Wararka

Madaxweyne Obama Oo Dhul U Asteeyay Dadkii Asalka U Daganaa Maraykanka

0 Visits: 534 | Thursday December 29, 2016 - 14:41:36
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa labo dhul oo waawayn oo faderaalku lahaa u qorsheeyay in ay noqdaan astaaan qaran.

Read More »

Maxaa u Sabab ah Khal khalka Amni iyo Midka Siyaasadeed ee soo wajahay Maamulka Puntland (Warbixin)

0 Visits: 635 | Thursday December 29, 2016 - 07:25:25
Colaadihii siyaasadeed iyo burburkii dhaqaale ee aafeeyay bulshada Soomaaliyeed rubuc qarnigii u danbeeyay, Puntland waxay ahayd halka cadceedda nabadda ka soo baxdo.

Read More »

Daawo:Khubadbad Dhinac Badan Taabaneysa Oo Munaasibada Ilyartu Ka Jeediyey Cabdikariin Axmed Mooge Fariina Culusna U Diray Sadexda Xisbi Qaran

0 Visits: 689 | Thursday December 29, 2016 - 07:14:22
Khubadbad Dhinac Badan Taabaneysa Oo Munaasibada Ilyartu Ka Jeediyey Cabdikariin Axmed Mooge Fariina Culusna U Diray Sadexda Xisbi Qaran

Read More »

Mareykanka oo digniin ka soo saaray 'musuqa' doorashada Soomaaliya

0 Visits: 691 | Thursday December 29, 2016 - 06:47:14
Qoraal la soo dhigay barta twitter-ka ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sharciga Mareykanka uu dhigayo in muwaadiniinta Mareykanka dibadaha jooga la lala tiigsan karo sharciga Mareykanka haddii ay ku lug yeeshaan musuqmaasuq baahsan.

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Degmooyinka Oo Soo Bandhigay Sidii Waligii Muuse Biixi Lagu Aamini Jirin Masuulliyada Dalka

0 Visits: 1057 | Thursday December 29, 2016 - 06:08:43
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Degmooyinka Oo Soo Bandhigay Sidii Waligii Muuse Biixi Lagu Aamini Jirin Masuulliyada Dalka

Read More »

Daawo:Abwaan Da'yar oo Tirinaaya Mucjisadii Majaajaladda iyo qaabka Farshaxanimada leh ee u Aliffay, Gabay, Majaajilo, Sugaan Jacayl iyo Facebook oo u Cambaareeyey

0 Visits: 1188 | Thursday December 29, 2016 - 04:53:42
Abwaan Da'yar oo Tirinaaya Mucjisadii Majaajaladda iyo qaabka Farshaxanimada leh ee u Aliffay, Gabay, Majaajilo, Sugaan Jacayl iyo Facebook oo u Cambaareeyey

Read More »

Daawo:Bandhow Cusub Oo Lagu Soo Rogay Magaalada Mandheera

0 Visits: 727 | Thursday December 29, 2016 - 04:28:20
Daawo:Bandhow Cusub Oo Lagu Soo Rogay Magaalada Mandheera

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha KULMIYE oo guddiga Abaaraha Gobolka Saraar Ku Wareejiyay Lacag Dhan 20,000$ Kun Oo Dollar X

0 Visits: 572 | Thursday December 29, 2016 - 04:25:34
Caynaba(AFKA)Guddoomiyaha KULMIYE oo guddiga Abaaraha Gobolka Saraar Ku Wareejiyay Lacag Dhan 20,000$ Kun Oo Dollar X

Read More »

Daawo:Wasiirka Madaxtooyada oo Ka hadlay dedaalka Xukumada Ugu Jirto Abaaraha dalka

0 Visits: 623 | Thursday December 29, 2016 - 04:20:29
Wasiirka Madaxtooyada oo Ka hadlay dedaalka Xukumada Ugu Jirto Abaaraha dalka

Read More »

Daawo:Kooxda Fanaaninta Ee Xidigaha Geeska Ayaa Hadhimo Sharafed U Sameeyey Safiirada Somaliland U Fadhida Dalka Engiriiska

0 Visits: 587 | Wednesday December 28, 2016 - 19:48:52
Hargeysa(AFKA):Kooxda Fanaaninta Ee Xidigaha Geeska Ayaa Hadhimo Sharafed U Sameeyey Safiirada Somaliland U Fadhida Dalka Engiriiska

Read More »

Daawo;Tageerayaal Tiro Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaanka War Cimraan Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye

0 Visits: 589 | Wednesday December 28, 2016 - 17:37:26
Burco(AFKA);Tageerayaal Tiro Badan Oo Ka Soo Jeeda Deegaanka War Cimraan Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye

Read More »

Daawo:Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Laascanod Ee Xarunta Gobolka Sool

0 Visits: 584 | Wednesday December 28, 2016 - 16:39:10
Laascanood(AFKA);Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Gaadhay Magaalada Laascanod Ee Xarunta Gobolka Sool

Read More »

Xidhiidhada Kubada Cagta Aduunka Oo Taageero U Muujiyey In 48 Dal Ka Qayb Galaan Koobka Aduunka

0 Visits: 639 | Wednesday December 28, 2016 - 16:35:42
Xiriirradda kubadda cagta ee dalalka Adduunka ayaa "si wayn u taageersan" qorshaha lagu kordhinayo tirada dalalka ka qaybgala Koobka Kubadda Cagta Adduunka oo la rabo in laga dhigo 48, sida uu sheegay madaxwaynaha Fifa.

Read More »

Daawo:Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Kooxo Dhakhaatiir ah oo Gurmad ah uu Kala Diray Xeebaha Bariga Iyo Galbeed Saaxil oo Dad Badani La Ildaran Yahiin Nafaqo Darro Iyo Xanuuno ay Abaaraho Sababeen

0 Visits: 592 | Wednesday December 28, 2016 - 16:28:30
Hargeysa(AFKA):Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo Kooxo Dhakhaatiir ah oo Gurmad ah uu Kala Diray Xeebaha Bariga Iyo Galbeed Saaxil oo Dad Badani La Ildaran Yahiin Nafaqo Darro Iyo Xanuuno ay Abaaraho Sababeen

Read More »

Wasiirka Macdanta Oo Shaaciyey Inay Xukuumadu Fashil Iyo Ceeb Ka Qaaday Gacan Ku Haynta Hay’addihii Korontada Ee Dawlada

0 Visits: 813 | Wednesday December 28, 2016 - 16:10:17
Hargeysa(AFKA);Wasiir Xuseen oo ka jawaabayey su'aalo lagu weydiiyey barnaamijka ka baxa Telefishanka Hctv ee Qanci Dadkaaga, ayaa sharraxay sababta keentay inay dhammaanba warshadihii korontada ee xukuumaddu lahaan jirtey u noqdeen qaar gaar loo leeyahay, isla-markaana ay xukuumadda ka dhalatay…

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Muqdisho Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Soomaliya Oo Uu Sheegay Inay Ka Baxday Xiligii Kala Guurka.

0 Visits: 471 | Wednesday December 28, 2016 - 15:44:46
Muqdisho(AFKA);Madaxweynaha Muqdisho Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Soomaliya Oo Uu Sheegay Inay Ka Baxday Xiligii Kala Guurka.

Read More »

Wasiir Sacad Oo Ka Hadlay Sababta Keentay In Kooxda Khaatumo Ay Wada Hadal Kula Galaan Wadan Dibada Ah Iyo Halkay Ku Dambaysay Gogoshii Madaxweynuhu Fidiyey

0 Visits: 448 | Wednesday December 28, 2016 - 15:30:49
Hargeysa(AFKA);Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Dr.Sacad Cali Shire, ayaa faahfaahiyey meeqaamkii ay isku hor fadhiisteen xukuumadda Somaliland iyo maamulka Khaatumo oo uu dhawaan wada-hadal ugu soo gebo geboobay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.

Read More »

Deg Deg;Dallada Heer Qaran Ee Sonya Oo Hada Doratay Gudomiye Cusub Yay Se Udoratay?

0 Visits: 777 | Wednesday December 28, 2016 - 15:19:53
Hargeysa(AFKA);Shirkii Dallada Sonya Ee Malinti Shalay Ka Furmay Magalada Hargeysa Ayaa Manta Si Rasmi Ah Lo Dortay Gudomiye Cusub

Read More »

Raysal Wasaaraha Japan Oo Maraykanka Ka Tacsiyadeeyey Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Lagu Qaaday 75 Sano ka Hor

0 Visits: 449 | Wednesday December 28, 2016 - 15:11:04
Ra'iisul wasaaraha dalka Japan ayaa booqday saldhiga ciidammadda badda ee Pearl Harbor ee dalka Maraykanka, halkaas oo uu ka jeediyay "tacsi laabta ka soo go'day" oo ku aadan dadkii Maraykanka ahaa ee ay waxyeeladu ka soo gaartay weerarkii uu Japan qaaday 75 sano ka hor.

Read More »

Ciidamada RRU-da Oo Hawl-gallo Ay Ka Fuliyeen Magaalooyinka Berbera Iyo Hargeysa Dad Ku Qab-Qabtay Iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 607 | Wednesday December 28, 2016 - 15:09:44
Hargeysa(AFKA)Wasiirka arrimaha gudaha somaliland mudane Yaasiin Maxamuud Xiir

Read More »