Wararka

Xog Culus:Soomaaliya Oo laga Yaabo In Mar kale Ay Joojiso Qaadkii Ugu Iman Jiray Kenya

0 Visits: 899 | Thursday December 29, 2016 - 18:44:00
Dowlada Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa in mar kale ay joojiso Qaadkii ugu iman jiray dalka Kenya, kadib markii la sheegay in dowlada Kenya ka baxday dhinaceeda hishiis ayhoray u galeen labada dowladood.

Read More »

War Deg Deg Ah:Shan Qof Oo Xanuunka Shubanka U Geeriyooday Deegaanka Coodanle Ee Gobolka Togdheer Iyo Kuwo Bukaannada La Il-daran.

0 Visits: 801 | Thursday December 29, 2016 - 17:14:46
Burco(AFKA)Inta la ogyahay Shan Qof-baa Xanuunnada Shubanka Iyo Oog-wareenka oo is-barkan ugu Geeriyooday Tuulada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland.

Read More »

War Deg Deg Ah:Turkiga Oo Sheegay Inuu Hayo Caddeymo Muujinaya In Mareykanku Taageero Kooxaha Argagixisada

0 Visits: 751 | Thursday December 29, 2016 - 17:13:00
Burco(AFKA)Waddamada Turkiga iyo Ruushka ayaa si gooni gooni ah waxay dawladda Maraykanka ugu eedeeyeen inuu taageero kooxaha

Read More »

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Musuqa hareeyay doorashooyinka Soomaliya

0 Visits: 596 | Thursday December 29, 2016 - 17:10:38
Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo kamid musharaxiinta ugu cadcad qabashada madaxtinmada dalka doorashadan la rajaynayo in ay dhacado dhawaan ayaa sheegay in hada qaabka ay wax u socodaan aan loo duqaadan Karin, loona baahanyahay in si deg deg ah wax looga badalo

Read More »

Daawo: Gabar Soomaaliyeed oo soo Muslimisay Haweeney in badan heesatay Diinta Masiixiga !!

0 Visits: 640 | Thursday December 29, 2016 - 16:48:29
Gabar Soomaaliyeed oo lagu sheegay mid duceeysan ayaa soo Muslimisay haweeney da´ah taas oo horay u heesatay Diinta Masiixiga ama Kirishtaanka . Soomaalida ku nool Qurbaha gaar ahaan Yurubta , America , Canada iyo Australia ayaa waxa ay u nasteexaan dadka waayeelka ah ee heesta Diimaha kale ka hor…

Read More »

War Deg Deg Ah:Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabiley Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac K+Sawiro

0 Visits: 856 | Thursday December 29, 2016 - 16:27:35
Gabiley(AFKA)Shil naxdinleh oo ka dhacay Agagaarka magaalada Gebiley shilkaas oo ay laba gaadhi isku galeen mid Candhameydle ah iyo Fujis oo ay ku geeriyoodeen saddex ruux. Alle ha u naxariisto,

Read More »

Madaxwaynaha Romania Oo Diiday Inuu Ansixiyo Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkas Oo Muslim Ah.

0 Visits: 648 | Thursday December 29, 2016 - 16:22:02
Madaxweynaha dalka Romania ayaa qaadacay inuu ansixiyo Raysalwasaaraha cusub ee xisbi Xaakimka uu soo magacaabaya, haweenaydan oo ah muslim ayaa lagu waday inay noqoto

Read More »

Daawo:Garabkii Aqlabiyadda UCID Oo Heshiis La Gaadhayy Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 498 | Thursday December 29, 2016 - 16:17:52
Hargeeysa(AFKA)Garabkii aqlabiyada xisbiga UCID ayaa waxaa ay maanta maanta si rasmi u shaaciyeen in ay soo gabo gaboobeen wada hadalo ay muddooyinkii ugu danbeeyey la wadeen xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani .

Read More »

Daawo:Xasan Sheekh Maxamuud Oo Waxqabadkiisa Ku Darsaday Inuu Ku Dedaalay Midnimada Somaliland Iyo Somalia

0 Visits: 632 | Thursday December 29, 2016 - 16:07:08
Hargeysa(AFKA)Madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxqabadka dawladiisa ku darsaday inuu ku dedaalay midnimada Somaliland iyo Somlai

Read More »

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalku Marayo Iyo Arrimo Ku Saabsan Xisbiga WADDANI.

0 Visits: 882 | Thursday December 29, 2016 - 16:02:08
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay, sida Abaaraha, Doorashada, loolanka Xisbiyada, gacan ka hadalkii lagula kacay qaar

Read More »

Daawo;"Ninba Nin La Kulmay Oo Xamar Gaynaya Dadka Waxan Is Leyahy Midha Waxa Ka Dhow Ka Akhiro Udiraya Dadka Oo Leh Hala Laayo"Gudomiye Ciro

0 Visits: 665 | Thursday December 29, 2016 - 15:44:42
Hargeysa(AFKA)"Ninba Nin La Kulmay Oo Xamar Gaynaya Dadka Waxan Is Leyahy Midha Waxa Ka Dhow Ka Akhiro Udiraya Dadka Oo Leh Hala Laayo"Gudomiye Ciro

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Qasriga Madaxtoyada Kulan kula Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Wadamada Calaamka

0 Visits: 362 | Thursday December 29, 2016 - 15:40:12
Hargeysa(AFKA):Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Qasriga Madaxtoyada Kulan kula Qaatay Safiirada Somaliland U Fadhiya Wadamada Calaamka

Read More »

Bam Ki -Moon oo soo dhaweeyay dhaarinta xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 551 | Thursday December 29, 2016 - 15:38:38
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka federaalka Soomaaliya, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey guusha Taariikhiga ah.

Read More »

Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Wadda Hadalka Cali Khaliif Iyo Somaliland Dhex-Maraayay.

0 Visits: 630 | Thursday December 29, 2016 - 15:36:32
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Hadlay Wadda Hadalka Cali Khaliif Iyo Somaliland Dhex-Maraayay.

Read More »

Dawlada Denmark Oo Qorshaynaysa Inay Soo Mastaafuriso Boqol Ruux Oo Soomali Ah

0 Visits: 538 | Thursday December 29, 2016 - 15:35:03
Hay'adda Adeegga Socdaalka ee dalka Denmark ayaa haatan baadhitaan ku haysa sida ugu suurtogalsan ee Ku-dhawaad 100 Qaxooti Soomaali ah dib loogu soo celin doono Somaliya.

Read More »

Daawo: Maareeyaha Haayadda Wadooyinka Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Biriishka Geel Loo Kor Oo La Bur Buriyay.

0 Visits: 513 | Thursday December 29, 2016 - 15:27:23
Burco(AFKA);Maareeyaha Haayadda Wadooyinka Somaliland Oo Booqasho Ku Tegay Biriishka Geel Loo Kor Oo La Bur Buriyay.

Read More »

Daawo;Aabo La Ilmeeyey Caruurtiisii Oo Dugsiga Looga Soo Eryey lacagtii Uu Wasiirka Waxbarashadu Ku Faanayay Inay Bilaash Ka Dhigeen.

0 Visits: 753 | Thursday December 29, 2016 - 15:13:08
Ceerigabo(AFKA);Aabo ay dugsiga u dhigtaan saddex caruur ah ayaa cabasho ka muujiyey maamulka dugsiga ay carruurtiisu dhigtaan oo uu sheegay inay ku soo eryeen lacagtii bisha ahayd.

Read More »

Daawo:Garabkii Aqlabiyada Xisbiga Ucid Oo Si Tosa Ucadeyay Inay Ku Biirayan Xisbiga Waddani.

0 Visits: 559 | Thursday December 29, 2016 - 14:56:31
Daawo:Garabkii Aqlabiyada Xisbiga Ucid Oo Si Tosa Ucadeyay Inay Ku Biirayan Xisbiga macaaradka Ah Ee Waddani.

Read More »

DAAWO:"Anagu Kuraas Umaanu Iman Xisbiga WADDANI Ee Gurmad Ayaanu Nahay" Xildhibaan Qabille.

0 Visits: 661 | Thursday December 29, 2016 - 14:49:44
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan la gaadhin wakhtigii olalaha uu xisbiga Kulmiye bilaabo olale xidhiidh ah xilli ay abaaro xun ay dalka ka jiraan.

Read More »

Daawo:Warbixin Lagu Qaado Dhigaayo Lacagta Ay Qaatan Ciidamada Amison Iyo Dhibaatoyinka Ay U Gaystaan Shacabka

0 Visits: 643 | Thursday December 29, 2016 - 14:46:32
Muqdisho(AFKA):Warbixin Lagu Qaado Dhigaayo Lacagta Ay Qaatan Ciidamada Amison Iyo Dhibaatoyinka Ay U Gaystaan Shacabka

Read More »