Wararka

Daawo:Roobab Sababay Khasaare Xooggan Oo Ka Da'ay Deegaano Ka Tirsan Degmada Sheekh.

0 Visits: 819 | Sunday December 25, 2016 - 17:34:56
Roobab sababay khasaare laxaad leh ka curtay deegaamo ka tirsan degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, hoos ka DAAWO muuqaalka warbixintaa

Read More »

Gabriel Barbosa Oo Beeniyay Inuu Ku Biirayo Liverpool Isagoo Wacad Ku Maray Inuu Inter Isbaro

0 Visits: 534 | Sunday December 25, 2016 - 02:03:51
Gabriel Barbosa ayaa meesha ka saaray wararka xanta ah ee la xiriirnaya inuu ku biiri doono kooxaha Liverpool iyo Las Plams wuxuuna xaqiijiyay in qorshihiisa koowaad yahay "Inaan halkaan ku sameeyo wixii aan ku sameeyay Santos".

Read More »

"Waxaan Dooneynaa Inaan Rikoorka Guulaha Xidhiidhka Ah Ee Epl Barbareyno Kulanka Bournemouth"Gary Cahil

0 Visits: 998 | Sunday December 25, 2016 - 02:00:10
Daafaca kooxda Chelsea Gary Cahil ayaa sheegay in kooxdiisa Blues ay dooneyso iney barbareyso rikoorka guulaha xiriirka ee horyaalka Premier league

Read More »

Imisa Ciyaartoy Oo Horyaalka Premier Leaque-ga Ka Tirsan Ayaa Daqiiqad Kasta Soo Ciyaaray 17kii Kulan Ee PL? Ogow Cida Kooxdaada Ugu Jirta.

0 Visits: 968 | Sunday December 25, 2016 - 01:58:39
Horyaalka Premier Leaque-ga ayaan lahayn waqti fasax ah si la mid ah horyaalada kale, waxaana xiligii qaboobaha ee fasaxa la gali lahaa la ciyaaraa

Read More »

UEFA Oo Shaacisay Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Champions League-ga Ee Ciyaartoyda Da'yarta Ah Ee Kooxahooda Ka Soo Dhex Baxay Sanadkan 2016 Iyo Zidane Oo Tababare U Ah

0 Visits: 1464 | Sunday December 25, 2016 - 01:54:30
Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay shaxda kooxdii Champions Leaque-ga ugu fiicnayd sanadkan 2016 ee laga soo doortay ciyaartoydii da'yarta ahaa ee jabiyay shaxaha kooxahooda ee kulamadii Champions Leaque-ga la soo ciyaaray.

Read More »

Haweeney Muslimad ah Oo Markii Ugu Horeysay Ra'isul wasaare ka Noqoneysa Dal ka tirsan Yurub +Sawirro

0 Visits: 698 | Sunday December 25, 2016 - 01:50:00
madaxweynaha dalka Romania Kalaus Johanis ayaa u magacaabay haweeneyda lagu magacaabo Sevil Shahaydeh inay qabato xilka raisul wasaaraha wadankaas.

Read More »

War Deg Deg:Dilalkii Ugu Badnaa Mudooyinkan Oo Caawa Ka Dhacay Qaar ka mid ah Degmooyinka Muqdisho

0 Visits: 931 | Sunday December 25, 2016 - 01:22:02
Ugu yaraan afar ruux oo isugu jira askar iyo dad shacab ah ayaa caawa siyaabo kala duwan loogu dilay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Read More »

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Qaabkii Doorashada Naadiga Halkaraan U Dhacday Iyo Hoggaanka Cusub Ee La Doortay

0 Visits: 1176 | Sunday December 25, 2016 - 01:08:02
Burco(AFKA)Shirki Ay Iskugu Yimaaden Xubnaha Naadiga akhrriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Lagu Doorayaanaya Gudoomiyaha Iyo Xubna Sare Ee Golaha Boodhka Ee Cusub Islmarkaasna Naadiag Hagi Doona Sanadka Sooo Socda Ee 2017ka Iyo Lagu Qabtay Xarunta xARUNTA Naadiga Halkraan

Read More »

Halkan Ka Daawo Nuxurka Khudbad Uu Mushrax Cirro Ka Jeediyey Munaasabad Uu Xisbiga WADDANI Ku Qaabilay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ku Soo Biiray

0 Visits: 536 | Saturday December 24, 2016 - 20:56:09
Halkan Ka Daawo Nuxurka Khudbad Uu Mushrax Cirro Ka Jeediyey Munaasabad Uu Xisbiga WADDANI Ku Qaabilay Taageerayaal Miisaan Leh Oo Ku Soo Biiray

Read More »

Guddomiyaha Cusub Ee Nadiga Akhriska Iyo Qoraalka Halkaraan Md;Mustafe Cisman Magalo Oo Ka Dareen Caliyey Xilka Lo Dortay

0 Visits: 883 | Saturday December 24, 2016 - 17:26:24
Burco(AFKA);Masuliyad lagu dhiibo Waxa ugu Qiimo Badan Ta laguu Garto ee laguu Doorto ee ad ka soo baxdo ama ad hubto inaad sideeda uga soo Baxayso, Waxana ugu Xun uguna Ayaan Daran Mid aad Dad ka Barido ama ka codsato inay ku doortaan kuna ololeyso oo ad ku fashilanto Haddi Codsigaaga lagu Rumeeyo,…

Read More »

Daawo:Waraysiga Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Axmed Maxamed Shaqale Iyo Qodobo Xasaasi Ah Oo Ku Hadlay

0 Visits: 717 | Saturday December 24, 2016 - 15:45:47
Hargeysa(AFKA)Waraysiga Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Axmed Maxamed Shaqale Iyo Qodobo Xasaasi Ah Oo Ku Hadlay

Read More »

Topnews:Daaawo Shirweyne Kusaabsan La Dagaalanka Iyo Kahor Tagida Afada Tahriibta Oo Magaalada Hargeysa Ka Furmay

0 Visits: 525 | Saturday December 24, 2016 - 15:41:08
Hargeysa(AFKA)Shirweyne Kusaabsan La Dagaalanka Iyo Kahor Tagida Afada Tahriibta Oo Magaalada Hargeysa Ka Furmay

Read More »

Israa'iil oo loogu baaqay joojinta deegaameynta sharci darrada ah ee dhulka Falastiin

0 Visits: 599 | Saturday December 24, 2016 - 15:25:37
Golaha amniga ee QM ayaa wuxuu meel mariyay qaraar ku baaqaya in la joojiyo deegaameynta sharcidarada ah ee Israa;iil ay ka wado dhulka Falastiin. Codeynta ayaa dhacday ka dib markii Mareykanka uu diiday inuu u adeegsado codka qayaxan ee Veto.

Read More »

Daawo:"Ragga Boobay kuraasta Dumarka Ha Soo Xidhaan Dirac, Garbo-saar, Rajastiin iyo Gorgorad haddii kale..."Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

0 Visits: 1095 | Saturday December 24, 2016 - 15:18:36
Muqdisho(AFKA)Haweenka Soomaaliyeed oo shir ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay uga soo horjeesteen kuraas ay dumarka lahaayeen oo maamul goboleedyada rag ka siiyeen, waxayna arrintaas ku tilmaameen mid caddaalad darro ah oo aaney aqbali karin.

Read More »

War Deg Deg Ah:Faah Faahino kasoo baxay dil Toorey loo adeegsaday oo ka dhacay Duleedka Muqdisho

0 Visits: 764 | Saturday December 24, 2016 - 15:13:15
Muqdisho(AFKA)Wararka ka imaanaya Deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dil loo geestay njin dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadka deegaanka.

Read More »

Daawo:KULMIYE Oo Goor Xeedho Iyo Fadhaal Kala Dhaceen Cambaareeyay Weerar Lagu Tuhmayay Xisbigood Ee Lagu Dhaawacay SaraaKiil Ka Tirsan WADDANI.

0 Visits: 560 | Saturday December 24, 2016 - 15:08:34
Hargeysa(AFKA)Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa Goor xeedho iyo fadhaal kala dhexeen cambaareeyay weerarkii ay dablay hubaysani kudhaawacay Xoghayaha caddaalada iyo guddoomiyaha garabka dhalinyaradda ee xisbigaWADDANI

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamanka Somaliland Oo Soo Dhaweyey Qodobadi Ka Soo Baxay Shirki Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Dhexmaray

0 Visits: 568 | Saturday December 24, 2016 - 15:05:53
Hargeysa(AFKA)Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax Ayaa Soo Dhaweyey Qodobadi Ka Soo Baxay Shirki Khaatumo Iyo Xukuumada Somaliland Dhexmaray

Read More »

Israa'iil Oo Si Caro leh Uga Jawaabtay Qaraar Ka Soo Baxay Golaha Ammaanka

0 Visits: 624 | Saturday December 24, 2016 - 15:01:10
Maamulka Israa'il ayaa si caro ah uga jawaabtay qaraarkii ee golaha amaanka Qaramada Midoobay kaga dalbaday inay joojiso dhismooyinka sharci darada ah iyo deegaamaynta ay ka waddo dhulka Falastiin ee ay haysato.

Read More »

Dawladda Turkiga Oo Codsi U Gudbisay Xukuumadda Somaliland Iyo Jawaabta Madaxweynaha.

0 Visits: 894 | Saturday December 24, 2016 - 14:50:44
Dawlada Turkiga ayaa waxaa ay xukuumada Somalilanday ka codsatey in ay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maal galiyo siyaasi lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay

Read More »

Daawo:Xildhibaan Ka Socda Baarlamaanka Dalka SWEDEN Oo Khudbad Loo Riyaaqay Ka Jeediyay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland,

0 Visits: 489 | Saturday December 24, 2016 - 12:55:41
Hargeysa(AFKA):Xildhibaan Ka Socda Baarlamaanka Dalka SWEDEN Oo Khudbad Loo Riyaaqay Ka Jeediyay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland,

Read More »