Wararka

Daawo:Wafdi Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Kormeeray Deegaanadi Colaadu Ka Dhacday Ee Degmaday Ceelafwayn

0 Visits: 602 | Thursday September 15, 2016 - 17:52:12
Daawo:Wafdi Ka Socday Xukuumada Somaliland Oo Kormeeray Deegaanadi Colaadu Ka Dhacday Ee Degmaday Ceelafwayn

Read More »

Daawo;Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Soo Soodhaweeyay Wefti Uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska

0 Visits: 583 | Thursday September 15, 2016 - 16:30:11
Hargeysa(AFKA);Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Soo Soodhaweeyay Wefti Uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Dibada Ingiriiska

Read More »

Daawo; Musharaxii Ugu Horeeyay Ee Xisbiga Wadani Katirsan Oo Munaasibad Boqran Kashaciyay Hankisa,

0 Visits: 718 | Thursday September 15, 2016 - 16:00:35
Hargeysa(afka); Musharaxii Ugu Horeeyay Ee Xisbiga Wadani Katirsan Oo Munaasibad Boqran Kashaciyay Hankisa

Read More »

Real Madrid Oo Guul Soo Laabasho Xili Danbe Ah Bernabeu Kaga Gaadhay Kooxda Sporting Lisbon, Ronaldo & Morata Oo Daqiiqado Kooban Los Blancos Guuldaro Ka Badbaadiyay

0 Visits: 1308 | Thursday September 15, 2016 - 11:22:57
Kooxda koobka Champions Leaque-ga difaacanaysa ee Real Madrid ayaa daqiiqadiihii ugu danbeeyay ee kulankii Santiago Bernabeu guul soo laabasho ah ka gaadhay kooxda Sporting Lisbon oo daqiiqado ka hor dhamaadkii kulankan u muuqatay in ay guul taariihi ah ka gaadhayso Real Madrid.

Read More »

"Europa League Waxa Uu Dhaawacayaa Hamiga Man United Ee Koobka Premier League"Jose Mourinho

0 Visits: 638 | Thursday September 15, 2016 - 11:19:28
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in ka qeyb qaadashadooda koobka Europa League inay waxyeeleyn doonto hamigooda koobka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu mamnuucayo in gawaari fara badan lagu galbiyo aroosyada ka dhacaya magaalada Kismaayo.

0 Visits: 775 | Thursday September 15, 2016 - 11:19:10
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu mamnuucayo in gawaari fara badan lagu galbiyo aroosyada ka dhacaya magaalada Kismaayo.

Read More »

Shir Guddiga Doorashada Soomaaliya uu ku Qabtay Nairobi

0 Visits: 482 | Thursday September 15, 2016 - 11:14:49
Waxaa sidoo kale uu falanqeeyay jadwalka iyo wixii cabashooyin ah sida loo xallin doono, waa hadii ay dhacaan wax arinkaa kusaabsan.

Read More »

Ciidanka Itoobiya ee ka tirsan AMISOM oo ka baxay Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

0 Visits: 540 | Thursday September 15, 2016 - 11:09:50
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saakay halkaa isaga bexeen ciidammada dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM.

Read More »

Dhegeyso-Radio Afkashacabka Warkii Caawa Oo Idinka Magaalda Burco Iyo Wariye Muna Cabdi

0 Visits: 755 | Wednesday September 14, 2016 - 19:28:09
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda BurcoEe Xarunta Gobolka Togdheer Waxaana Soo Jeedineysa Muna Cabdi

Read More »

Daawo:Jaamacada Nugaaal Ee Magaalada Laascanood Oo Xaflad U Qabatay Arday Ka Qalin Jabisay

0 Visits: 670 | Wednesday September 14, 2016 - 18:29:08
Laascaanod(afka):Jaamacada Nugaaal Ee Magaalada Laascanood Oo Xaflad U Qabatay Arday Ka Qalin Jabisay

Read More »

Daawo;Somaliya Iyo Norway Oo Isla Qaatay Hir Galinta Barnaamij Hormarineed

0 Visits: 510 | Wednesday September 14, 2016 - 18:26:19
Somaliya Iyo Norway Oo Isla Qaatay Hir Galinta Barnaamij Hormarineed

Read More »

Daawo;Booliiska Dekeda Boosaaso Oo Qabtay Oo Qabtay Hub Si Qarsoodi Ah Loosoo Dajiyay

0 Visits: 634 | Wednesday September 14, 2016 - 18:22:45
Booliiska Dekeda Boosaaso Oo Qabtay Oo Qabtay Hub Si Qarsoodi Ah Loosoo Dajiyay

Read More »

Daawo;Kulan Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Degmada Galinsoor Iyo Ku Xigeenkiisam,

0 Visits: 646 | Wednesday September 14, 2016 - 18:17:49
Kulan Lagu Dooranayay Gudoomiyaha Degmada Galinsoor Iyo Ku Xigeenkiisa

Read More »

Ururka Saxafiyiinta Somaliland Oo Ka Soo Hor Jestay In Ay BurBuriso Xeerka Saxaafada,

0 Visits: 854 | Wednesday September 14, 2016 - 17:17:43
Hargeysa(AFKA);Ururka saxaafadda ee SOLJA ayaa ka jawaabay hadalo hanjabaad iyo digniin isugu jira oo ay wasiiro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo warbaahinta madaxbanaan u direen.

Read More »

Daawo:Taliyaha Booliiska G Sanaag Oo Faahfaahiyay Hawlgalo Ay Kusoo Qabqabteen Gadaiidka Bajaajta

0 Visits: 596 | Wednesday September 14, 2016 - 16:36:05
Ceerigaabo(AFKA)Taliyaha Booliiska G Sanaag Oo Faahfaahiyay Hawlgalo Ay Kusoo Qabqabteen Gadaiidka Bajaajta

Read More »

Daawo:"Ardayda Iskuulada ka Soo Baxayso Tabar Madaxweyne Oo Aynu Tabar U Sameeno Oo u Diyaar Garowno Dagaal Gacanana Ictiraaf "Baashe Maxamed Faarax

0 Visits: 673 | Wednesday September 14, 2016 - 16:16:37
"Ardayda Iskuulada ka Soo Baxayso Tabar Madaxweyne Oo Aynu Tabar U Sameeno Oo u Diyaar Garowno Dagaal Gacanana Ictiraaf "Baashe Maxamed Faarax

Read More »

Daawo:"Waxan u sheegayaa Madaxda Soomaaliya in aanay dantooda ahayn iney Soo Adeegsadaan Wadamo shisheeyey "Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 541 | Wednesday September 14, 2016 - 16:09:22
Daawo:"Waxan u sheegayaa Madaxda Soomaaliya in aanay dantooda ahayn iney Soo Adeegsadaan Wadamo shisheeyey "Faysal Cali Waraabe

Read More »

Daawo:"Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh"Wasiirka arimaha Dibada

0 Visits: 478 | Wednesday September 14, 2016 - 16:06:24
Somaliland waa waddan Xor ah oo Taariikh u gaara leh oo dhaqankiisa leh oo Dawladnimadiisa leh

Read More »

Kumoshinka Qaranka Oo Waxba Kama Jiran Ku Tilmaamay Guddi Ay Magacowday Dallada Sonsaf,

0 Visits: 683 | Wednesday September 14, 2016 - 16:03:19
Hargeysa(AFKA);Guddida doorashooyinka qaranka somaliland ayaa ka hor yimid guddi ay magacawday dallada ururada aan dawliga ahayn ee Sonsaf.

Read More »

Daawo"Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay"Adna Aadan

0 Visits: 697 | Wednesday September 14, 2016 - 15:58:32
Dalalka IGAD waxan xasuusin lahaa, IGAD oon jirin ayey Somaliland Jirtay, Soomaaliya Oo Aan Jiin Bay Somaliladn Jirtay

Read More »