Wararka

Dhageyso-Radio Afkahsacabka Warkii Caawa Oo Idinka Imanaaya Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Iyo Suxufi Ayaanle Xasan

0 Visits: 666 | Sunday September 11, 2016 - 22:21:44
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda BurcoEe Xarunta Gobolka Togdheer Waxaana Soo Jeedineysa Wariye Ayaanle Xasan

Read More »

Hay'adda Nabad-sugidda Somalia oo soo saartay Amarro lagu xoojinayo Ammaanka Muqdisho

0 Visits: 771 | Sunday September 11, 2016 - 21:57:27
Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Somalia, ayaa soo saartay maanta amarro lagu xoojinayo Amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasoo ay ku sheegtay inaan lagu arki karin laga billaabo Maanta oo Axad ah - Askari hubeysan oo aan ka mid ahayn Laamaha ammaanka caasimadda loo xil-saaray.

Read More »

Daawo;Xarun Casri Ah Oo Caruurta Lagu Maaweeliyo Oo Burco Laga Furay

0 Visits: 670 | Sunday September 11, 2016 - 21:04:07
Burco(AFKA);Xarun Casri Ah Oo Caruurta Lagu Maaweeliyo Oo Burco Laga Furay,

Read More »

Daawo:Xubo Kamida Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Iska Casiley Xisbiga Wadan Maxayse Ku Tilmaameen ?

0 Visits: 707 | Sunday September 11, 2016 - 21:02:59
Burco(AFKA)Xoghayihii Fulinta Xibiga Wadani Ee Gobolka Togdheer iyo Xubo Culus oo Miisaan Kulahaa Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Hada Ku Dhawaaqay Iney Iska Casileen Xisbigaas

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Hambalyo uu Diray Shacab Weynaha Reer Somaliland Maalinta Ciidal Adxaha

0 Visits: 695 | Sunday September 11, 2016 - 20:57:18
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamka Hambalyo u diray munaasibada Ciidal Adxa awgeed, waxaanu Madaxweynuhu yidhi"Milgo iyo Maamuus weyn ayey ii tahay in aan

Read More »

War Deg Deg Ah:Xubo Uu Hogaaminayo Xoghayihii Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Oo Iscasiley maxaase Sababay?

0 Visits: 980 | Sunday September 11, 2016 - 20:13:06
Xoghayihii Fulinta Xibiga Wadani Ee Gobolka Togdheer iyo Xubo Culus oo Miisaan Kulahaa Xisbiga Wadani Ee Gobolka Togdheer Ayaa Hada Ku Dhawaaqay Iney Iska Casileen Xisbigaas

Read More »

Daawo:Madax Sayniska Iyo Tignoolajiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Ayaa Qalab Ugu Deeqay Ururka Sado Ee Dhisan Magaalda Burco

0 Visits: 786 | Sunday September 11, 2016 - 17:19:57
braahin Daahir Dubad Oo Ah Madax Siyaasada Iyo Tignoolojiga Ee Xisbiga Mucaraada Ah Ee Wadani Iyo Masuuliyiin Wehelinaay Ayaa Rasmi Ah Qabal Xafiik Ugu Deeqey Ururka Dhalinyarada Ee LAGU Magacaaba Sado Oo Ka Dhisan Magaalada Burco .

Read More »

Daawo Magaalada burco oo si weyn Looga dareemayo Munaasibada Ciida

0 Visits: 460 | Sunday September 11, 2016 - 17:06:04
Daawo Magaalada burco oo si weyn Looga dareemayo Munaasibada Ciida

Read More »

Daawo;Somaliland Oo Sheegtay Inaysan Xidhiidh La Lahayn Joojinta Somaliya Qaadka Uga Yimaada Kenya

0 Visits: 761 | Sunday September 11, 2016 - 16:28:26
Hargeysa(AFKA);Somaliland Oo Sheegtay Inaysan Xidhiidh La Lahayn Joojinta Somaliya Qaadka Uga Yimaada Kenya

Read More »

Daawo;Ku Dhowaad Sadex Milyan Oo Xujaya Ah Ayaa Taagan Buurta Carafa,

0 Visits: 642 | Sunday September 11, 2016 - 16:14:22
Makah(AFKA);Ku Dhowaad Sadex Milyan Oo Xujaya Ah Ayaa Taagan Buurta Carafa

Read More »

Daawo;Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanbalyey Ciidanka Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed Ee Malinta Beriya,

0 Visits: 523 | Sunday September 11, 2016 - 16:01:15
Hargeysa(AFKA);Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Hanbalyey Ciidanka Munaasibada Ciidul Adxa Awgeed Ee Malinta Beriya

Read More »

Daawo;Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Ka hadlay kala Qaadista Doorashooyinka Wakiilada iyo Madaxtooyadda.

0 Visits: 559 | Sunday September 11, 2016 - 15:15:17
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Ka hadlay kala Qaadista Doorashooyinka Wakiilada iyo Madaxtooyadda.

Read More »

Daawo:Cabdi Xakiin Axmed Koor Oo Kamida Masuuliyiinta Xisbiga Kulimiye Ee Gobolka Togdheer Oo Gudoomiye Xigeen Xisbiga Ucid Ku Soo Dhaweyey Xisbiga Kulmiye Muuxe Ku Tilmamay ?

0 Visits: 951 | Sunday September 11, 2016 - 13:46:38
Burco(AFKA)Cabdi Xakiin Axmed Koor Oo Kamida Masuuliyiinta Xisbiga Kulimiye Ee Gobolka Togdheer Oo Gudoomiye Xigeen Xisbiga Ucid Ku Soo Dhaweyey Xisbiga Kulmiye Muuxe Ku Tilmamay ?

Read More »

Daawo:Barnaamij Qurux Badan Oo Laga Diyaariyey Furitaankii Wasaarda Macdanta Iyo Tamarta Ee Dhismeehada FuliSeY Shirkada NAJAX

0 Visits: 397 | Sunday September 11, 2016 - 13:08:01
Daawo:Barnaamij Qurux Badan Oo Laga Diyaariyey Furitaankii Wasaarda Macdanta Iyo Tamarta Ee Dhismeehada Fuliye Shirkada NAJAX

Read More »

Daawo:Hooyo Sheegtay In Xisbiga Waddani Ardayii iskuulada U Dirtay Taageerayaal Ka Dhigtay Digniin Culus U Dirtay Hoogaanka Xisbigaas

0 Visits: 888 | Sunday September 11, 2016 - 11:24:39
Burco(AFKA)Hooyo Sheegtay In Xisbiga Waddani Ardayii iskuulada U Dirtay Taageerayaal Ka Dhigaty Digniin Culus U Dirtay Hoogaan Xisbigaas

Read More »

Kooxda Heerka Labaad Ka Soo Dalacday Ee Alaves Oo Barcelona Ku Garaacday Camp Nou, Isbadalkii Shaxdii Luis Enrique Oo Ceeb U Soo Jiiday Barcelona

0 Visits: 974 | Sunday September 11, 2016 - 10:31:16
Kooxda heerka labaad ka soo baxday ee Alaves ayaa ka yaabsatay kooxda koobka horyaalka La Ligaha difaacanaysa ee Barcelona, waxayna Alaves 2:1 ku garaacday Barcelona oo Camp Nou marti loogu ahaa. laba gool oo ka kala yimidDeyverson iyo Ibai Gomez a

Read More »

Liverpool Oo Anfield Ku Dubatay Kooxda Koobka Premier Leaque-ga Difaacanaysa Ee Leicester City, Iyo Reds Oo Guusheedii Ugu Horaysay Ee Xili Ciyaareedkan Ku Gaadhay Gurigeeda

0 Visits: 666 | Sunday September 11, 2016 - 10:16:45
Liverpool ayaa guusheedii ugu horaysay ee xili ciyaareedkan ku gaadhay garoonkeeda Anfield oo markii ugu horaysay ka soo muuqatay xili ciyaareedka cusub ee 2016/17, waxayana Reds guushan ka gaadhay kooxda koobka Premier leaque-ga difaacanaysa ee Leicester City.

Read More »

Warbixin: Man City Oo Muujisay Inaysan Aguero Kaliya Ku Tiirsaneyn, Mourinho Oo Ku Fashilmay Soo Xulashada Shaxdiisa Iyo Shan Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Maanta Ay Man City Garaacday Man United.

0 Visits: 509 | Sunday September 11, 2016 - 10:07:31
Kulankii ugu horeysay ee Manchester Derby ayaa la ciyaaray, waxaana ka soo baxay kulan xiiso leh iyadoo Manchester City ay 2-1 ku garaacday deriskooda Man United oo marti loogu ahaa garoonka Old Trafford, Jose Mourinho

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Ciidamo Cusub U Soo Direyso Soomaaliya.

0 Visits: 533 | Sunday September 11, 2016 - 09:49:26
Dowladda Britain, ayaa sheegtay ciidamo ka socda dalkeeda inay u soo direyso gudaha dalka Somaliya, xilli kol hore ay balan qaaday arintaasi.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay+SAWIRRO

0 Visits: 966 | Sunday September 11, 2016 - 09:39:01
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mud. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,

Read More »