Wararka

Wuxuu Marxuum Cawke Ii Sheegay ... Abwaan Xasan Laab - saalax.

0 Sunday November 22, 2015 - 09:32:54
Bishii april 2015 inkastoonan Sixi Karin maalintaa Taariikhidu Inyay Ahad, Waxaan Marxuum ?#‎Axmed_Xasan_Cawke Allaha u Naxariistee, ku kulanay Radio Hargeisa Goor Barqo ah. Waxaanan isku Raacnay Hotel Crown oo Aanu Ka Wada Qadaynay, kadibna Waxaan Tagnay Guriga XIDIGAHA GEESKU Hargaysa ay Ka Daganyihiin…

Read More »

Wasiir ka mida Golaha Wasiirrada Kenya oo Xilkii iska casishay

0 Visits: 599 | Sunday November 22, 2015 - 09:00:26
Wasiirradan ayaa ka warrantay Sababta ay xilkaas isaga casishay wakhtigan iyado ku sababaysay ....

Read More »

Kulanka Ugu Weyn Kubada Cagta Adduunka Oo Lagu Kala Calaf Qaaday Iyo Barcelona Oo Guul Daro Xanuun Badan U Xanbaarisay Dhigeeda Real Madrid+SAWIRO

0 Visits: 695 | Sunday November 22, 2015 - 08:49:35
Koooxda Barcelona ayaa guul daro xanuun badan baday dhigeeda Real Madrid, kadib ciyaar aad u xiiso badan oo ku dhex martay magaalada Madrid.

Read More »

Ciidamada Sweden Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Looga Shakiyey Inuu Falal Fulinaayey +Sawiro.

0 Sunday November 22, 2015 - 08:46:31
War kasoo baxay Dowlada Sweden ayaa lagu sheegay in Ciidamada booliiska dalkaasi ay gacanta ku dhigeen nin si weyn loo raadinayay lagana cabsi qabay in weeraro argagaxiso uu ka geesto gudaha Wadankaasi. Ciidamada amaanka Sweden ayaa heegan buuxa la galiyay kadib markii la ogaaday in uu dalkaasi kusoo…

Read More »

Dalka Bangladesh Oo Lagu Daldalay Siyaasin Dhawra

0 Sunday November 22, 2015 - 08:42:47
Waxaa la adkeeyay ammaanka dalka Bangladesh kaddib markii ay dowladda dalkaasi xukun dil ah ku fulisay laba ka mid ah hogaamiyayaasha mucaaradka, kuwaas oo loo haystay in ay dembiyo dagaal galeen xilligii uu socday dagaalkii uu dalkaasi madax bannaanida kaga qaadanayay Pakistan 1971.

Read More »

Madaxweynaha Mali Oo Kormeeray Hutelkii La Weeraray Radisson Blu Ee Magaalada Bamako+Sawirro.

0 Sunday November 22, 2015 - 08:40:07
Madaxweynaha Mali, Ibrahim Boubacar Keita, ayaa Sabtidii kormeeray Radisson Blu Hotel, ka dib markii ay Jimcihii weerar ku galeen dagaal-yahano hubeysan, oo taabacsan Ururka Al Qaacidda

Read More »

Ciidamada Booliska Ingiriisku Oo Raadinaaya Gabdho Somaliyeed .

0 Sunday November 22, 2015 - 08:37:14
Ciidamada Ingiriiska ayaa raadinaaya saddex gabdhood oo Somali ah,kuwaas oo haysta dhalashada wadankaasi Ingiriiska. hablahan ayaa maalmo ka hor la waayey meel ay mareen,iyada oo ilaa waqtigaasi la raadinaayey.

Read More »

Daawo: Xildhibaan Bidhi oo Golaha Degaanka Tower Hamlet ku Bogaadiyey Ictirafka somaliland ay u fidiyeen

0 Visits: 620 | Sunday November 22, 2015 - 08:20:32
Xildhibaan Mubarik yusuf cilmi wuxu si gaar ah ugu bogaadiyey ka shaqaynta iyo mooshin ka keeenista arrinkaas Xildhiban amina axmed yusuf oo dhalasho ahaan ka soo jeda Burco

Read More »

Daawo: Barnaamij Dhukumantari Cajiib ah oo laga sameeyay xaaladda iyo wadciga xilligan uu ku jiro xisbul xaakimka KULMIYE,

0 Visits: 578 | Sunday November 22, 2015 - 08:18:11
Barnaamijkan ayaa shacbiga wejiyo kala duwan ka tusay sida loogu kala tagay fikirka iyo saamaynta mustaqbalka uu ku yeelan karo xisbigaasi khilaafka gondihiisa ka dhashay.

Read More »

Xusuusta Saaxiibkay Marxuum Cawke Qore: Suxufi Xuseen Cali Nuur

0 Visits: 1516 | Sunday November 22, 2015 - 08:10:40
Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke, waxa uu ka mid ahaa hal-doorka ka dhex ifaya bahda saxaafadda Soomaalida oo uu ka dhex muuqday ku dhawaad nus qarni.

Read More »

Hargaysa :Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xil Cusub Magacaabay

0 Saturday November 21, 2015 - 23:59:33
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID ayaa maanta xil cusub u magacaabay Md Abdiwahaab Hassan Ismail inuu maanta laga bilaabo noqdo ku simaha gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Warancade Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Dugsiga Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo, Oo Ganacsade Ku Tabarucay

0 Visits: 702 | Saturday November 21, 2015 - 23:53:29
Wasiirka Wasaaradda Arrimha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Warancade, iyo wefti uu hogaaminayo oo maalmahanba socdaal shaqo ku joogay gobalka Sanaag, ayaa Xadhiga Ka Jaray Dugsiga Dayaxa Ee Magaalada Ceerigaabo, Oo Ganacsade Ku Tabarucay

Read More »

Soomaalida Ku Dhaqan Minneapolis Iyo Sugaan Yahano Caan Ah Oo Qabtay Kulan Loogu Boroordiqayo Marxuum Wariye Cawke.+Sawiro

0 Saturday November 21, 2015 - 23:51:25
Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu qabtay xalay kulan loogu duceynayay ALLAHA u Naxariistee, Wariye Axmed Xasan Suufi Cawke, waxaana kasoo qayb-galay saxafiyiin, abwaanno, fannaaniin, macallimiin & saaxiibo gooni ah oo uu lahaa.

Read More »

Daawo Muqaal:Wado Laamiya Oo Laga Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso.

0 Saturday November 21, 2015 - 23:47:39
Waxa magaalada Bosaso laga dhagax dhigay waddo laami ah oo mari doonta garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi

Read More »

Daawo Muuqaal:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Maalinta Caruurta Aduunka Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey

0 Saturday November 21, 2015 - 23:47:38
-Madaxweyne Ku Xigeenka SOmaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Maalinta Caruurta Aduunka Iyo Nuxurka Khudbadii Uu Jeediyey

Read More »

Ardaydii Ugu Horaysay Ee Barata Cilmiga Hagida Gaadiidka Cirka (AIR Traffic Controllers) Ayaa Ku Qalin Jabisay Addis Ababa +Sawiro

0 Saturday November 21, 2015 - 23:46:01
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay Xarunta Macadka" Ethiopian civil aviation Authority" oo ku dhextaal "Pole International Airport" ee Caasimada Dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Read More »

Daawo: Wasiirka Beeraha Somaliland oo Maanta Geedka Timirta Ka Beeray Degaanka Bulaxaa

0 Saturday November 21, 2015 - 23:43:05
Wasiirka Beeraha Somaliland oo Maanta Geedka Timirta Ka Beeray Degaanka Bulaxaar

Read More »

Wadanka Mali Oo sidayey Daayey la Haystayashi

0 Visits: 795 | Saturday November 21, 2015 - 18:53:23
Saraakiisha Mali ayaa sheegay in dhammaan lahaystayaashii laga sii daayay hotel-ka ay maanta ku qabsadeen niman hubeysan. Kooxda Al-Mourabitoun ee ku xiran Al-Qacida ay sheegatay mas'uuliyadda weerarka hotel Radisson

Read More »

Magalada Brussels oo Feejignaan la Geliyay

0 Visits: 556 | Saturday November 21, 2015 - 18:33:44
Belgium, ayaa sare u qaaday oo gaarsiisay heerka ugu sareeya ee ka hortagga argagixisada magaalada Brussels, iyagoo ka digay in ay dhici karto qatar dhow.

Read More »

Daawo Muqaal:Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Socdaal Ku Gaadhey Borame.

0 Saturday November 21, 2015 - 17:03:27
Guddomiyaha maxkamada Sare ee Somaliland ayaa gaadhey magaalada Borame oo uu kormeer ku joogo.

Read More »