Wararka

"Xasan Sheekh Waxaan Leeyahay Riyo Maalmeedka Ka Toos Jamhuuriyadda Somaliland Waa Qaran 25 Jirsaday Oo Xor Ahe"

0 Visits: 727 | Tuesday September 22, 2015 - 09:31:30
Xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga jawaabtay hadal ka soo yeedhay Hor-joogaha Maamulka Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Khaasare Ka Dhashay Roob Manta Ka Da,ay Magalada Burco

0 Monday September 21, 2015 - 23:08:25
Shabakadan Caalamiga ah ee Afkashacabka.com ayaa Bookhatay si ay wax uga Ogaato Khasaaraha Roobkii Galabta ka Da,ay magaalada Burco uu u Geystay Guryaha Jiingadaha ah Ee Ku Yaala Xaafada Koosaar ee Duleeka Magaalada Burco Waxaana aanu Halkan idiinkus oo Gudbinaynaa Sawiro La Xidhiidha Khasaaraha Badan…

Read More »

Dawladda Rwanda Oo Alaabadda u Laabtay Jaamacadda Mount Kenya Oo Farac Ku Leh Somaliland

0 Monday September 21, 2015 - 23:04:23
Komishanka Taclliinta Sare ee dalka Ruwanda, ayaa albaabada u xidhay Jaamacadda la yidhaa Mount Kenya University bishii August, 2015, waxayna Komishanku ku eedeeyeen Jaamacaddaasi , inay tahay mid Koorsooyinkeeda Waxbarasho ka hooseeyaan heerkii looga baahnaa waxbarashada Taclliinta Sare.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Sheekh Aaden Siiro Oo Deeq Raashin Ah Oo Lagu Soo Hagaajiyey Gaadhsiiyey Xarunta SAHAN

0 Monday September 21, 2015 - 23:01:22
Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aaden Siiro) oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa Maanta deeq raashin ah gaadhsiiyey xarunta SAHAN ee lagu hayo dadka dhimirka ka xanuunsanaya.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Dad Danyar oo Degan Magaalada Berbera oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Waxqabd La'aan Baahsan oo Xaafadooda Ka Jirta

0 Monday September 21, 2015 - 22:58:20
Dad Danyar oo Degan Magaalada Berbera oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Waxqabd La'aan Baahsan oo Xaafadooda Ka Jirta

Read More »

Daawo Afkashacabka:Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Oo Kulan La Qaadatay Wafti Ka Socday Midawga Yurub.

0 Monday September 21, 2015 - 22:56:53
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Xafiiskeeda kulan kula qaadatay Saraakiil ka socday Midowga Yurub oo socdaal ku jooga caasimada dalka ee hargaysa.

Read More »

Daawo:Wasiir ku-xigeenka W/Shaqada & Arimaha Bulshada Oo Laamaha Dawlada iyo Bahda Garsoorka Awdal kala Dooday Dhawrista Xaquuqda Haweenka iyo Caruurta

0 Monday September 21, 2015 - 22:50:23
Wasiir ku-xigeenka W/Shaqada & Arimaha Bulshada Oo Laamaha Dawlada iyo Bahda Garsoorka Awdal kala Dooday Dhawrista Xaquuqda Haweenka iyo Caruurta

Read More »

Daawo: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cukuse oo Jawaab Kulul Siiyay Madaxweynaha Dalka Somalia ee Xassan Sheikh Maxamoud

0 Monday September 21, 2015 - 22:48:24
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md Cukuse oo Jawaab Kulul Siiyay Madaxweynaha Dalka Somalia ee Xassan Sheikh Maxamoud

Read More »

Roob Lixaad Leh Oo Ka Da,ay Magaalada Oo Burco Oo Khasaare Gaadhsiiyey Guryo Iyo Garoonka Kubada Cagta Ee Burco.

0 Monday September 21, 2015 - 22:43:53
Burco(Afka):Roob Xoogan Ayaa abaaro 5tii galabnimo ee maanta ka da,ay Magaalada Iyo iyagoona ay socdeen ilaa 6dii fiidnimo, Roobkani oo ahaa Mid watay Dabaylo Xoogan ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Guryo ku yaala magaalada Isagoona ka qaaday saqafkii sare ama Jiigdaha Guryahani oo isugu jira Guryo Hore iyo…

Read More »

Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kala saxiixday heshiishyo kala duwan

0 Visits: 938 | Monday September 21, 2015 - 22:10:15
Xukuumada Somaliland iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) ayaa heshiis ku saabsan xidhiidhka labadda dhinac iyo ka wada shaqaynta amniga xuduudaha ku kala saxeexday magaalada Diridhaba ee Itoobiya.

Read More »

Daawo Sawirad :Roob laxaad Leh oo Ka Da'ay Magaalada Burco Sababayna Khaasaare

0 Visits: 941 | Monday September 21, 2015 - 21:31:04
Roob Xoogan Ayaa abaaro 5tii galabnimo ee maanta ka da,ay Magaalada Iyo iyagoona ay socdeen ilaa 6dii fiidnimo, Roobkani oo ahaa Mid watay Dabaylo Xoogan ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Guryo ku yaala magaalada Isagoona ka qaaday saqafkii sare ama Jiigdaha Guryahani oo isugu jira Guryo Hore iyo Qaar hada…

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

0 Visits: 1003 | Monday September 21, 2015 - 17:07:35
Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdi Casiis Maxamed Samaale Iyo Wasiirkii hore ee Warshadaha Abiib Diiriye Nuur Oo Dalka Ku Soo Laabtay

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Jaamacada Hargaysa Mahdi Cismaan Buuri oo London lagu soo dhaweeyey

0 Visits: 663 | Monday September 21, 2015 - 16:58:37
Daawo: Gudoomiyaha Jaamacada Hargaysa Mahdi Cismaan Buuri oo London lagu soo dhaweeyey

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ay Qayb Ka Tahay Qorshaha Looga Wada-tashanayo Aayaha Siyaasadda Somaliya.

0 Visits: 635 | Monday September 21, 2015 - 16:49:27
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ay Qayb Ka Tahay Qorshaha Looga Wada-tashanayo Aayaha Siyaasadda Somaliya.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Somaliland Oo Isku Shaandhayn Sameeyey

0 Visits: 699 | Monday September 21, 2015 - 16:03:14
Madaxweynaha Somaliland ayaa isku shaandhayn ku sameeyey qaybo kamida Golihiisa Xukumada.

Read More »

Madaxweynaha Somalia Oo Muqdisho ka dhoofay Xiligu Uu Socda Shirkii Wada-tashiga Maamulada Somaliya

0 Visits: 659 | Monday September 21, 2015 - 15:56:55
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u Ambabaxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Halkaasoo uu kaga Qayb-gali doonoAaska Sh. Rashid bin Mohammed bin Rashid Al Maktoum oo ah wiil uu dhalay Amiirka Dubai, isla markaana ah Madaxweyne ku xigeen iyo RW-ha Imaaraadka Carabta.

Read More »

Madaxweyne Somaaliland Oo Magaacabay Guddi Hogaamineed Oo Maamuli Doonta Wakaaladda Biyaha Caasimada Hargeysa.

0 Visits: 578 | Monday September 21, 2015 - 15:56:01
Gudidan cusub ee u madaxeynahu u magaacabay wakaalada biyaha ee Hargeysa ayaa noqonaysa gudi ka shaqaysa oo la xisaabtanta wakaalada biyaha iyo madaxdeeda,

Read More »

"Nolol Kasta Oo Quus Iyo Rajala'aan Ah Waxa Loo Badali Karaa Guul & Gallad" Wasiirka Madaxtoyada JSL.

0 Visits: 741 | Monday September 21, 2015 - 10:16:33
Wasiirka Wasaarada Madaxtoyada JSL Md: Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka qabgalay munaasibad lagu sagootinayey dufcadii 11 ee ka qalin jabisa dugsiga al-jasiira iyo bandhiga buug ay qoreen ardayda jaamacada Gollis .

Read More »

''Caqli Dhalinyaro Oo Fayow Iyo Shaqo La'aan Waa La kala Illaaliya, Waa kaas BAMKA Aynu Ku Fadhinaa, Innaga Oo Ka Dhoohan."Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta

0 Visits: 875 | Monday September 21, 2015 - 09:53:14
Siyaasiga caanka ah ee Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare) ayaa habeen hore ardayda jaamacada Golis faraceeda Hargeysa u jeediyay khudbad ku saabsan aragtiyaha waddaniyeed iyo caalami ee tahriibka laga haysto.

Read More »

"waxaa naga go'an oo aanu imika bilawnay oo ku taagnaanaynaa in lala dagaalamo dhammaan.."Guddomiyaha Maxkamadda Sare

0 Visits: 643 | Monday September 21, 2015 - 09:50:00
Guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland prof Aadan xaaji Cali, ayaa bulshada ugu bushaareeyay isbedel hor leh oo lagu samaynayo hanaanka garsoorka Somaliland.

Read More »