0 Visits: 828 |
Sunday December 25, 2016 - 17:47:57
Muj. Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland
waxaa uu si adag u dhaliilay hab dhaqanka ay hada wadaan xisbiyada dalku isago oo sheegay in aanay sidan wax tartan doorasho ah ku gali karin
0 Visits: 533 |
Sunday December 25, 2016 - 02:03:51
Gabriel Barbosa ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah ee la xiriirnaya inuu ku biiri doono kooxaha Liverpool iyo Las Plams wuxuuna xaqiijiyay in qorshihiisa koowaad yahay "Inaan halkaan ku sameeyo wixii aan ku sameeyay Santos".
0 Visits: 1457 |
Sunday December 25, 2016 - 01:54:30
Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay shaxda kooxdii Champions Leaque-ga ugu fiicnayd sanadkan 2016 ee laga soo doortay ciyaartoydii da'yarta ahaa ee jabiyay shaxaha kooxahooda ee kulamadii Champions Leaque-ga la soo ciyaaray.
0 Visits: 1175 |
Sunday December 25, 2016 - 01:08:02
Burco(AFKA)Shirki Ay Iskugu Yimaaden Xubnaha Naadiga akhrriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Lagu Doorayaanaya Gudoomiyaha Iyo Xubna Sare Ee Golaha Boodhka Ee Cusub Islmarkaasna Naadiag Hagi Doona Sanadka Sooo Socda Ee 2017ka Iyo Lagu Qabtay Xarunta xARUNTA Naadiga Halkraan