Wararka

War Degdeg ah: Doon Ay Saarnaayeen 600 Oo Ruux Oo Ku Qaraqantay Xeebaha Dalka Masar

0 Visits: 764 | Thursday September 22, 2016 - 02:25:28
ugu yaraan 29 ruux ayaa ku geeriyootay inta la xaqiijiyay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha dalka Masar iyadoo la la' yahay inta badan dadkii saarnaa doontan halka tiro dad ah laga soo badbaadiyay.

Read More »

Kooxaha Real Madrid & Villarreal Oo Santiago Bernabeu Dhibcaha Ku Qaybsaday, Sergio Ramos Oo Sameeyay Bandhig Isku Dhaf Ah Iyo Rekoodhkii Zidane Oo Awoodi Waayay In Uu Rekoodh Cusub Ka Dhigo La Ligaha

0 Visits: 691 | Thursday September 22, 2016 - 02:13:24
Kooxaha Real Madrid iyo Villarreal ayaa dhibcaha ku qaybsaday Santiago Bernabue kulan xiiso badnaa oo ay Villarreal gool ku hormartay laakiin inkasta oo ay Madrid goolka barbaraha la timid isla bilawgii qaybtii danbe ayay haddana labada kooxood ku kala baxeen barbaro 1:1 ah.

Read More »

Daawo Sawiro:Maqaayad ku taalla gobolka Minesota ee dalka Maraykanka oo Muslimiinta laga mamnuucay

0 Visits: 793 | Thursday September 22, 2016 - 01:52:20
Maqaayad ku taalla magaalada Londdale oo ku taalla gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa waxaa laga mamnuucay iney soo galaan dadka muslimiinta ah ee halkaas ku dhaqan.

Read More »

Amar Cusub oo ka dhan ah Musharaxiin ku soo fool leh Muqdisho oo ka soo baxay dowlada Somalia

0 Visits: 693 | Thursday September 22, 2016 - 01:45:38
Dowlada Somalia ayaa qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka mamnuucday garoonka dayuuradaha Aadan cadde muddo labo bilood ah oo ku aadan xiliga ay doorashooyinku ka dhacayaan dalka.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Maayir Burco Oo Si Waa Jir U Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Deegaanka Xood Iyo Xayira Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 793 | Thursday September 22, 2016 - 01:20:03
Burco(AFKA)gudooomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aaadan Qabyatire Iyo Wefti Balaadhan Oo Hogaamineyey Oo Ay Ka Ahaayen maayirka Degmada Burco Taliyaha Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Burco

Read More »

Dawlada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Hadal Kaso Yedhay Madaxwaynaha Somaliya.

0 Visits: 713 | Wednesday September 21, 2016 - 21:38:52
Xukuumada Somaliland ayaa si adag u cambaaraysay hadal dhawaan ka soo yeedhay madaxwaynaha Somaliya oo ku saabsanaa maal gashiga dekeda Berbera.

Read More »

Daawo;Shirka Maal Galinta Somaliland Oo Hargaysa Lagusoo Gaba Gabeeyay,

0 Visits: 582 | Wednesday September 21, 2016 - 19:48:20
Hargeysa(AFKA);Shirka Maal Galinta Somaliland Oo Hargaysa Lagusoo Gaba Gabeeyay

Read More »

Daawo;;Gudoomiyaha Satco Group Oo Sheegay Inay u Hogaan Sameen Go'aankii Baco Joojinta,

0 Visits: 579 | Wednesday September 21, 2016 - 19:43:34
Hargaysa(AFKA);Gudoomiyaha Satco Group Oo Sheegay Inay u Hogaan Sameen Go'aankii Baco Joojinta,

Read More »

Top-News: Xukuumadda Somaliland Oo Go'aamo Lama Tabtaana Ka Soo Saartay Colaadii Ka Jirtay Degmada Ceel-afweyn.

0 Visits: 484 | Wednesday September 21, 2016 - 19:05:03
Ceel Afwayn(afka): Xukuumadda Somaliland Oo Go'aamo Lama Tabtaana Ka Soo Saartay Colaadii Ka Jirtay Degmada Ceel-afweyn.

Read More »

Daawo;Dadweynaha Ku Dhaqan Degmada ABdaal Ayaa Si Balaadhan U Taageereen Go,aanka Madaxweynaha Somaliland.

0 Visits: 617 | Wednesday September 21, 2016 - 18:32:02
BerBera(AFKA); Dadweynaha Ku Dhaqan Degmada ABdaal Ayaa Si Balaadhan U Taageereen Go,aanka Madaxweynaha Somaliland.

Read More »

Daawo;Maayarka Boorama Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Haweenay Danyar ah Oo Saddex Caruur Ah Ku Umushay Cisbitaalka Boorama.

0 Visits: 615 | Wednesday September 21, 2016 - 18:14:53
Hargeysa(AFKA);Maayarka Boorama Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Haweenay Danyar ah Oo Saddex Caruur Ah Ku Umushay Cisbitaalka Boorama.

Read More »

Daawo;Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Maan u Dhagax dhigay Ururka Dhalinyarada SOYKA Xarun Cusub.

0 Visits: 545 | Wednesday September 21, 2016 - 17:11:37
BerBera(AFKA);Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Maan u Dhagax dhigay Ururka Dhalinyarada SOYKA Xarun Cusub.

Read More »

Daawo;Xildhibaan Xasan Shahal Oo Balan Qaaday Wadooyin Cusub Kana Hadlay Gaadiidka Tukhaanka.

0 Visits: 572 | Wednesday September 21, 2016 - 17:02:36
Hargeysa(AFKA);Xildhibaan Xasan Shahal Oo Balan Qaaday Wadooyin Cusub Kana Hadlay Gaadiidka Tukhaanka.

Read More »

Daawo;Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iska Difaacay Eedaha Loogu Jeedinayo Inuu Bada Ka Iibiyey Kenya.

0 Visits: 553 | Wednesday September 21, 2016 - 16:52:07
Muqdisho(AFKA);Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Iska Difaacay Eedaha Loogu Jeedinayo Inuu Bada Ka Iibiyey Kenya.

Read More »

Daawo: Wasiirka Wershadaha Somaliland Ayaa Kormeer Ku Soo Indha Indheeyay Wershadaha Bacaha Sameeya Ee Hargeysa.

0 Visits: 536 | Wednesday September 21, 2016 - 16:46:21
Hargeysa(AFKA); Wasiirka Wershadaha Somaliland Ayaa Kormeer Ku Soo Indha Indheeyay Wershadaha Bacaha Sameeya Ee Hargeysa.

Read More »

Dibadbax looga Horjeedo sheegashada Kenya ee Badda Somalia oo ka dhacay Muqdisho +Sawiro

0 Visits: 830 | Wednesday September 21, 2016 - 16:23:21
Muqdisho(AFKA);Dibadbax ballaaran oo looga horjeedo sheegashada dowladda Kenya ay sheeganayso qayb ka mid ah badweynta Somalia, laguna taageerayay dadaallada Dowladda Federaalka Somalia ee ku wajahan dacwadda badda ee ka socota Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Netherland ayaa ka dhacay maanta Muqdisho.

Read More »

War Deg Ah Daawo: Madaxweynaha Somalia Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Heshiiskii DP Word Ee Dekedda Berbera.

0 Visits: 1623 | Wednesday September 21, 2016 - 15:57:47
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay heshiiskii u dhexeeyay xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World ee dekedda berbera

Read More »

Daawo:Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Oo Munasibad Balaadhan Ku Qaabilay Masuliyin Iyo Tagerayal Wadani Kabaxay

0 Visits: 419 | Wednesday September 21, 2016 - 14:09:47
Hargeysa(AFKA)Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Oo Munasibad Balaadhan Ku Qaabilay Masuliyin Iyo Tagerayal Wadani Kabaxay

Read More »

Danjire Cawil Oo Mucaaradka Ugu Baaqay Inay Aqbalaan Go'aanka Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 995 | Wednesday September 21, 2016 - 11:48:20
Hargeysa(AFKA)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa Madaxweyne mucaaradka ugu baaqay inay aqbalaan go'aanka uu Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday labada doorasho, maadaama oo buu yidhi ay hore u balan qaadeen inay aqbali doonaan go'aanka uu soo saari doono Madaxweynuhu.

Read More »

Cabsi lasoo daristay Soomaalida Minnesota kadib dhacdadii ninka Soomaaliga ah dadka ku tooriyeeyay

0 Visits: 756 | Wednesday September 21, 2016 - 11:45:41
Minneapolis (AFKA)- Cabsi xoggan ayaa Soomaalida gobolka Minnesota Mareykanka lasoo daristay kadib dhacdadii maalin dhaweyd nin Soomaali ah uu ku tooriyeeyay dad meel ka dukaamaysanaayay magaalada St. Cloud.

Read More »