Wararka

Daawo Sawiradda:Qaabkii Dowlada Iran Xukunka Daldalaada Ah Ugu fulisay Dad Suniyiin Ah

0 Visits: 567 | Friday August 05, 2016 - 10:21:05
Dowlada Iran ayaa xukun dal dalaad ah waxa ay ku fulisay 20-qof oo Muslimiin Sunni ah ay ku eedeesay in ay argagaxiso yihiin ayna ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay qeybo kamid ah dalkaasi.

Read More »

Tababaraha Cusub Ee Argentina Edgardo Bauza Oo Todobaadka Soo Socda U Duuli Doona Barcelona Si Uu Ula Kulmo Lionel Messi, Muxuuse Yahay Ujeedkiisa?

0 Visits: 997 | Friday August 05, 2016 - 10:18:21
Lionel Messi ayaa doonaya inuu wadahadal ku aadan mustaqbalkiisa xulka qaranka Argentina la yeesho macalinka cusub ee ArgentinaEdgardo Bauza sida ay fahantayGoal.com.

Read More »

War Deg Deg ah; Safiirkii Soomaaliya U Fadhiyey Wadanka Ruushka Oo Ku Geeriyooday Magaalada Moscow

0 Visits: 849 | Thursday August 04, 2016 - 19:43:37
Safiirkii dalka Somaliya u fadhiyey magaalada Moscow ee wadanka Ruushka Dr. Maxamed Maxamuud Xandule ayaa ku geeriyooday magaalada Moscow.

Read More »

Daawo:"Dawlada Somaliland Baa Halkan Jirta Ogdeyguna Hadii Puntland Ka Hadlay Puntland Waana Sedex Gobol"Xildhibaan Indho Indho

0 Visits: 495 | Thursday August 04, 2016 - 18:43:34
"Dawlada Somaliland Baa Halkan Jirta Ogdeyguna Hadii Putland Ka Hadlay Puntland Waana Sedex Gobol"Xildhibaan Indho Indho

Read More »

Ciidamada Booliska Kiiniya oo Ka Hor Tagay Weerar Kuwajahnaa Xeryo Boolis Leeyihiin

0 Visits: 575 | Thursday August 04, 2016 - 18:38:13
Ciidamada biliiska Kenya ayaa fashiliyay weerar ku wajahnaa xero boolis saaka ayagoo soo qabtay hub.

Read More »

"Xukuumadad dabayaqadii joogta inay heshiis 30-sanno ah iska gasho aqbalmaha waana xaaran"Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.

0 Visits: 891 | Thursday August 04, 2016 - 18:35:50
Xildhibaan Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde oo kamid ah Xildhibaanada ugu khibrada badan Golaha Wakiilada, ahana Guddoomiye Ku-xigeenkii hore ee Golahaas,

Read More »

Daawo:Nuxurka Khudbadii Guddoomiyaha Xisbiga Wadani U Jeediyay Tagerayaal Ku Soo Biiray Xisbigaas

0 Visits: 470 | Thursday August 04, 2016 - 18:29:33
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa khudbad dhinacyo kala duwan tabanaysa ka jeediyay munaasibad ballaadhan oo Xisbiga WADANI ku soo dhaweynaayay Siyaasiyiin iyo tageerayaal ku soo biiray.

Read More »

Dowlada Iran oo Xukun Dal dalaad ah ku fulisay dad badan oo Muslimiin Sunni ah

0 Visits: 427 | Thursday August 04, 2016 - 18:27:35
Dowlada Iran ayaa xukun dal dalaad ah waxa ay ku fulisay 20-qof oo Muslimiin Sunni ah ay ku eedeesay in ay argagaxiso yihiin ayna ka dambeeyeen dilal iyo qaraxyo ka dhacay qeybo kamid ah dalkaasi.

Read More »

Ujeedada safar ay hargeysa ku imanayso Haweenayda Ugu Maalqabeensan Bariga Afrika Oo Dhalasho Ahaan Ka Soo Jeedda Somaliland

0 Visits: 1195 | Thursday August 04, 2016 - 16:55:08
Maalqabeenka Bariga Afrika caanka ka ah ee Aamina Xirsi Mooge oo ah gabadh isir ahaan ka soo jeedda Somaliland

Read More »

Fannaanada Caanka Ah Ee Qamar Harawo Oo Laga Sii Daayay Xabsi Ku Yaalla Turkiga Oo Ay Muddo Sannado Ah Ku Xidhnayd.

0 Visits: 858 | Thursday August 04, 2016 - 16:34:41
Ka dib muddo sanado ah oo ay ku xirneyd xabsi ku yaala dalka Turkiga, ayaa waxaa ugu dambeen lagu guuleystay in laga sii daayo xabsiga.

Read More »

Daawo: Maamulka Dugsiga Kaah oo Dib u furay Waxbarashadi Sannad Dugsiyeedka 2016 / 2017 iyo Dardaranki Macaliminta

0 Visits: 694 | Thursday August 04, 2016 - 15:48:34
Munasibad balladhan oo dib loogu furayey dugsiga hose dhxe ee KAAH sannadugsiyedka cusub ee 2016/2017 islamarkaasna abalmarino lagu guddoonsinayey ardaydii kaalmaha sare ka gashay

Read More »

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xaflada Soo Dhawayn Ah U Qabtay Masuuliyiin Iyo Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray.

0 Visits: 385 | Thursday August 04, 2016 - 15:45:02
Hoggaanka sare ee xisbiga WADDANI ayaa magaalada Hargeysa xaflada soo dhawayn ah ugu qabtay masuuliyiin iyo taageerayaal cusub oo ku soo biiray

Read More »

Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud oo Lacag ay iskaga Bixiyan Kharashaadka Maktabada Akhriska Guddonsiyey Gudomiyaha Akadamiyada ADKAW Borama

0 Visits: 730 | Thursday August 04, 2016 - 15:40:25
Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland Cali Mareexan ayaa Lacag ay iskaga Bixiyan Kharashaadka Maktabada Akhriska Guddonsiyey Gudomiyaha Akadamiyada ADKAW Borama ayanle abdirahman

Read More »

Madaxweyne Marwadiisa u sharaxay Madaxweyne kuxigeenka Dalkiisa

0 Visits: 630 | Thursday August 04, 2016 - 11:58:05
Madaxweynaha dowlada Nicaragwa Daniel Ortega ayaa xaaskiisa u soo sharaxay inay noqoto Madaxweyne ku-xigeenkiisa xilli uu u tartamayo in dib loo doorto markii 3aad.

Read More »

Nin Mindi Ku Hubaysan Oo Xalay Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Geystay Magaalada London.

0 Visits: 613 | Thursday August 04, 2016 - 08:32:05
Nin mindi ku hubeysnaa, ayaa xalay dad ku weeraray Magaalada London ee Xarunta Britain, iyadoo uu dilay haweeney, halka lix kalana uu dhaawacay.

Read More »

Madaxwynaha Tuniisiya Oo Magacaabay Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalkaasi Yeelan Doono.

0 Visits: 531 | Thursday August 04, 2016 - 08:28:06
Chahed, oo jira 41, horayna u soo ahaa wasiirkii hore ee arrimaha gudaha, ayaa u magacaabay isaga qudhiisa arbacadii,

Read More »

Daawo:Qoraa Rashiid Shabeele iyo Cismaan Sawirle oo ka waramaya siday ula kulmeen Cilmi Boodhari Saaxiibkii

0 Visits: 681 | Thursday August 04, 2016 - 08:24:09
Qoraaga Rashiid Maxamed Shabeele oo ay dhashay Hodan Cabddulle Walan-wal iyo Cismaan Maxamed Bulaale Cismaan Sawir le oo

Read More »

Madaxda Soomaaliya Oo Ka Cadhootay Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Oo Fagaare Caalamiya Ka Taageeray Qaranimada Somaliland.

0 Visits: 994 | Wednesday August 03, 2016 - 18:13:18
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Kenya ugu weyn ee ODM Mr Raila Odinga hogaamiyaha ka ah , ayaa

Read More »

DAAWO: Raila Odinga oo Fagaare ku Taageray Qaranimada Somaliland iyo Xukuumadda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Dhawaaqa Ka Soo Yeedhay

0 Visits: 745 | Wednesday August 03, 2016 - 18:06:02
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland soo dhawaynayso dhawaaqii ka soo yeedhay raysal wasaarihii hore Kenya oo sheegay in la joogi wakhtigii la aqoonsan lahaa Somaliland

Read More »

Shirka Gollaha Wasiiradda Somaliland Ee Khamiista Berri Oo La Horkeenayo Go'aan Ka Gaadhista Sii Wadista Wada-Hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Turkiga.

0 Visits: 516 | Wednesday August 03, 2016 - 17:57:24
Shirka toddobaadlaha ah ee golaha wasiirradu ay khamiis kasta u fadhiistaan ayaa lagu wadaa in khamiistan berri ah la horkeeno ajande la xidhiidha

Read More »