Wararka

Daawo:Nin Middi ku hubeesan oo Weerar ka geestay Xarun Ganacsi oo kutaala Minnesota +Sawiro

0 Visits: 907 | Sunday September 18, 2016 - 13:21:44
Nin Midi ku hubeesnaa kuna dhawaaqayay Kalmada Allahu Akbar ayaa weerar ka geestay xarun ganacsi oo kutaala magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka .

Read More »

Maraykanka Oo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Usoo Diraya Wafdi Culus Oo Ka Dalbanaya Inuu Ka Noqdo Go'aankii Uu Ku Kala Qaaday Doorashooyinka.

0 Visits: 800 | Sunday September 18, 2016 - 13:15:53
Hargeysa(AFKA)-Dawladda Maraykanka ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo dirtay wefti culus oo diblomaasiyiin ah oo culays ku saara inuu ka noqdo go'aanka uu ku kala qaadayo labada doorasho islamarkaana uu dib ugu dhigayo doorashada golaha wakiilada. Weftigan ayaa ah weftigii ugu cuslaa ee dawladda Maraykanka…

Read More »

War Deg Deg Ah:Dhageysiga Dacwadii U Dhaxay Dhinacyada Xisbiga Ucid Oo Hada Ka Furantay Maxkamada Sarre

0 Visits: 817 | Sunday September 18, 2016 - 13:14:20
Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa saaka bilawday dhagaysashada dacwadii udhaxaysay labada garab ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid.

Read More »

"Nimankii Dhaartay Ee Yidhi Doorashada Waanu Qabanaynaa Maantana Tanbay Keeneen, Yaa Damaanad Qaadaya Doorasha Madaxtooyada" ... C/qaadir Jirde.

0 Visits: 655 | Sunday September 18, 2016 - 13:11:58
Hargeysa(AFKA)Fadhigii shalay ee Golaha Wakiilada oo shir gudoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa ka dhashay buuq iyo sawaxan keenay in Xildhibaanada qaar is af dhaafan oo gacanta iskula tagi gaadhan,waxaana murankan keenay wareegtadii uu

Read More »

Dhageyso-Radio Afkashacabka Warkii Caawa Oo Magaalada Borame Idinka Imanayaa Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Xafsa Siciiid

0 Visits: 1186 | Saturday September 17, 2016 - 22:26:23
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Borame Ee Xarunta Gobolka Awdal Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Xafsa Siciid

Read More »

Daawo:Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Koob Dhex Dhigay Kooxaha Sos Center Iyo Koox Ku Ciyaaraysa Degmada Qoryaale,

0 Visits: 422 | Saturday September 17, 2016 - 20:29:13
Burco(AFKA):Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Koob Dhex Dhigay Kooxaha Sos Center Iyo Koox Ku Ciyaaraysa Degmada Qoryaale,

Read More »

Daawo;Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismeyaasha Laba Dugsi Oo Boodhin Ah Oo Ku Yala Degmoyinka Gobalka Saaxil,

0 Visits: 602 | Saturday September 17, 2016 - 19:09:11
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismeyaasha Laba Dugsi Oo Boodhin Ah Oo Ku Yala Degmoyinka Gobalka Saaxil,

Read More »

Daawo;Dawlada Hoose Ee Gaalkacayo Oo Ka Digtay Goobaha Sharci Darada Ah Ee Lagu Ganacsado,

0 Visits: 456 | Saturday September 17, 2016 - 18:54:03
Dawlada Hoose Ee Gaalkacayo Oo Ka Digtay Goobaha Sharci Darada Ah Ee Lagu Ganacsado,

Read More »

Maxkamad Ciidan oo Baydhabo ku xukuntay Rag la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Daacish,

0 Visits: 442 | Saturday September 17, 2016 - 18:36:35
Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Gobolka Bay ayaa maanta oo xukun ku ridday Afar ruux oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka ISIS ama Daacish.

Read More »

Daawo;Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Qala Qaadista Doorashooyinka Somaliland.

0 Visits: 509 | Saturday September 17, 2016 - 18:09:39
Beesha Caalamka Oo Walaac Ka Muujisay Qala Qaadista Doorashooyinka Somaliland,

Read More »

Daawo;;Xildhibaan Cabdiraxman yuusuf cartan oo si adag u dhaleeceyey Beesha Caalamka,

0 Visits: 738 | Saturday September 17, 2016 - 18:00:04
hargeysa(AFKA);Xildhibaan Cabdiraxman yuusuf cartan oo si adag u dhaleeceyey Beesha Caalamka

Read More »

Daawo; Xaflad Lagu Xusayay Aasaaskii Dugsiga Geb Secondary Ee Magalada Boorama,

0 Visits: 396 | Saturday September 17, 2016 - 17:28:31
Boorame(Afka);Xaflad Lagu Xusayay Aasaaskii Dugsiga Geb Secondary Ee Magalada Boorama

Read More »

Daawo:Gduuomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Xaalada Kala Qaadiska Doorashooyinka Somaliland Muxuuse Ka Yidhi Deeq Bixiyaasha

0 Visits: 370 | Saturday September 17, 2016 - 17:02:52
Gduuomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Xaalada Kala Qaadiska Doorashooyinka Somaliland Muxuuse Ka Yidhi Deeq Bixiyaasha

Read More »

Daawo Wiil Danyar Ah Oo Gabadh Jeclaaday Oo Duruufuhu Ku Qasbeen Inuu Kalidiisa iibiyo Si Uu Gabadhaasi Uhanto ?

0 Visits: 846 | Saturday September 17, 2016 - 16:53:35
Gabadha ayaa mudo kadib Wiilkii Culays ku saartay sidii uu Xaaskiisa uga dhigan lahaa oo u Meher san lahaa, waxayna taasi keentay in Wiilka oo Qoyskoodu ay Sabool ahaayeen, uu Jacaylkiisa Dartiis u iibiyo Kelidiisa, Isagoona aan cidna u sheegin, Intaasi kadibna dalka kusoo noqday oo guursaday Gabadhii.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sool oo Kormeer ku Soo Maray Mashaariic Xukuumadu ka Wado Laascaanood

0 Visits: 318 | Saturday September 17, 2016 - 16:51:06
Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sool oo Kormeer ku Soo Maray Mashaariic Xukuumadu ka Wado Laascaanood

Read More »

Deg Deg Daawo;Shil Baabur Oo Ka Dhacay Deganka Aw-Barkhadle iyo Waftigii Cirro Iyo Madaxwayne Siilanyo Oo Ku Kulmay Goobtas,

0 Visits: 1392 | Saturday September 17, 2016 - 16:48:48
Waxa maanta jidka wayn ee isku xidha magaalooyinka hargeysa iyo berbera ka dhacay shil baabuur oo aad u naxdin badan isla markaana sababay khasaare dhaawac.

Read More »

Daawo:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Hotel Cusub Oo Laga Hirgaliey Magaalada Gabiley

0 Visits: 579 | Saturday September 17, 2016 - 16:32:12
Gabiley(AFKA)Munaasibad aad U Balaadhan Oo Loogu wanqalayo Hotelka Cusub Ee Boqor ayaa waxa ka soo qayglay madaxda heer gobol iyo heer degmo,saladiin,aqoonyahan culumoawdiin,Ganacsato,Maamulalaha Shirkada Telesom Ee Gabiley Maxamed Xaashi.

Read More »

Donald Trump oo mar kale ka dhawaajiyay Hadal cadho badan ay ka dhalatay

0 Visits: 616 | Saturday September 17, 2016 - 16:32:09
Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga u matalaya Doorashada Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ka dhawaajiyay hadalo caro badan dhaliyay si weyna ay u dhaleeceeyeen taageerayaasha Musharaxa Xisbiga Dimuquradaiga Hillary Clinton.

Read More »

Daawo:Suxufi Sakaaro Oo Jawaab Adag Ugu Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Soamliland Muxuuse Ku Yidhi?

0 Visits: 3979 | Saturday September 17, 2016 - 15:39:30
Suxufi Sakaaro Oo Jawaab Adag Ugu Jawaabay Wasiirka Madaxtooyada Soamliland Muxuuse Ku Yidhi?

Read More »

War Deg Deg Ah:Maayira Magaalada Burco Hada Ka Baxay Magaalada Burco Xagee Buu Uga Baxay Iyo Xaalada Gobolka Togdheer Oo Kacsan

0 Visits: 1272 | Saturday September 17, 2016 - 15:32:36
Burco(AFKA)Maayir Magaalda Burco Maxamed Muraad ayaa Goor Dhaweed Ka Baxay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka togdheer

Read More »