Wararka

Daawo:Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Ceelka Deegaanka Ganbadha

0 Visits: 603 | Saturday August 27, 2016 - 18:36:37
Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Ceelka Deegaanka Ganbadha

Read More »

Degmada Cusub Ee Gunburaha Oo Munaasibadeedii Kulmisey Xibigyada Qaranka Wasiiro Iyo Masuuliyiin Tiro+Sawiro

0 Visits: 1063 | Saturday August 27, 2016 - 17:18:17
Degmada Gunburaha oo ka mid aheyd degmooyin uu dhawaan madaxweyne Siilanyo uu magacaabay oo ku taala jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa Iyo Caasimad Gobalka Hawd ee Baligubadle ayaa waxaa maanta loo qabey xaflad loogu wanqalaayo degmadaasi cusub .

Read More »

Daawo;Haayada Tisqa+Oo soo xidhay kulan ka Xalinta khilaafaadka kaas oo ka socday Laascaanood

0 Visits: 606 | Saturday August 27, 2016 - 16:54:38
Laascanood(AFKA)Haayada Tisqa+Oo soo xidhay kulan ka Xalinta khilaafaadka kaas oo ka socday Laascaanood

Read More »

Daawo:xoghayaha Arimaha Bushada Wadani Soo Afmeerka Kormeerkii Gobaha Diiwan Galinta Saraar

0 Visits: 615 | Saturday August 27, 2016 - 16:34:00
xoghayaha arimaha bushada wadani soo afmeerka kormeerkii Gobaha diwan galinta saraar

Read More »

Daawo;Ramaax Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Magcaabista Madaxwaynuhu Dhawan U magacaby Ee Badhasaabka Gobolka Sool.

0 Visits: 713 | Saturday August 27, 2016 - 16:31:29
Hargeysa(AFKA)Ramaax Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Magcaabista Madaxwaynuhu Dhawan U magacaby Ee Badhasaabka Gobolka Sool.

Read More »

Daawo;Maayirka Magaalada BerBera Oo Shacbigiisa Ugu Baaqay Inay Iska Soo Bixiyan Casuurta Sanadleyda Ah.

0 Visits: 592 | Saturday August 27, 2016 - 16:23:30
BerBera(AFKA)Maayirka Magaalada BerBera Oo Shacbigiisa Ugu Baaqay Inay Iska Soo Bixiyan Casuurta Sanadleyda Ah.

Read More »

Daawo;Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Muwaadin Siciid Maxamuud Gahayr

0 Visits: 863 | Saturday August 27, 2016 - 16:11:44
Hargaysa(AFKA)Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Xadhiga Muwaadin Siciid Maxamuud Gahayr

Read More »

Daawo Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Sheegtay In Diiwaangalinta Laga Qabanayo Lix Goobood Oo Lagu Muran San Yahay Cida Ka Hor Timaadana Gacan Bir Ah Lagu Qabanayo

0 Visits: 637 | Saturday August 27, 2016 - 15:47:55
Hargeysa(AFKA)Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Sheegtay In Diiwaangalinta Laga Qabanayo Lix Goobood Oo Lagu Muran San Yahay Cida Ka Hor Timaadana Gacan Bir Ah Lagu Qabanayo

Read More »

Daawo Wasaaradda Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Xasan Sheekh Ee Ahaa In Cali Samatar Aanu Cidna Waxba U Gaysan

0 Visits: 876 | Saturday August 27, 2016 - 15:33:18
Hargeys(AFKA) Wasaaradda Arimaha Dibada Somaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Xasan Sheekh Ee Ahaa In Cali Samatar Aanu Cidna Waxba U Gaysan

Read More »

Daawo:-Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Xafiiska Gobolka GAbiley

0 Visits: 632 | Saturday August 27, 2016 - 15:29:00
Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi Deeqsame Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Xafiiska Gobolka GAbiley

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Xaysiimo oo Soo Kormeeray Goobaha Diiwangelinta Gobolka Xaysiimo

0 Visits: 705 | Saturday August 27, 2016 - 15:17:18
Gudoomiyaha Gobolka Xaysiimo oo Soo Kormeeray Goobaha Diiwangelinta Gobolka Xaysiimo

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Shahaadada PhD lagu guddoonsiiyey Aqalka midawga Africa ee Magaalada Adis-ababa

0 Visits: 799 | Saturday August 27, 2016 - 15:11:01
Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Ahna Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Somaliland Ayaa Maanta Safar Kedisa Ugu Anba Baxay Dalka Itobiya.Gudoomiye

Read More »

Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Magaalada Ceerigaabo Kaga Qayb Galay Xaflad Lagu Furaayay Maamulka Cusbitaalka Weyn Ee Ceerigaabo

0 Visits: 578 | Saturday August 27, 2016 - 14:51:55
Ceerigaabo(AFKA)Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Magaalada Ceerigaabo Kaga Qayb Galay Xaflad Lagu Furaayay Maamulka Cusbitaalka Weyn Ee Ceerigaabo

Read More »

"Ma Gara Naayo Gudoomiye Gobolka OO Soo Maray Oo Xidhiidh la Lahaa Intaa Leeg, Inta Maanta Qabo La Leeyahaya Wax Barashada" Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Burco

0 Visits: 2366 | Saturday August 27, 2016 - 10:33:09
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Jaamacada Golis Ee Farceedda Magaalada Burco Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ku Bogaadiyey Sida Wanaagsan Ee Xidhiidhka Dhow Ula Leehay Bahda Waxbarashada Gobolka Islmarkaas

Read More »

Daawo Sawirada:Daacish Oo Soo Bandhigtay Muuqaal dad badan Argagax Ku Abuuray

0 Visits: 967 | Saturday August 27, 2016 - 10:26:10
Kooxda Daacish ee ku xoogan qeybo kamid ah Dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa soo bandhigtay muuqaal dad badan ka argaxeen , kadib markii ay Baahiyeen caruur aad u yar yar oo madaxa ka tooganaya Maxaabiis Kurdiyiin ah.

Read More »

Burburka Jidadka Magaaladda Hargeysa Oo Sii Kordhaya Iyo Habacsanaanta Ka Muuqata Hay'addihii Dayactirkooda Qaranka U Qaabilsanaa

0 Visits: 661 | Saturday August 27, 2016 - 10:23:42
Jidadka halbawlaha ah ee aadka loo isticmaalo ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa maalinba maalinta ka dambaysa Waajahaya Burbur Balaadhan,waxaana gabi ahaanba fadhiid noqday oo laga dayrinayaa Hay'addihii dayactiri lahaa ee shaqadaasi qaranka u hayay.

Read More »

Xog Culus:Akhri Magacyada Wasiirada Aanay Marna Taaban Seefta Isku Shaandheynta Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 919 | Saturday August 27, 2016 - 10:12:19
Hargeysa(AFKA)Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu golihiisii wasiirada ugu horeysay ee xukuumadiisa uu magcaabey 07.28.2010 isla markaana waxaa ay xukuumadaasi ka koobneyd 20 Wasiir iyo 6 Wasiir ku xigeen.

Read More »

Qaxoonti Badan Oo Ka Soo Qul-Qulaya Dalka Itoobiya Oo Ka Soo Talaabaya Xuduuda, Somaliland, Qaylo Dhaanta Shacabka Iyo Mooganaanta Xukuumadda

0 Visits: 980 | Saturday August 27, 2016 - 10:06:21
Hargeysa(AFKA)Qaxootigii ugu tirada badnaa ee ka soo yaacaya dagaaladda Dalka Itoobiya gudihiisa ka soo socda ayaa bishii u dambaysay si xawli ah ugu soo qul qulaya Somaliland iyagoo ka soo talaabaya Xuduudaha ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya,waxa ay Qaxoontigaasi intooda badan ku hakanayaan Caasimada…

Read More »

Hordhac: Hull City v Manchester United – Kooxdee La Gaadhsiin Doonaa Guuldaradii Ugu Horeysay Xagaagan EPL-ka

0 Visits: 861 | Saturday August 27, 2016 - 10:00:00
Hull City iyo Manchester United ayaa ka mid ah afar kooxood oo s 100% ah ku bilowday horyaalka Ingiriiska xagaagan markii ay guleysteen labadii kulan ee ay ciyaareen, balse mid kamid ah ayaa laga tuuri doonaa fooqa sare mana ka reebana iney isu dhinac dhacaan.

Read More »

Hordhac: Chelsea vs Burnley: Conte Oo Rajeynaya Guushiisii Sadexaad Ee EPL-ka,

0 Visits: 855 | Saturday August 27, 2016 - 09:43:59
Chelsea ayaa rajeyneysa iney sii adkeyso loolanka ay ugu jirto horyaalka Premier League-ga marka ay Stamford Bridge galabta kuso dhaweyso Burnley.

Read More »