0 Visits: 660 |
Wednesday June 08, 2016 - 08:05:15
Raysal Wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi ayaa la dhigay Isbitaal ku yaala magaalada Milano, kadib markii uu soo wajahay xanuun xaga wadnaha ah.
Hargeysa (AFSH) Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta, Qeybtii 1aad.
Maydka boqorkii feedha dunida Muhammad Ali oo jimcihii ku geeriyooday, ayaa gaadhay magaaladii uu ku dhashay kuna soo barbaaray ee Louisville, halkaas oo jimcaha lagu aasi doono, sida qoyskiisu shaaciyay.