Wararka

Wasiirro iska Casilay Xukuumadda Belgium iyo Raisulwaasaraha Waddankaas oo ka Diiday Iscasilaada

0 Visits: 563 | Friday March 25, 2016 - 09:39:28
Charles Michel, Ra'iisal Wasaaraha Belgium-ka, ayaa si deg deg ah kaga horyimid is casilaad ay dalbadeen

Read More »

Jahawareer Baahsan Oo Ka Taagan Wasaaradii Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha + Dhamaystirka Koobkii Gobolada Oo Ay Ku Fashilantay Iyo Masuuliyiinta Sare Oo Mugdi Galiyey Meeqaamkii Wasaaradaas.

0 Visits: 657 | Thursday March 24, 2016 - 22:37:38
Hargeysa(Camuudnews)Wasaarada Dhalinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Ee Somaliland Oo Ah Wasaarad Miisaan leh Tiir Muhiim Ahna Kaga Aadan Taabagalka Horumarka Iyo Hore Usocodka Bulshada Ayaa Noqotay GabI

Read More »

Daawo Muqaal:Suxufi Khadar Hanad Oo Warbixin Qoto Dheer Ka Diyaariuyay Abaarta Baahsan Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer

0 Visits: 632 | Thursday March 24, 2016 - 22:16:31
Suxufi Khadar Hanad Oo Warbixin Qoto Dheer Ka Diyaariuyay Abaarta Baahsan Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer

Read More »

Wakiilka Uu Fadhiya Somaliland Canada Oo Ku Baaqday Jaaliyada Somaliland Inay Isku Yimadaan Kulan DegDeg ah

0 Visits: 649 | Thursday March 24, 2016 - 22:10:09
Safiirada Somaliland uu Fadhida Dallka Canada oo Ugu Baaqday Inay Dadka Somaliland ee Degan Canada Kulan Deg Deg Iskugu Imanayaan Ay Qaadhan Ugu Uruuriyaan Abaaraha Somaliland Ka Taagan

Read More »

Daawo Afkashacabka TV:Xildhibaan Tanyaale Iyo Waabeeye Oo Ka Hadlay Xubnihii Laga Saaray Liiska Xisbiga.

0 Visits: 591 | Thursday March 24, 2016 - 22:07:50
Xildhibaan Waabeeye iyo Xildhibaan Tanyaanle oo ka tirsan xubnaha isbedel doonka xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay xubnihii shalay laga saaray xisbiga KULMIYE.

Read More »

Daawo: Magaalada Kismaayo oo Marki uu Horeysay Burburki Somaliyeed Iyo 14 Dagaal Ka Bacdi Ka Soo Kabanaysa

0 Visits: 616 | Thursday March 24, 2016 - 22:04:09
Magaalada Kismaayo oo Marki uu Horeysay Burburki Somaliyeed Iyo 14 Dagaal Ka Bacdi Ka Soo Kabanaysa

Read More »

Daawo Muqaal:Deeq Lacageed oo Dhan 1344 Dollor Oo Maanta Lagu Wareejiyey Guddida Abaaraha Ee Gabiley

0 Visits: 621 | Thursday March 24, 2016 - 21:59:32
Deeq Lacageed oo Dhan 1344 Dollor Ayaa Maanta Lagu Wareejiyey Guddida Abaaraha Ee Gabiley

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaanada Degmada Beli-Gubadle Oo Ka Hadlay Arimaha Diwaangelinta

0 Visits: 489 | Thursday March 24, 2016 - 21:54:46
Xildhibaanada Degmada Beli Gubadle Oo Ka Hadlay Arimaha Diwaangelinta

Read More »

Caalamka:Hoggaamiyihii Hore Dalka Bosnia Radovan Karadzic Oo Lagu Xukumay 40 Sanno Oo Xadhiga.

0 Visits: 675 | Thursday March 24, 2016 - 21:52:09
Hogaamiyahii hore ee Bosnia Radovan Karadzic, ayaa lagu xukumay afartan sano oo xarig ah kadib markii lagu helay danbiyo xasuuq iyo kuwo ka soo horjeeda bani'aadanka waqtigii uu socday dagaalkii Bosnia ee sagaashameeyadii.

Read More »

Daawo:Masuulinta xisbiga ucid Oo Ka Hadlay inuu Soo Dhaweeyey Gudoomiye Qabo

0 Visits: 704 | Thursday March 24, 2016 - 18:19:14
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Xoghayaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbigaas Oo Maanta Ka Haadlayaayey Munaasibada Xisbi Ucid U Sameeyey Taageerayaal Xisbigaasi Oo Ay Ku Qabteen Magaalada Burco Ayaa Ka Hadlay Warara Warbaaihintu Ka QORATAY oo Sheegeen In Uu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Toghdeer…

Read More »

Daawo:Xukumada Somliland Oo Deeq Raashin Gaadhsiisay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Togdheer

0 Visits: 591 | Thursday March 24, 2016 - 18:13:39
Burco(AFKA) in ka badan laba boqol oo qoys ayaa maanta la soo gaadhsiisay kaalmo raashin oo ay xkumada somaliland ugu tala gashay dadka talaabaysan ee ay abaaruhu saameeyeen kaalmadan raashinka ayaa dowladu uu qaybiyey dadwaynaha ku dhaqan degmada qoyta iyo deegaanada ku hareeraysan , wasiirka deegaanka…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tvl:Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaaatey Gudida Abaaraha Dalka

0 Visits: 647 | Thursday March 24, 2016 - 17:59:52
Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaaatey Gudida Abaaraha Dalka Kana Hadlay Halka Uu Marayo Xalada Abareed ee Dalka

Read More »

Daawo: Haweenay Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhimatay Duleedka Hargaysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Erayo Ilmo Kaa Imanayso Baaq Ugu Diray Xukuumadda.

0 Visits: 547 | Thursday March 24, 2016 - 17:45:44
Haweenay Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhimatay Duleedka Hargaysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Erayo Ilmo Kaa Imanayso Baaq Ugu Diray Xukuumadda.

Read More »

Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyey Taageerayaal Tiro Badan Oo Ku Soo Biiraay xisbiga ucid Magaalada Burco+Sawiro

0 Visits: 899 | Thursday March 24, 2016 - 17:33:50
Burco(AFKA)Munaasibaddan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay soo buux dhaafiyeen taageerayaasha baaxadda leh ee Xisbiga Ucid ayaa waxaa Xisbigu ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Xisbigaasi ku soo biiray .

Read More »

Dhakhaatiirta Waddanka Ingiriiska Oo Balaadhiyay Shaqo Joojintii Ay Ku Jireen.

0 Visits: 678 | Thursday March 24, 2016 - 17:25:59
Dhaqaatiirta Egland ayaa balaarinaya shaqo ka fadhiisi ay samaynayaan bisha danbe iyagoo ku dari doona caafimaadka deg dega inaysan qaban.

Read More »

Maxkamada Hargeysa Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ka Diiday In Waaran Loo Jaro Laba Saxafi

0 Visits: 615 | Thursday March 24, 2016 - 17:23:49
Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa wasaaradda arrimaha gudaha ka diiday in waaran qabasho ah loo jaro guddoomiyaha iyo tifaftiraha wargeyska Hubaal Maxamed Axmed Jaamac (Calooley) iyo Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keef-keef).

Read More »

Isbahaysiga KULMIYE Oo Soo Saaray War-murtiyeed Ay Kaga Jawaabayaan Warsaxaafadeedkii Xisbigooda Ee Shalay.

0 Visits: 544 | Thursday March 24, 2016 - 17:23:43
Jahmhuuriyada Somaliland "War-murtiyeed"-Date, 24-Mar-2016- Ref. KDC/08/012/2006 Ujeedo: Dedefayn Qoraalka ka soo baxay Garabka Gudoomiyaha Muuse Biixi.

Read More »

"Siyaasadu Ma Taqaano Naxariista Ee Salaadiinta Imika Joogta Waxaan Ku Baraarujin Lahaa Inay Ka Fogaadaan, Haddii Kale Siyaasadu Cadaabaha Ayey Ka Waraabinaysaa"..Jaamaac Shabeel

0 Visits: 590 | Thursday March 24, 2016 - 17:18:15
Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada Haya ee Kulmiye Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel) ayaa shacbiga ku dhaqan gobolka Maroodi-jeex ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada tirakoobka codbixiyeyaasha doorashooyinka oo dhawaan la filayo in hawsheedu ka bilaabanto goboka.

Read More »

Daawo:Nuxurka Khudbad Uu Wasiirka Caafimaadku Ka Jeediyay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qaaxada Adduunka.

0 Visits: 569 | Thursday March 24, 2016 - 17:15:33
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad Magaalada Hargeysa loogu qabtay oo lagu xuska maalinta qaaxada adduunka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Dawlada Imaaraadka Carabta Uga Mahad Celiyey Gargaarka Ay Soo Gaadhsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen

0 Visits: 728 | Thursday March 24, 2016 - 15:25:03
Hargeysa(AFKA):-Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhambaal mahad celin ah u diray dawlada isku taga imaaraadka carabta.

Read More »