Wararka

War Deg Deg Ah:Wiil Dhalinyara Ah Oo Isku Gubay Magaalada Berbera +Maxaase Sababta Daawo Sawiro

0 Visits: 3404 | Saturday January 14, 2017 - 12:00:12
Berbera(AFKA)Wiilkan dhalinyarada ah oo lagu Magacaabo Yasin Axmed Budle ayaa Dab isku qabad Siiyay Baabuur VITZ ama Dukhaan ah oo watay gudihiisa Waxaana halkaas dhaawac halis ahi kasoo Gaadhay wiilka dhalinyarada ah oo dadiisu lagu qiyaasay 22 jir waxaanu shilkani dhacay xalay abaara 10.00.mp habeenimo,

Read More »

Nin Qoxootinimo Ku Jooga Dalka Jarmalka Oo Dacweyay Shirkadda Facebook

0 Visits: 484 | Saturday January 14, 2017 - 11:52:21
Nin Suuriyaan ah oo qaxooti ku ah Dalka Jarmalka isla-markaana Sawir la galay Ra'isal wasaaraha Dalkaasi Angela Merkel, ayaa dacwad ku

Read More »

Daawo:"Doorashada Diyaar Baanu u Nahay, Laakiin Waxa Aanu Ka Door-bideynaa Oo Ka Horeysiinaynaa in Shacbiga La Bedbaadiyo" Murrashax Cirro

0 Visits: 623 | Saturday January 14, 2017 - 11:43:59
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in aanay Doorasho gelayn inta ay dhibbaatadu haysato dadka abaarahu saameeyeen ee ku nool deegaanada Somaliland

Read More »

Daawo:Qowmiyada Oromada Dowlada Itoobiya Wadne Xanuun Ku Riday Xukumada + Sida ay ugu dhawaaqayaan Magac Alle

0 Visits: 486 | Saturday January 14, 2017 - 11:39:05
Banaanbaxyo hor leh ayaa ka curtay deegaano badan oo ay ku xoogan yihiin qowmiyada Oromada gaar ahaan kuwa mucaaradka ku ah dowlada Itoobiya .

Read More »

DAAWO: Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Dadkii Ka Hayaameen Awdal Iyo Salal

0 Visits: 679 | Saturday January 14, 2017 - 11:25:57
Hargeysa(AFKA);Musharaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Ay Dadkii Ka Hayaameen Awdal Iyo Salal

Read More »

Gudoomiyaha XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE Oo TACSI U DIRAY Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable)

0 Visits: 575 | Saturday January 14, 2017 - 11:12:05
Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE Oo TACSI U DIRAY Marxuum Maxamuud Axmed Xirsi (Dhool-dahable)

Read More »

Daawo: Dawladda Sudan Oo Qabatay Tirobadan Oo Somali Tahriibayaal Ah.

0 Visits: 622 | Saturday January 14, 2017 - 10:56:04
Dawaldda Sudan ayaa u diyaarisay Ciidan u gaar ah oo ladagaalama Tahriibayaasha tirada badan ee dalkeeda soo mara ciidankan oo looyaqaanno RRU ayaa ku dul wareega saxaraha Suudaan iyaga badhtilmaameed kadhigta waddooyinka ay badanaa soo maraan Tahriibaaashu.

Read More »

Daawo;"Dad Bakhtiyaya Inaad Tidhaahdo Iska Dhintoo Ii Codeeya Damiirkaasi Anaga (Waddani) Naguma Yaalo" Hogaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan.

0 Visits: 751 | Saturday January 14, 2017 - 10:52:59
Hargeysa(AFKA)"Dad Bakhtiyaya Inaad Tidhaahdo Iska Dhintoo Ii Codeeya Damiirkaasi Anaga (Waddani) Naguma Yaalo" Hogaamiye Xirsi Cali Xaji Xasan.

Read More »

Gabadh markay dhalatay la xaday oo la helay 18 sano ka dib

0 Visits: 446 | Saturday January 14, 2017 - 10:48:36
Gabadh la xaday markii ay ku dhalatay isbitaal ku yaalla gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa la helay iyada oo nool 18 sano ka dib, sida ay sheegeen booliiska gobolka South Carolina.

Read More »

Jawaari oo beeniyay in uu khadka talleefoonka uga qeyb-galay kulan ay yeesheen hogaamiyayaasha madasha.

0 Visits: 513 | Saturday January 14, 2017 - 10:38:39
Muqdisho(AFKA);Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max'ed Cismaan Jawaari ayaa beeniyay in uu khadka talleefoonka uga qeyb-galay kulan ay yeesheen hogaamiyayaasha madasha oo looga hadlayay xiisada siyaasadeed ee Galmudug.

Read More »

Madaxweynaha Gambia oo diiday inuu xilka banneeyo, dagaalna qarka u saaran

0 Visits: 420 | Saturday January 14, 2017 - 10:33:17
Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa dalka isaga baxay ka dib markii madaxda galbeedka Afrika ay ku fashilmeen inay Yaxya Jammeh ay la heshiiyaan.

Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Ku Qabtay Habeenka Kulanka Aqoonyahanka Dhallinyarada Oo Lagu Soo Bandhigaayey Barnaamij Siyaasaddeedka Xisbiga +SAWIRO

0 Visits: 651 | Saturday January 14, 2017 - 10:14:00
Madal aad loo soo agaasimay oo looggu magac daray kulanka fagaaraha Aqoonyahanka Dhallinyarada oo Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo bandhigaayey sida oo kale na lagu falan-qeynaayey barnaamij siyaasaddeedka uu Xisbigaasi ku gelaayo Doorashada MadaxtooyadaSomalilandee soo socota, ayaa caawa…

Read More »

Daawo: Sh. aadan Siiro oo ka hadlay Saldhiga Milleteri ee imaaraatku ka samaysanayo Berbera

0 Visits: 635 | Saturday January 14, 2017 - 10:09:18
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Saldhigga Milletari ee Dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka samaysato Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Read More »

Daawo;Gudoomiyaha Diiwaanka Zekada Somaliland Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Cudurka Xaasidnimada

0 Visits: 525 | Friday January 13, 2017 - 17:56:08
Hargeysa(AFKA);Gudoomiyaha Diiwaanka Zekada Somaliland Oo Khudbadii Jimcaha Ee Maanta Kaga Hadlay Cudurka Xaasidnimada

Read More »

Daawo;La Taliyaha Madaxweynaha Ee Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Arimaha Cakiran Ee La Xidhiidha Qabsoomida Doorashooyinka.

0 Visits: 492 | Friday January 13, 2017 - 17:50:09
Hargeysa(AFKA);La Taliyaha Madaxweynaha Ee Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Arimaha Cakiran Ee La Xidhiidha Qabsoomida Doorashooyinka.

Read More »

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlay doorashada Soomaaliya

0 Visits: 535 | Friday January 13, 2017 - 14:39:14
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidamada Jabuuti ee ka mid ah ciidamada AMISOM ay yihiin kuwa ugu yar balse ka howlgala deegaanada ugu adag uguna ballaaran dalka Soomaaliya.

Read More »

Saldhiga Imaaraadku Ka Samaysanayo Berbera Oo Khilaaf Ka Dhex Abuuray Madaxtooyada, Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE

0 Visits: 467 | Friday January 13, 2017 - 14:34:08
Xukuumadda uu hogaaminayo Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inay gasho xaalad cusub oo

Read More »

Daawo:Abaarta Ka Jirta Gobolada Somaliland Oo Sababtay In Cawska Calafka Xoolaha Laga Soo Iibsado Wadamada Carabta Iyo Warbixin Laga Diyaariyay

0 Visits: 704 | Friday January 13, 2017 - 11:53:33
Burco(AFKA):Abaarta Ka Jirta Gobolada Somaliland Oo Sababtay In Cawska Calafka Xoolaha Laga Soo Iibsado Wadamada Carabta Iyo Warbixin Laga Diyaariyay

Read More »

Baarlamanka Nigeria Oo U Codeeyay Inay Magan Galyo Siiyaan Madaxwaynaha Laga Guuleystay Ee Gambiya Haduu Aqbalo Guul Darradiisa.

0 Visits: 615 | Friday January 13, 2017 - 11:41:55
Baarlamaanka Dalka Nigeria ayaa cod u qaaday in lasiiyo magan galyo Madaxwayne Yahya Jammeh , hadii uu ogalaado in guul darraystay doorashadii dhawaan kadhacday dalka , oo uu sinabad ah u wareejiyo xilka.

Read More »

Maamulka Balad Xaawo oo soo rogay awaamiir kusaabsan qarashka aroosyada kubaxa.

0 Visits: 727 | Friday January 13, 2017 - 11:35:56
Maamulka Balad Xaawo, gobolka Gedo, Jubaland Soomaaliya ayaa soo rogay awaamiir kusaabsan qarashka aroosyada kubaxa.

Read More »