Wararka

War Deg Deg Ah:Doorashadii Xubanaha Aqalka Sare Ee Gobollada Waqooyi Oo mar kale Dib U Dhac ku yimid Iyo Khalkhal Badan Oo Hadheeyey

0 Visits: 765 | Saturday December 24, 2016 - 11:42:57
Iyadoo maanta lagu wadday in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashadii xubnaha aqalka sare ee gobollada W/qooyi ayaa mar kale dib u dhacday, kadib markii qoraal ka

Read More »

Lixdii Ilbidhiqsi Ee Kasta Hal Qof Ayaa Dunida Ugu Dhinta Sababta Sigaarka, Dawlad Keliya Ayaana Illaa Hadda Dalkeeda Ka Mamnuucday -

0 Visits: 1016 | Saturday December 24, 2016 - 11:37:01
Hargeys (AFKA)- Lixdii ilbidhiqsi ee kasta ee dunidan aynu dul joogno hal qof ayaa dunida uga hoyda sabaab l xidhiidha xaaladaha caafimaad darro ee k dhasha sigarka, taas oo macnaheedu yahay in halkii saac ee kasta ay 300 oo ruux u dhintaan sigaarka dartii, maalin kastana 7 kun iyo 2 boqol

Read More »

"Waxaanu Baarlamaanka u Gudbinay Xeerka la-dagaalanka Argagixisadda" Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Somaliland.

0 Visits: 677 | Saturday December 24, 2016 - 11:21:24
Hargeysa(AFKA)Xeer-ilaaliyaha guud ee Jamhuuriyadda Somaliland, Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in sannadkan sii dhammaanaya ee 2016-ka ay

Read More »

Diyaarada Rakaab laga leeyahay Liibiya Oo la Afduubtay lagana Dejiyey Dalka..

0 Visits: 756 | Saturday December 24, 2016 - 01:07:46
Dayuurad rakaab oo laga leeyahay dalka Liibiya, ayna saaran yihiin 118 qof ayaa la afduubay waxaana lagu khasbay inay ka dagto Jasiiradda Malta. Mas'uuliyiinta dalka Liibiya ayaa xaqiijiyay in la afduubay diyaaradda iyadoo ku guda jirtay duulimaad maxali ah, waxaana dayuuradan leh shirkadda diyaaradaha…

Read More »

Guddoomiye Ramaax Oo Ku Hanjabay In Uu Tallaabo Ka Qaadi Doono Shirkadaha Iska Leh Riiagag Celal Ka Qodaya Togdheer

0 Visits: 810 | Saturday December 24, 2016 - 01:06:21
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadi doono shirkadaha iska leh riigag ceelal ka qodaya deegaamada Balli-dhiig iyo Riyo-xidho,

Read More »

"Cid Somaliland Iyo Khaatumo Dhexdhexaadinaysay Ma Jirin Arrimaha Masiiriga Ahna Weli La Islama Gaadhin" Dr Cali Ciise Cabdi

0 Visits: 820 | Saturday December 24, 2016 - 01:00:16
Siyaasi Cali Ciise Cabdi oo ka mid ah guddida Khaatumo u metelaysa wada hadallada Somaliland iyo khaatumo ee Itoobiya ka qabsoomay lagana soo saaray qodobada ay labada dhinac isla qaateen, ayaa sheegay in aan weli la isla gaadhi arrimaha masiiriga ah ee labada dhinac, balse ay ka wada hadlayaan wixii…

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka SOOL Oo Gaadhay Ceel-Ay Ka Cabaan Dadka Kasuu Hayaamay Gobolka SOOL Oo WADDO Xumo Soo Foodsaartay,Iyo Xaalada Ka Taagan Deeganadas

0 Visits: 736 | Friday December 23, 2016 - 18:32:50
Laascanod(AFKA):Badhasaabka Gobolka SOOL Oo Gaadhay Ceel-Ay Ka Cabaan Dadka Kasuu Hayaamay Gobolka SOOL Oo WADDO Xumo Soo Foodsaartay,Iyo Xaalada Ka Taagan Deeganadas

Read More »

Daawo:Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Fal-Danbiyeedyada Kala Duwan Ee Sanadkan Ka Dhacay Somaliland

0 Visits: 762 | Friday December 23, 2016 - 18:12:41
Hargeysa(AFKA):Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Fal-Danbiyeedyada Kala Duwan Ee Sanadkan Ka Dhacay Somaliland

Read More »

Jose Mourinho Oo Amaan Ugu Qubeeyay Chelsea & Falsafada Ciyaareed Ee Antonio Conte.

0 Visits: 1059 | Friday December 23, 2016 - 12:34:44
Jose Mourinho ayaa sheegay in falsafada Chelsea iyo awoodooda xilli ciyaareedkan inay ka dhigi doonto mid ay adag tahay in lagu garaaco tartanka horyaalka.

Read More »

Golaha Culimada Soomaalida Oo Sheegay In Aanay Banaanyn In Haweenku Ciyaaraha Kubadaha Dheelaan

0 Visits: 746 | Friday December 23, 2016 - 12:29:45
Golaha Culimada Somaliya ayaa si adag uga soo horjeestay tartanka kubadda Kolayga ee maamul-goboleedyada dalkaasi Somaliya oo ka bilaabmay magaalada Garoowe,

Read More »

Dareenkii Madaxda Ugu Saraysa Xisbiga WADDANI Ka Bixiyeen Xaalada Dalku Ku Suganyahay Iyo Ficilada Xisbul Xaakimka KULMIYE.

0 Visits: 820 | Friday December 23, 2016 - 12:04:58
Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay laba sarkaal oo ka tirsan xisbiga oo dad aan wali la aqoonsani jir

Read More »

Warbixin Daaha Ka Fedeysa Khilaaf Sadex Geesoda Oo Ka Dhex Qarxay Masuulinta Sar Sare Xisbiga Kulmiye Gobolka Saaxil + Moganaanta Garabka Jamaal Hogaamiyo

0 Visits: 975 | Friday December 23, 2016 - 05:18:28
Berbera(AFKA)Iyadoo Maalimihii Uu Danbeeyay Khilaaf Badan Ka Dhex Jiray Masuulinta Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Ee Gudoomiyaha U Yahay Yusuf Halac Dhagoole Iyo Xoghayihii xisbiga Cali Halakaco Iyo Gudoomiyhii Garabka Dhalinyarada

Read More »

Madaxweynaha Ugu Da'da Weyn Madaxda Caalamka Oo Mar Kale Isu Soo Taagaya Doorashooyinka Dalkiisa

0 Visits: 556 | Friday December 23, 2016 - 04:46:14
Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo ah hogaamiyaha ugu da'da weyn caalamka ayaa Xisbigiisa ZANU-PF waxay mar kale sheegeen inuu yahay musharaxooda doorashada Madaxweynaha.

Read More »

"Madaxtooyaddii Waxay Isku Badeshay Xero Geel, Golihii Wasiiradu Daarada Madaxtooyadda Ayay Tuban Yihiin Markii Meel Lagu Xereeyo La Waayay,Malaha Madaxweynihiina Ma Oga"Caaqil Cabdilaahi Cabdale

0 Visits: 1247 | Friday December 23, 2016 - 04:35:30
Mid ka mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa si adag u dhaliilay Habdhaqanka Xukuumadda,isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay Nidaamdaro baahsan oo uu sheegay inay u sifawday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,Waxa uu socod tamashleh oo baadhiyayn ah ku tilmaamay Safarkii ay Gobolada Bariga ku soo mareen Wafti…

Read More »

War Deg Deg Ah:Qarax Dhimasho Iyo Dhaawac Sababey Oo Hada Ka Dhacay Magaalada Moqdisho

0 Visits: 683 | Friday December 23, 2016 - 04:33:44
Muqdisho(AFKA)Qarax aad u xoogan ayaa waxaa uu goor dhweyd ka dhacay nawaaxiga isgoyska Black sea oo ka tirsan degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kaasoo sababay khasaare isku jira dhimasho iyo dhawaac

Read More »

Daawo;Heestii Qarniga Iyo In Kabadan Toban Fanaan Oo KU Luuqeynaaya

0 Visits: 1652 | Friday December 23, 2016 - 04:29:12
Heestii Qarniga Iyo In Kabadan Toban Fanaan Oo KU Luuqeynaaya

Read More »

Daawo:Waa Kuma Fanaanka Nimcaan Hilaac Cusub Oo Soo Qaaday Hees Bulshada Soo Jiidatay

0 Visits: 1762 | Friday December 23, 2016 - 04:20:54
Burco(AFKA)Waa Kuma Fanaanka Nimcaan Hilaac Cusub Oo Soo Qaaday Hees Bulshada Soo Jiidatay

Read More »

Daawo:Safiikii Ruushka Ee Lagu Dilay Turkiga oo Aas Qaran Lagu Sameyey Moscow

0 Visits: 824 | Friday December 23, 2016 - 04:17:36
Daawo:Safiikii Ruushka Ee Lagu Dilay Turkiga oo Aas Qaran Lagu Sameyey Moscow

Read More »

Waa Kuma Ciyaariyahanka Iyo Macalinka Ilaa Iyo Haatan Ugu Fiican Horyaalka Ingiriiska? Khabiirada Sky Sports Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday

0 Visits: 1133 | Friday December 23, 2016 - 04:15:07
Inkastoo aysan ka turjumeynin iney durba usii calaama saarteen kuwii ugu fiicnaa xili ciyaareedkaan hadana waxaa jirta in Khabiirada Sky Sports Phil Thompson, Matt Le Tissier iyo Charlie Nicholas ay marti ku noqdeen barnaamij uu garsoore ka yahay soo jeediyaha reer England ee ka tirsan isla Sky Sports…

Read More »

WARBIXIN: Waji Gabixii Mourinho Ee Stamford Brdige, Finalkii Europa Leaque-ga Ee Klopp Uu Seegay Iyo Waqtiyadii Ugu Xumaa Ee Shanta Kooxood Ee Waa Wayn Soo Maray Sanadkan 2016.

0 Visits: 1077 | Friday December 23, 2016 - 04:09:06
Waqti kasta oo ku soo maraaba waxa uu leeyahay waayihiisa wanaaga iyo xumaanta leh, waxaana jiray waqtiyo ayna jamaahiirta kooxaha waa wayn ee Premier leaque-gu ay ku xusuusan doonaan sanadkan dhamaadka ah ee 2016. Wax badan ayaa kubbada cagta ka soo dhacay sanadkan 2016, balse waxaanu qormadan si gaar…

Read More »