Wararka

Daawo:Gudida Abaaraha Heer Qaran Oo Maalmaha Deeq La Soo Gaadhay La Arko Iyo Xaalada Abaaraha Oo Meel Adag Maraysa

0 Visits: 527 | Monday January 16, 2017 - 15:42:12
Hargeysa(AFKA)Gudida Abaaraha Heer Qaran Oo Maalmaha Deeq La Soo Gaadhay La Arko Iyo Xaalada Abaaraha Oo Meel Adag Maraysa

Read More »

Daawo:Wada Hadalkii Kulmiye Iyo Garabka Jamal Oo Qodobo Kasoo Baxay

0 Visits: 647 | Monday January 16, 2017 - 15:32:28
Daawo:Wada Hadalkii Kulmiye Iyo Garabka Jamal Oo Qodobo Kasoo Baxay

Read More »

Daawo"Hadii Madaxweynuhu Qaban-waayo Doorashada 28-ka Bisha March Maxkamad Ayaa La Geynayaa Waayo Waxa Uu Jabinayaa Xeerkii Maxkamada Sare Ayuu…." Muuse Biixi

0 Visits: 568 | Monday January 16, 2017 - 15:26:40
" Hadii Madaxweynuhu Qaban-waayo Doorashada 28-ka Bisha March Maxkamad Ayaa La Geynayaa Waayo Waxa Uu Jabinayaa Xeerkii Maxkamada Sare Ayuu…." Musharax Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Doorashada Iyo Abaaraha + [Muuqaal]

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Aan Hore Loo Shaacin Saaka Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka

0 Visits: 583 | Monday January 16, 2017 - 14:58:46
Hargeysa(AFKA);Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Mohamed Mohamoud Silanyo ayaa subixii hore oo saaka ku kallahay Wasaaradaha Dawladda .

Read More »

Daawo:Maayirka Degmada Gabiley Ayaa Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xaalada Ay Ku Nool Yihin Dadka Ka Soo Barakacay Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland

0 Visits: 433 | Monday January 16, 2017 - 14:50:57
Gabilay(AFKA):Maayirka Degmada Gabiley Ayaa Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xaalada Ay Ku Nool Yihin Dadka Ka Soo Barakacay Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Dhoweeyay Wareegtadii Madaxweynaha Somaliland Ku Hoos Geeyay Maamulka Miisaaniyada Garsoorayaasha Dalk

0 Visits: 628 | Monday January 16, 2017 - 13:39:09
Hargeysa(AFKA):Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Dhoweeyay Wareegtadii Madaxweynaha Somaliland Ku Hoos Geeyay Maamulka Miisaaniyada Garsoorayaasha Dalk.

Read More »

Sarkaal Kenyan ah Oo Soo Bandhigay Tirada Askartii Kenya looga Dilay Weerrakii Ceel Cadde

0 Visits: 913 | Monday January 16, 2017 - 11:09:00
Weerarkii dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ku qaadeen saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo ayaa waxaa kasoo wareegtay mudo sanad ah.

Read More »

Madaxwaynaha Laga Adkaaday Ee Gambia Oo Dacwad Ka Furtay Maxkamadda Dalkaas.

0 Visits: 499 | Monday January 16, 2017 - 10:49:43
Madaxweynaha xilka looga guulaystay ee dalka Gambia Yahye jammeh ayaa sheegay inuu qoraal dacwo

Read More »

Shir Ay Ka Soo Qaybgaleen 70 Waddan Oo Lagaga Hadlay Qaddiyadda Falastiin.

0 Visits: 617 | Monday January 16, 2017 - 10:46:18
Paris(AFKA)Waxaa Axadii shalay magaalada Paris ee dalka France ka dhacay shirweyne ay isugu yimaadeen 70 wadan oo looga hadlay xaalada Falastiin.

Read More »

Maxaabiis Ku Dhimatay Dagaal Ka Dhacay Xabsi Ku Yaalla Dalka Brazil.

0 Visits: 503 | Monday January 16, 2017 - 10:45:12
Ugu yaraan 10 maxbuus ayaa lagu dilay dagaal ka dhex qarxay kooxo budhcad ah oo iska soo horjeeday kuwaasi

Read More »

Prof Jawaari''Howlaha Baarlamaanka Oo U Xayiran Xildhibaannada Ka Harsan Gollaha Shacabka.

0 Visits: 578 | Monday January 16, 2017 - 10:44:10
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo maalintii shalay ka hadlayay kulan uu guddoonka baarlamaanka la yeeshay guddiga doorashada dadban ayaa sheegay in howlaha baarlamaanka hor yaala u xayiran yihiin xildhibaannada wali harsan.

Read More »

Donal Trump Oo Bixiyey Waraysigii Ugu Xasaasinaa, Kana Hadlay Dagaalkii Ciraaq, Dhaqaalaha Carabta Iyo Nukliyeerka Ruushka.

0 Visits: 686 | Monday January 16, 2017 - 10:43:39
Madaxweynaha la doortay ee mareykanka Donald Trump ayaa khalad ku tilmaamay dagaalkii lagu qaaday dalka Ciraaq

Read More »

Diyaarad Laga Leeyahay Turrkiga Oo Ku Burburtay Dalka Kyrgyzstan.

0 Visits: 557 | Monday January 16, 2017 - 10:42:14
Diyaarad nooca xamuulka qaada ah oo dalka Turkiga laga leeyahay ayaa ku dul burburtay caasimadda dalka Kyrgzstan ee Bishkek.

Read More »

Suxufi U Dhashay Koonfur Afrika Oo Lagu Qafaashay Waqooyiga Suuriya.

0 Visits: 630 | Monday January 16, 2017 - 10:31:22
Suxufi sawir qaade ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa la sheegay in lagu qafaashay waqooyiga wadanka Siiriya.

Read More »

War Deg Deh Ah:Gaadhi Bas Oo Lahayd Shirkada Salama Oo Ku Dhacay Wadada U Dhaxaysa Berbera Iyo Burco Iyo Dhawacyo Ka Dhashay

0 Visits: 764 | Sunday January 15, 2017 - 23:18:20
Burco(AFKA):Waxa Goordhawayd Ka Dhacay Degaanka Golalay Oo Ku Taala Wadada Isku Xidha Magalooyinka Burco Iyo Berbera Ayaa Waxa Ku Dhacay Bas Rakaab Ah Oo Lahayd Shirkada Socdaalka Ee Salama .

Read More »

Daawo:Doon Siday Dad Tahriibayaala Oo Ku Gadoontay Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Iyo Tirada Dadka Ku Nafwaayay Oo Ka Fajiciyay Bulshada.

0 Visits: 598 | Sunday January 15, 2017 - 22:03:56
Doon Siday Dad Tahriibayaala Oo Ku Gadoontay Badda U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga Iyo Tirada Dadka Ku Nafwaayay Oo Ka Fajiciyay Bulshada

Read More »

Deg Deg Daawo;Guri Ku Gubtay Magaalada Burco Iyo Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed Oo Uu Sababay.

0 Visits: 576 | Sunday January 15, 2017 - 21:59:05
Burco(AFKA);Guri Ku Gubtay Magaalada Burco Iyo Khasaare Nafeed Iyo Mid Hantiyeed Oo Uu Sababay.

Read More »

Daawo: Wasiirada Maaliyada Somaliland Iyo Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyoodyo Laga Hirgeliyay

0 Visits: 544 | Sunday January 15, 2017 - 21:49:34
Gabilay(AFKA);Wasiirada Maaliyada Somaliland Iyo Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyoodyo Laga Hirgeliyay

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Taci U Diray Aqoon Yahan Taariikh Facweyn Ku Dhexlaha Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Oo Geeriyooday

0 Visits: 654 | Sunday January 15, 2017 - 21:34:09
Hargeysa(AFKA);Madaxweynaha Somaliland Oo Taci U Diray Aqoon Yahan Taariikh Facweyn Ku Dhexlaha Umada Ku Hadasha Afka Somaliga Oo Geeriyooday

Read More »

Xisbiga Wadani Afar Xafiis Oo Cusub Ayuu Berbera Ka Furtay , Dabcana Xaflad Ayuu u Qabtay Taafeerayaal Tiro Badan Oo Reer Saaxil Ah

0 Visits: 548 | Sunday January 15, 2017 - 21:30:29
BeBera(AFKA);Tartanka Xisbiyada Somaliland Ee Gobalda Dalka oo Sii Laxaadsaday Mudooyinkii u Danbeeyay Ayaa Siwayn Looga Dareemayaa Gobolka Saaxil,

Read More »