Wararka

Wasiirka Wasarada Qorshaynta Somaliland Qabyo-Tirre iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Saaka Kasoo Degay Madaarka Hargeysa, kana Warbixyay Safar Ay ugu Maqnayen Dalka Debadiisa+Sawiro

0 Visits: 683 | Sunday January 15, 2017 - 10:33:54
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasarada Qorshaynta Somaliland Qabyo-Tirre iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Saaka Kasoo Degay Madaarka Hargeysa, kana Warbixyay Safar Ay ugu Maqnayen Dalka Debadiisa.

Read More »

Daawo: Kabo Tole Seerbiyaan Ah Oo Xaaska Trump Ku Marti Qaaday Xaflada Dhaarinta Odaygeeda Oo Farxad La Waal Waalanaya

0 Visits: 719 | Sunday January 15, 2017 - 10:28:59
Nin Kabaha sameeya oo dhalashadiisu tahay Serbianka reer Boosniya, ayaa farxad la wareeray, markii xaaska Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Melania Trump ku marti qaaday, inuu ka soo qayb galo, xaflada dhaarinta Donald Trump.

Read More »

Kudhawaad 100 Tahriibayaal Ah Oo La La'yahay Kadib Doonni Ku Degtay Badda U Dhaxaysa Libiya Iyo Talyaniga.

0 Visits: 568 | Sunday January 15, 2017 - 10:23:21
Ilaalada Talyaaniga ayaa badhitaan ugu jira helitaanka Doonni ku degtay inta u dhaxaysa Talyaaniga iyo Libiya.

Read More »

Daawo:Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaacil Cumar Gelle Isago Ka Warbaxiyay Mashaariicda Horumar ee Dalkiisa Laga Hirgelinayo

0 Visits: 585 | Sunday January 15, 2017 - 10:14:11
Djibouti(AFKA):Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaacil Cumar Gelle Isago Ka Warbaxiyay Mashaariicda Horumar ee Dalkiisa Laga Hirgelinayo

Read More »

Tartanka Koobka Qaramada Afrika oo billowday

0 Visits: 520 | Sunday January 15, 2017 - 09:54:01
Dalka Gabon waxaa ka billowday tartanka Koobka Qaramada Afrika oo ah tartanka ugu weyn qaarada Africa.

Read More »

Daawo;Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Timamay Inayna Tabar Qabin Macaliminta Iskulada Dhiga Isago Shegay Inay Talabo Ka Qadayan.

0 Visits: 464 | Saturday January 14, 2017 - 18:09:07
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Timamay Inayna Tabar Qabin Macaliminta Iskulada Dhiga Isago Shegay Inay Talabo Ka Qadayan.

Read More »

Daawo;Musharax Muuse Biixi Oo Dhalinyarada Ku Dhiiri Geliyey Inay Dalka U Dhisaan Sida Ay Ganacsiyada U Dhiseen.

0 Visits: 490 | Saturday January 14, 2017 - 18:06:11
Hargeysa(AFKA);Musharax Muuse Biixi Oo Dhalinyarada Ku Dhiiri Geliyey Inay Dalka U Dhisaan Sida Ay Ganacsiyada U Dhiseen.

Read More »

Daawo:Ciidanka Degmada Tog Wajaale Oo Hawl Gal Ay Fuliyeen Kuso QabQabtay Maan Doriye Si Casriya Lo Mor Gareyay.

0 Visits: 612 | Saturday January 14, 2017 - 17:45:22
Tog Wajaale(AFKA);Ciidanka Degmada Tog Wajaale Oo Hawl Gal Ay Fuliyeen Kuso QabQabtay Maan Doriye Si Casriya Lo Mor Gareyay.

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose Ee Magaaladda Burco Oo Agab Waxbarasho Ku Wareejisay Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka Togdheer.

0 Visits: 463 | Saturday January 14, 2017 - 17:43:06
Burco(AFKA);Dawladda Hoose Ee Magaaladda Burco Oo Agab Waxbarasho Ku Wareejisay Wasaaradda Waxbarashadda Gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo: Xisbiga Wadani Oo Soo Dhaweeyay Taageerayaal Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil

0 Visits: 433 | Saturday January 14, 2017 - 17:17:00
Daawo: Xisbiga Wadani Oo Soo Dhaweeyay Taageerayaal Kasoo Jeeda Gobolka Saaxil

Read More »

Daawo Qaabkii Loogu Badbaadiyey Muqdisho Diyaaradii Jarmalka Ee Dunniduba Badbaadin Kari Wayday

0 Visits: 1120 | Saturday January 14, 2017 - 16:45:02
Daawo Qaabkii Loogu Badbaadiyey Muqdisho Diyaaradii Jarmalka Ee Dunniduba Badbaadin Kari Wayday

Read More »

Ciidamada dowladda oo niyad badan aanan haynin ayaa lagu arkayaa wadooyinka Muqdisho

0 Visits: 565 | Saturday January 14, 2017 - 16:25:33
Wasiiru dowlaha Wasaarada arimaha dibada Somaliya Khaalid Cumar Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale ciidanka dowladda Somaliya ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin mushaar la'aan.

Read More »

Daawo;Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan La joojin Dhoofinta Beeyadda.

0 Visits: 456 | Saturday January 14, 2017 - 16:21:32
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inaan La joojin Dhoofinta Beeyadda.

Read More »

Daawo:Shirkadda Daabacaadda Sagal Jet Oo U Dabaal Degtay Sannad Guuradeedii 10,Aad Iyo Nuxurada Hadaladii Laga Jeediyay.

0 Visits: 435 | Saturday January 14, 2017 - 16:03:24
Hargeysa(AFKA);Shirkadda Daabacaadda Sagal Jet Oo U Dabaal Degtay Sannad Guuradeedii 10,Aad Iyo Nuxurada Hadaladii Laga Jeediyay.

Read More »

Sawirka Maanta Madaxweyne Siilanyo Iyo Muj Cali Guray Saxiibo Siyaasadu Kala Fogeysay .

0 Visits: 538 | Saturday January 14, 2017 - 15:49:00
Hargeysa (AFKA):- Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaa waxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM

Read More »

Waran-cadde Oo Ku Taliyey In Talo Qaran Laga Yeesho Arinta Doorashada, Xisbiyada Ugu Baaqay Inay Si Nadiif Ah U Tartamaan

0 Visits: 480 | Saturday January 14, 2017 - 15:24:07
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Waran-cadde, oo hadda ah La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha ayaa ka hadlay abaaraha dalka ka jira, loolanka Xisbiyada, mawqifka Doorashada ee labada Xisbi Mucaarad ee ah in Doorashadu dib loo dhigo

Read More »

Daawo:" Muuse Biixi Xataa Hadii Uu Xisbiga Waddani Yimaado Waanu Soo Dhaweeneynaa .." Hogaamiye Xirsi

0 Visits: 595 | Saturday January 14, 2017 - 15:14:51
Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo ka hadlaayey munaasibad uu maanta xisbigaasi u qabtey tageerayaal ku soo biiray xisbigaasi oo ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu soo dhaweynaayo cid kasta oo ku soo biirta isla markaana taladiisa…

Read More »

Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Qeyb Galay Aaska Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable) +Sawiro

0 Visits: 558 | Saturday January 14, 2017 - 15:09:49
Hargeysa (AFKA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable).

Read More »

Daawo:Siyaasin Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Si Adaag Uga Hadlay Iibinta Guriga Badhasaabka Maxaase Sababy In La Iibiyo?

0 Visits: 329 | Saturday January 14, 2017 - 14:46:07
Borame(AFKA)Siyaasin Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Oo Si Adaag Uga Hadlay Iibinta Guriga Badhasaabka Maxaase Sababy In La Iibiyo?

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Mawqif Adag Ka Qaatay Saldhiga Millatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Samaysanayo Berbera

0 Visits: 524 | Saturday January 14, 2017 - 14:40:30
Hargeysa(AFKA)Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mawqif adag iska taagay saldhiga Millatari ee dawladda Imaaraadka Carabtu ka samaysanayo Madaarka Berbera

Read More »