Wararka

Daawo: Shirkii Somaliland Iyo Dawlad Degaanka Somalida Ku Dhex Maray Diridhaba iyo Safiirka Ethiopia Ufadhiya Somaliland oo ka hadlay

0 Visits: 529 | Sunday September 20, 2015 - 16:42:13
Daawo: Shirkii Somaliland Iyo Dawlad Degaanka Somalida Ku Dhex Maray Diridhaba iyo Safiirka Ethiopia Ufadhiya Somaliland oo ka hadlay

Read More »

Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

0 Visits: 677 | Sunday September 20, 2015 - 16:32:05
Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

Read More »

War Deg Deg AH:Hal Qof Oo Ku Dhaawacmay Rasaas Boliisku Ku Fureen Xaafad Ku Taal Waqooyiga Magaaladda Hargeysa

0 Visits: 688 | Sunday September 20, 2015 - 16:28:13
Sida lagu soo waramayo hal qof ayaa ku dhaawacmay rabshad ka dhacday xaafad ka tirsan degmada Biyo-shiinaha ee Waqooyiga Hargeysa,

Read More »

Daawo: Wacdaraha Bandhigii Buugga Dirsooc iyo Su'aalihi lagu Boobay Qoraaga

0 Visits: 788 | Sunday September 20, 2015 - 16:18:10
Culimo awdiin aqoonyahano, hal abuuro iyo dhalinyaro fara badan oo halkaas ka hadlay ayaa soo jeediyey talooyin bulshada la haybsooco kaga bixi karto dhibta dhaqan ee haysata waxana nuxurka buugaasi xambaarsana halkaas ka akhriyey qoraaga buuga maxamed ismacil cali

Read More »

Dawlada Kiiniya Oo Shaacisay Inay Dilaan Dagalyahno K Tirsan Alshabaab

0 Visits: 731 | Sunday September 20, 2015 - 16:15:22
Ciidammada Kenya ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa sheegay inay dileen Sideed dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya, kaddib weerar fashilmay oo ay xoogag ka tirsan Al-shabaab kusoo Qaadeen ciidamadooda ku sugan Somalia.

Read More »

Daawo: Dugsiga Cismaan Cabdi Cali oo Sagootiyey Ardaydii Class 8 ee Sannadkan iyo Munasibaddi Furitanka Sannad dugsiyedka Cusub oo la qabtay

0 Visits: 749 | Sunday September 20, 2015 - 16:13:04
Masuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Munasibad Ballaadhan oo lagu sagootinayey ,Ardaydii Classka 8aad ee Dusgigaasi ka Baxday isla markaasna lagu furayey Sannad dugsiyeedka cusub ee dugsigaasi.

Read More »

Daawo:Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Diego costa Iyo Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Arsenal

0 Visits: 733 | Sunday September 20, 2015 - 16:05:33
Guul-darrada Naadiga Arsenal ayaa waxay bilaabatay markii kooxda laga saaray laacibka Difaaca ka dheela ee Gabriel il-biriqsiyo ka hor Dhammaadkii Qaybtii 1-aad ee Ciyaarta, kaddib markuu haraati ku dhuftay Weeraryahanka Kooxda Chelsea, Diego Costa kaddibna uu Costa wejiga farta ka geliyay Laurent Koscielny.

Read More »

Hay'adda UNHCR oo shaacisay Tirada Qoxootiga Soomaaliyeed ee dib ugu soo laabtay Soomaaliya

0 Visits: 625 | Sunday September 20, 2015 - 15:58:14
Hay'adda Qoxootiga QM ee UNHCR ayaa sheegtay in Qoxootigii Soomaaliyeed ee dib uga laabtay dalkooda Somalia ay tiradoodu dhan tahay 4,108 ruux laga soo billaabo bishii December ee Sanadkii hore2014-kii.

Read More »

Maamulka Puntiland oo isaga baxay Shirka Wadatashiga Ee Ka Socda Magaalada Muqdisho

0 Visits: 656 | Sunday September 20, 2015 - 15:54:45
Maamulka Puntland ayaa isaga baxay shirka Wada-tashiga ee Muqdisho ka Furmay, kaasoo looga Hadlayo Doorashooyinka ka dhaci doono Somalia marka la gaaro Sannadka 2016-ka.

Read More »

DAAWO Xisbiga Ucid Oo Soo Saaray War Murtiyeed Wareejinta Haamaha Berbera

0 Visits: 582 | Sunday September 20, 2015 - 15:42:00
Xoghaya Warfaafinta Xisbiga Ucid Ayaa Maanta Soo Saaray Warmurtiyeed Kaga Hadlaayo Wareejinta Kaydka Haamaha Berbera

Read More »

Daawo Sawirada:Madaxweynaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagey Degaanka Biyo Shiinaha Oo Ay Ka Socoto Hawlaha Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa.

0 Visits: 927 | Sunday September 20, 2015 - 15:35:50
Madaxweynaha JSL Ayaa maanta Socdaal Gaaban Ku Tegay Deegaanka Biyo Shiinaha Oo Ku Yaala Duleedka Waqooyi Ee Caasimada Hargeysa kana Socoto Biyo Balaadhinta Caasimada Hargeysa, sidoo kalena waxa uu ka qaybgalay Xaflad balaadhan oo lagu daahfuray mashruucan.

Read More »

Xog Ururin Ku Saabsan Qiimaynta Amniga iyo Khilaafaadka Degmada Oo Ururka Xoojinta Nabaddu Ku Soo Bandhigay Burco+SAWIRO

0 Visits: 696 | Sunday September 20, 2015 - 15:20:52
Ururka Ururinta Xogaha iyo Xoojinta Nabadda ee Hargeysa ayaa Xog ururin ku saabsan Qiimaynta Amniga iyo Khilaafaadka Degmada ku soo Bandhigay Magaalada Burco isla markaasna kulan ugu qabtay Qaybaha kala duwan ee Bulshada BUrco.

Read More »

Garabka Dhalinyarad XIisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ciyaraaha Gobolada Somliland

0 Visits: 649 | Sunday September 20, 2015 - 15:04:41
Garabka Dhalinyarad XIisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ciyaraaha Gobolada Somliland Hambalyo U Diay Ardaya Jmaacadaha Ka Qalinqabiyey Sanadkan

Read More »

Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya Oo Daahfuray Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016-ka Ee Somaliya+Sawiro

0 Saturday September 19, 2015 - 21:46:04
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh maxamuud Ayaa Galankii dambe Ee Maanta Waxa uu daahfuray Shirka loogu magacdaray Aayaha Soomaaliya.

Read More »

Booliska Magaalada Oslo Oo Toogtay Hooyo Degenayd Dalkaas Oo U Dhalatay Somaliland.

0 Saturday September 19, 2015 - 21:37:33
Booliska magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa toogtay Hooyo Somaliland dhalasho ahaan ka soo jeeda xili ay ku sugneyd gurigeeda dhexdeeda, kadib markii Booliska lagu wargeliyay in ay khatar gelisay ilmo yar oo ay dhashay, balse warar kala duwan ayaa kasoo baxayaa eedeyntaasi.

Read More »

Madaxweynihii Burkina Faso oo la Sii Daayay

0 Visits: 666 | Saturday September 19, 2015 - 20:35:24
Madaxda Golaha Xukuma Burkino Faso ee afgambiga ku qabsaday maalin ka hor awoodda Dalkaasi Gilbert Diendere , ayaa sheegay in ay si daayeen Madaxweynihii dalkaasi oo ay laba cisho haysteen.

Read More »

17 Ruux oo ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Pakistan

0 Visits: 677 | Saturday September 19, 2015 - 20:33:02
Kooxda Taliban ayaa weerar ku qaadday saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Pakistan. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof.

Read More »

Naadiga Halkaraan oo Xalay Buuggii ugu Qiimaha Badnaa ku soo Bandhigay Burco iyo Masuliyiin ka Qaybgashay+SAWIRO

0 Visits: 649 | Saturday September 19, 2015 - 19:51:13
Maayarka Magaalada Burco, Aqoonyahano iyo Culimo awdiin ayaa Xalay ka qaybgalay Munasibadda Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan xalay ku soo bandhigayey Buuggii ugu horeeyey si waafiya uga hadla arrimaha Bulshada la haybsoco ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Agaasimayaasha Waaxaha Dawladda hose u furtay Tababar la xidhiidha habka maamulka shaqaalaha

0 Visits: 672 | Saturday September 19, 2015 - 19:45:51
Xoghayaha Dawladda Hoose Degmada Burco ayaa furay kulan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan ee Dawladda Hoose iyo shaqaalaha loogu Tababarayey Habka maamulka shaqaalaha

Read More »

Dalka Shiinaha oo dhaliilay Japan

0 Visits: 562 | Saturday September 19, 2015 - 19:36:34
Dalka Shiinaha ayaa sheegay in xukuumadda Japan ay halis galinayso nabada gobolka kaddib markii Japan ay meelmarisay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan balaarinta doorka millitari ee dalka dibadiisa

Read More »