0 Visits: 715 |
Sunday September 18, 2016 - 17:06:21
Kulan saaka ay wada-yeesheen madaxda,hoggaanka iyo guddida fulinta Xisbiga WADDANI, ayaa waxa laga soo saaray War-Murtiyeed ku saabsan Mawqifka Xisbiga WADDANI ee dib-u-dhaca Doorashada Wakiilada Somaliland, waxaana sidoo kale si aada looggu taageeray go'aankii aybeesha caalamku ka soo saartay Muddo…
0 Visits: 693 |
Sunday September 18, 2016 - 14:56:52
War Deg Dega Ah Siyaasi Cismaan Hindi Oo Ku Geeriyooday Wadanka Uk
Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Allah How Naxariisto Cismaan Cabdulaahi Cigaal(Cismaan Hindi) Oo London, Ku Geeriyooday.
0 Visits: 903 |
Sunday September 18, 2016 - 13:21:44
Nin Midi ku hubeesnaa kuna dhawaaqayay Kalmada Allahu Akbar ayaa weerar ka geestay xarun ganacsi oo kutaala magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .