Carabiga uu ku sameeyey weriye Cabdimalik Muse Coldoon iyo Muuqaal Cajiib ah oo ku soo Jiidan Doona

0 Visits: 4993 | Friday May 09, 2014 - 15:45:18
Muuqaalka Heesta iyo Luqadda Carbiga iyo weliba erayada uu weriye Cabdimalik Muse Coldoon u adeegsaday Heestan ayaa ah kuwo aan la dhaafi karin

Read More »

Daawo Riwaayadii Cusbayd Ee No Girl Hindia Iyo Guray Iyo Garaad

0 Visits: 2107 | Friday May 02, 2014 - 16:47:22
Daawo Riwaayadii Cusbayd Ee No Girl Hindia Iyo Guray Iyo Garaad

Read More »

Yaabka Dunida nin guursaday 21 dumar ah Oo Maxkamad La soo Taagay

0 Visits: 1883 | Wednesday April 30, 2014 - 08:29:34
Wadaad ka tirsan mad-habta kirishtaanka mayalka adag ee loo yaqaan (Jesus-Christ and last days)

Read More »

DAAWO: RIWYAADII AY KOOXDA WALAALAHA TOGDHEER U SAMEEYEEN WAKAALADDA BIYAHA BURCO

0 Visits: 2527 | Tuesday April 15, 2014 - 17:06:42
IYO XILDHIBAANADA GOLAHA DEGAANKA OO KA XANAAQAY QAYB KA MID AH RIWAAYADAAS OO AY KU JIREEN

Read More »

Ma Rabtaa Inaad Siyaadsato Jacaylka Lamaanahaaga?

0 Visits: 2099 | Wednesday April 09, 2014 - 16:17:38
qofki doona in uu kobciyo xidhiidhka iyo jacalyka labada qof ee is qabaa waa in uu raadiyo siduu ku kobcin lahaa jacaylkiisa

Read More »

86 jir kelli ka mid ah labadeeda kelyood ugu deeqday qof dhalinyaro ah

0 Visits: 1520 | Wednesday March 05, 2014 - 08:18:45
Haweenay 86 jir ah, ayaa noqtay qofkii ugu da'da weynaa ee abid dalka Ingiriiska kelli jidhkeeda ka mid ah ugu deeqda qof kale, waxayna ku andacootay inay waayeel noqotay, isla markaana aanay kellideeda xilligan u baahnayn

Read More »

Jacayl iyo Daacadnimo ay isku qabeen awgeed waxay galisay Cabsi ah in Midkood uu kan kale ka hor dhint

0 Visits: 3216 | Wednesday March 05, 2014 - 07:41:19
Jacayl iyo Daacadnimo ay isku qabeen waxay galisay Cabsi ah in Midkood uu kan kale ka hor dhinto, ka dibna ay sidaas ku kala fogaadaan, arrintaas oo Labadoodaba ku riixday inay mar qudha Sun wada cabaan

Read More »

Guurka Oo La Ogaaday In Uu Dhiso Lafaha Raga,Kana Badbaadiyo Cuduro Halis Ah

0 Visits: 1521 | Monday March 03, 2014 - 10:02:03
Cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro Maraykan ah, ayaa shaacisay in guurku ragga ka badbaadiyo cudurrada wadne-xannuunka iyo kansarka, isla markaana uu lafahooda ka dhigo qaar

Read More »

(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+maqaal

0 Visits: 1710 | Tuesday February 25, 2014 - 10:40:59
(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+Maqaal

Read More »

5-ta jeel ee ugu Halista badan dunid

0 Visits: 3529 | Tuesday February 25, 2014 - 02:38:05
Xabsiyada ugu xun aduunka waxaynu mid mid uu dul istaagi doona 5-ta ugu sii daran

Read More »

Habluhu maxay Ragga Ku Raacaan?Jawaabta Hoos Ka Akhri

0 Visits: 27522 | Wednesday February 19, 2014 - 18:02:33
Gabadh kasta waxay xaq u leedahay inay doorato ninka ay doonto.Waana shay cadaalada ka fog in lagu khasbo cid aanay rabin. Gabdhuhu ama habluhu waxay soo maraan heerar kale duwan, marka laga eego xagga da'da. Inta u dhexayso 15 jir ilaa 20 jirka, habluhu intooda badan raggu waa isugu mid. Waana…

Read More »

La Dagaalan Caajiska: 7 Tallaabo Oo Dawo u ah

0 Visits: 2377 | Wednesday February 19, 2014 - 16:28:10
Caajis badan iyo boring ma dareenta? Ma iska wayday xiisihi aad hawlaha ku qaban jirtay? Waxyaabihi aad jaclayd xiisahay lahaayeen ma ka wayday?

Read More »

Hooyadu Waa Macallinka Ugu Wanaagsan Ee Nolosha Qofka, Guulna Uu Ku Gaadhi Karo

0 Visits: 1846 | Tuesday February 18, 2014 - 09:23:09
Hooyo Dharka u dhaqda xaafado kale oo nolol adag ku korisay wiilkeedi, iyo wiilkeedi oo heer sare gaadhay una shaqo tegey Shirkado Caalami ah QISO QIIRO LEH

Read More »

Daawo Video: Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

0 Visits: 2730 | Monday February 17, 2014 - 19:01:44
Jilayaasha ugu qosolka Badan soomaaliland oo soo saaray filim cusub oo dagaal ah kadibna jawaan si xun loo garaacay..

Read More »

Daawo Video: Ubax Mucjiso ah oo Marka La Edaamayo Kala Baxaya

0 Visits: 2496 | Monday February 17, 2014 - 18:52:39
Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka laga leeyahay ayaa barnaamij ka sameeyey mucjiso aan horey loo maqal oo qayb ka ah awooda ALLE

Read More »

Daawo Video: Dhacdo Mucjiso ah oo ku Dhacday Oday Ku nool Deegaanka Dhahar oo Guriga uu Galo ba uu Dab Qabsanayo, Isagana ay Biyo aanay Dadku arkayn ku Da'ayaan

0 Visits: 1690 | Monday February 17, 2014 - 18:12:55
Odaygan aya sido kale Biyo aanay dadka kale arkaynin ku Da'ayaan mararka qaar waxanu ka warramaya xilligu ugu horeysay ee u arkay dhacdadan

Read More »