Wararka

Daawo:Agaasimaha wasaarada Arimaha Dibada Oo ka Hadlay halka Ay Marayso Hawshii tirakoobka Dadka

0 Visits: 601 | Monday May 09, 2016 - 15:59:17
Agaasimaha wasaarada Arimaha Dibada Oo ka Hadlay halka Ay Marayso Hawshii tirakoobka Dadka

Read More »

Hay'adda FAO Oo Shaqo Abuur U Samaysay Xool-dhaqatadii Ku Caydhoobay Abaaraha.

0 Visits: 526 | Monday May 09, 2016 - 15:47:42
Hay'adda Cuntada iyo Beeraha u qaabilsan Qaramadda Midoobay ee (FAO) ayaa bilowday mashaariic ay dhaqaale ka helayaan dadkii ku caydhoobay abaaraha,

Read More »

Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saartay Caleemo Saarka Salaadiinta iyo Cuqaasha Cusub.

0 Visits: 555 | Monday May 09, 2016 - 15:28:50
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde oo inta badan soo saara amaro aan fulin wadan, ayaa. Markale ku celiyay amaro ka dhan ah madaxdhaqamedka cusub waxana qoraal xafiiska warbaahinta wasaradu u qaybisay saxafada u dhigna sidan:

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Oo Magacaabay Guddi Dabagala Eedeymo Loo Soo Jeediyay Sirdoonka Somaliya Ee Nisa.

0 Visits: 598 | Monday May 09, 2016 - 12:10:29
Raysul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay'addaha amniga dalka

Read More »

Xukuumada Turkiga Oo Gargaar Bani'aadamnimo U Soo Dirtay Dadka Soomaaliyeed Ee Ay Abaartu Saameysay

0 Visits: 606 | Monday May 09, 2016 - 11:50:43
Dawlada Turkiga, ayaa Ku Dhawaaqday in Somalia u dirtay Markab sida shixnad gargaar ah oo kala duwan, taasoo loogu talo-galay in lagu caawiyo shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Heesaga Caanka Ee Maxamed Bk Oo Laga Caydhiyay Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Sababta Keentay

0 Visits: 2408 | Monday May 09, 2016 - 10:26:33
Guddoomiyaha Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa shaaca ka qaaday inuu gebi ahaan-ba kooxdii ka saaray Fanaankii calanka u siday kooxda ee aadka loo jeclaa ee Maxamed Siciid BK,Isaga oo ku sababeeyey inuu jabiyay qawaaniintii iyo shuruucdii u taalay kooxda.

Read More »

Danjiraha Somaliya U Fadhiya Dalka Kenya Oo Shaciyay In Maalmaha Soosocda Lagu Wareejinayo Somaliya Maamulka Hawada.

0 Visits: 593 | Monday May 09, 2016 - 09:51:29
Dowladda Somalia ayaa lagu wadaa in dhawaan si rasmi ah loogu wareejiyo maamulka hawada Somalia iyadoo Muqdisho la keenay qalabka lagu hago diyaaradaha, kaasoo la sheegay in laga keenay Magaalada Nariobi ee xarunta dalka Kenya.

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo isku xidhay Diwangelintii iyo imtixanadki Shahaadiga ahaa Ardaydana ugu Hanjabtay inaanay imtixanka gelayn haday is diwangelin wayaan

0 Visits: 684 | Monday May 09, 2016 - 09:49:58
Wasiirka waxbarashada Somaliland mudane Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa ardayda wax ka barata dugsiyada sare iyo dhexe ugu hanjabay

Read More »

Loolanki Ugu Adkaa Ee Dhexmara Ganacsatada Iyo Madaxda Dalka Australia Se Maxay Ku Tartamayaan.

0 Visits: 637 | Monday May 09, 2016 - 09:49:43
Dheemankaani ayaa waxaa iibsashadiisa ku tartamaaya Madax, Ganacsato iyo shirkado dhowr ah oo ka howlgala dalka Australia. Dheemenkaani oo lagu sheegay inuu yahay kan ugu weyn ayaa waxaa soo bandhigtay shirkad heer caalami ah oo ka howlgasha dalka Australia. Shirkadaani ayaa waxaa lagu magacaabaa Mining…

Read More »

War Deg Deg Ah:Qarax Xoogan Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Goor-Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 526 | Monday May 09, 2016 - 09:48:14
Qarax loo adeegsaday Gaadhi ayaa lagu weeraray Xarunta Visha Taraafiko ee Magaalada Muqdisho oo ku taalo Degmada Shangaani. Jugta Qaraxan ayaa si weyn looga maqlay Magaalada Muqdisho, waxaana xigtay Qiiq iyo Uuro cirka isku shareertay.

Read More »

Dawlada Giriiga Oo Ansixiyey Sharci Muran Badan Ka Dhaliyay Dalkaasi.

0 Visits: 544 | Monday May 09, 2016 - 09:46:57
Xildhibaannada Giriiga ayaa ansixiyay qodobo muran badan dhaliyay oo ku aaddan isbedelo dhanka canshuuraha iyo lacagaha dadka howlgabka ah, kuwaasoo aasaas u ah helitaanka qeyb ka mid ah deymaha caalamiga ah ee uu dalkaasi u baahan yahay.

Read More »

Nairobi: Qareeno Soomaaliyeed oo Caawimaad Xagga Sharciga ah Usameynaya Soomaalida Kunool Eastleigh

0 Visits: 604 | Monday May 09, 2016 - 09:43:56
Xaafada Islii ayaa waxaa muddo dhowr maalmood ah kasocotay wacyigalin kusaabsan sida Soomaalida ku dhaqan xaafada Eastleigh ee Nairobi ay ku heli karaan caawimaad dhanka sharciga ah hadii ay u baahdaan.

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Waxbarashada Oo 50 Kun Oo Dollar Ku Wareejisay Guddida Abaaraha Ee Herqaran.

0 Visits: 641 | Monday May 09, 2016 - 09:41:57
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ahna ku simaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Gudoomiyaha Guddida Abaaraha ayaa lacag dhan $50,000 oo doolar ka Gudoomay Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ay ugu deeqday bahda waxbarashadu…

Read More »

"Ma jiro Qorshe looga saarayo Somalia Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM"COL. ANKUNDA

0 Visits: 577 | Sunday May 08, 2016 - 22:42:43
Xukuumadda Uganda ayaa sheegtay inay ciidamadooda ka qaybta AMISOM ay sii joogi doonaan Somalia, isla markaana aanu jirin xilligaan qorshe la doonayo in looga saaro Soomaaliya.

Read More »

Daawo:Hanankii Iyo Habkii Ay U Qabsoontay Xafladii Madaxweynaha Jabuuti Markii Afraad Xilka Loogu Caleemo Saaray.

0 Visits: 644 | Sunday May 08, 2016 - 22:34:06
Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka loo doortay horraantii bishii lasoo dhaafay ee Abriil, 2016-ka.

Read More »

Daawo:Caaqil Canjeex oo ka mid ah Cuqaasha Magaalada Burco Oo ka hadlay khilaaf U Dhexeeyo xildhibaanada golaha deegaanka Burco iyo Maayirkood

0 Visits: 599 | Sunday May 08, 2016 - 22:06:34
Caaqil Canjeex oo ka mid ah Cuqaasha Magaalada Burco Oo ka hadlay khilaaf U Dhexeeyo xildhibaanada golaha deegaanka Burco iyo Maayirkood

Read More »

Daawo;xildhiban bidhi Oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii iyo qarabadii ay ka baxeen Dhalinyaradii Shilka Baaburr Ku Dhimatay

0 Visits: 521 | Sunday May 08, 2016 - 20:38:07
xildhiban bidhi Oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyskii iyo qarabadii ay ka baxeen Dhalinyaradii Shilka Baaburr Ku Dhimatay

Read More »

Daawo:Suxufi khaalid bakayle iyo darenkii Shilkii baabuur muxuse cisbitaalka burco ku tilmaamay?

0 Visits: 703 | Sunday May 08, 2016 - 20:17:42
Burco(AFKA)Suxufi khaalid Axmed maxamed (khaalid bakayle) oo mudo dheer oo gaadhay afar iyo toban sano saaxiib ahaayeen marxuun sharmaarke oday ayaa dareen qiilo leh uga waray taariikhiidisi cisbitaalka magaalada burco ku tilmaamay mid fadhiis ah

Read More »

Daawo:aas Qaran Loo sameeyey dhalinyaradii shilka gaadhi ku geeryooday iyo dareenkii dadka ka qayb galay magaalada burco

0 Visits: 680 | Sunday May 08, 2016 - 20:14:29
burco(AFKA)Alle How Naxariiste waxa Aas qaran magalada burco loogu samayay Lix Qof Oo ku Jiro Wariye Sharmaake cismaan oo ka mid ahaa wariyasha ka howl gala gobalka togdheer,

Read More »

Maxa Ka Jira In Dalka Maraykanka Ay Kale Noqanayaan Muwadinadamada Dalkaasi Muftiga Wayn Sheekh Maxmed Idiris

0 Visits: 644 | Sunday May 08, 2016 - 19:08:25
Xukuumadda Federalka ee Maraykanka ayaa sheegtay in nin loo aqoonsan yahay Sheekh Muslim ah oo caan ah uusan lahayn niyad uu ku sii ahaado Muwaadin Maraykan (AU.S. citizen).

Read More »