Wararka

Madaxweynihii Burkina Faso oo la Sii Daayay

0 Visits: 666 | Saturday September 19, 2015 - 20:35:24
Madaxda Golaha Xukuma Burkino Faso ee afgambiga ku qabsaday maalin ka hor awoodda Dalkaasi Gilbert Diendere , ayaa sheegay in ay si daayeen Madaxweynihii dalkaasi oo ay laba cisho haysteen.

Read More »

17 Ruux oo ku Dhimatay Weerar ka Dhacay Pakistan

0 Visits: 677 | Saturday September 19, 2015 - 20:33:02
Kooxda Taliban ayaa weerar ku qaadday saldhig ay leeyihiin ciidamada cirka ee Pakistan. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 17 qof.

Read More »

Naadiga Halkaraan oo Xalay Buuggii ugu Qiimaha Badnaa ku soo Bandhigay Burco iyo Masuliyiin ka Qaybgashay+SAWIRO

0 Visits: 649 | Saturday September 19, 2015 - 19:51:13
Maayarka Magaalada Burco, Aqoonyahano iyo Culimo awdiin ayaa Xalay ka qaybgalay Munasibadda Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan xalay ku soo bandhigayey Buuggii ugu horeeyey si waafiya uga hadla arrimaha Bulshada la haybsoco ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Agaasimayaasha Waaxaha Dawladda hose u furtay Tababar la xidhiidha habka maamulka shaqaalaha

0 Visits: 673 | Saturday September 19, 2015 - 19:45:51
Xoghayaha Dawladda Hoose Degmada Burco ayaa furay kulan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan ee Dawladda Hoose iyo shaqaalaha loogu Tababarayey Habka maamulka shaqaalaha

Read More »

Dalka Shiinaha oo dhaliilay Japan

0 Visits: 562 | Saturday September 19, 2015 - 19:36:34
Dalka Shiinaha ayaa sheegay in xukuumadda Japan ay halis galinayso nabada gobolka kaddib markii Japan ay meelmarisay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan balaarinta doorka millitari ee dalka dibadiisa

Read More »

Wasiirkuxigenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka hadlay Xadhiga Suldaan La xidhay

0 Visits: 645 | Saturday September 19, 2015 - 19:31:47
Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadlay xadhiga loo gaystay Suldaan Mawliid Sabayso ayaa sheegay

Read More »

Shirkii wadatashiga Doorashada Somalia oo soo Xidhmay

0 Visits: 676 | Saturday September 19, 2015 - 19:24:40
Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabogabeeyay shirka wadatashiga nooca doorasha ee ka dhici karta Soomaaliya sanadka soo socdo.

Read More »

Daawo Wasiirka Khayradka Biyaha oo Soo Gunaanaday Mashruuci Biyo Ballaadhinta Burco iyo Wakaladda Biyaha oo so Bandhigtay Waxqabadkeda

0 Visits: 688 | Saturday September 19, 2015 - 19:17:12
Munasibad lagu soo afmeerayay mashruuci biyo balladhinta burco isla markaasna ay wakaaladda biyaha burco ku soo bandhigaysay waxqabadkeedi sannadkii u danbeey aayaa manta lagu qabtay Burco

Read More »

Daawo: Jaamacadda Gollis oo Casho sharaf ku sagootiday Ardaydii Dhowaan ka qalinjebisay Jaamacaddaasi iyo Masuliyiin Dardaaran u jediyey Ardaya jamacaddana ammanay

0 Visits: 711 | Saturday September 19, 2015 - 18:57:21
Masuliyiinta Jaamacadda Gollis ayaa casho sharaf sagootin ah u sameeyey ardaydii ka qalinjebisay jaamacaddaasi ee dhowaan ku soo qalinjebisay Caasimadda Hargeysa,

Read More »

Suuriya oo Weeraro Culus ku Qaaday Palmyra

0 Visits: 701 | Saturday September 19, 2015 - 18:53:48
Diyaaradaha dagaalka ee dawladda Suuriya ayaa qaaday mid ka mid ah weeraradii ugu cuslaa ee ay ka fuliyaan magaalada Palmyra, halkaas oo ay gacanta ku hayaan dawladda Islaamiga ah sida ay sheegayaan qolyaha xuquuqda aadamaha u dhaq dhaqaaqa.

Read More »

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo Markii u horeysay Shaaciyey Xilliga Rasmiga ah ee La Bilaabayo Dib u dhiskii Madaarka Burco

0 Visits: 718 | Saturday September 19, 2015 - 18:49:44
Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Burco. isla markaasna shaaciyey xilliga la bilaabayo dib u dhiskii madaarka

Read More »

Booliis Dheerad ah oo la geeyay Qudus

0 Visits: 623 | Saturday September 19, 2015 - 18:36:13
Israa'iil ayaa boqolaal booliis dheerad ah gaysay Qudus kaddib maalmo ay socdeen isku dhacyo u dhaxeeya Falastiiniyiin mudaaharaadaya iyo laamaha ammaanka.

Read More »

Buug Ka Hadlay Dhibta Qaadka Oo Hargaysa Lagu Soo Bandhigay

0 Visits: 1892 | Saturday September 19, 2015 - 18:35:37
Waxa xalay lagu soo bandhigay Hargeysa buuga Maskax-gudhiye oo si faahfaahsan uga hadlaayay qaadka iyo dhibaatooyinkiisa,

Read More »

Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Fariin kulul Udiray Gudoomiye Muuse Biixi

0 Visits: 710 | Saturday September 19, 2015 - 17:13:50
Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Fariin kulul Udiray Gudoomiye Muuse Biixi

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigeenkii Hore Ee Amniga Cabdilaahi Abokor Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Wareejinta Haamaha Berbera Iyo Xadhiga Salaadiinta

0 Visits: 513 | Saturday September 19, 2015 - 17:05:29
Daawo: Wasiirkuxigeenkii Hore Ee Amniga Cabdilaahi Abokor Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Wareejinta Haamaha Berbera Iyo Xadhiga Salaadiinta

Read More »

Daawo:Qaar kamida Xildhibaanada wakiilada Oo Canbaareyay Xadhiga Suldaan Sabayso Iyo Boqor Raabi

0 Visits: 602 | Saturday September 19, 2015 - 16:57:43
Daawo:Qaar kamida Xildhibaanada wakiilada Oo Canbaareyay Xadhiga Suldaan Sabayso Iyo Boqor Raabi

Read More »

Daawo:Madaxwenaha Puntland Cabdiwali Maxamedd Cali Gaas iyo Wafti uu Hogaaminayo oo u Dhoofay magaalada Muqdisho

0 Visits: 584 | Saturday September 19, 2015 - 16:48:13
Daawo:Madaxwenaha Puntland Cabdiwali Maxamedd Cali Gaas iyo Wafti uu Hogaaminayo oo u Dhoofay magaalada Muqdisho

Read More »

Daawo: Saraakiishii Siyaad Barre Ee Shacabka Somaliland Xasuuqay Oo Dacwado Lagu Furay Iyo Gudida Baadhista Xasuuqii Dalka Ka Dhacay Oo Arinkan Shaaciyey

0 Visits: 629 | Saturday September 19, 2015 - 16:45:22
Daawo: Saraakiishii Siyaad Barre Ee Shacabka Somaliland Xasuuqay Oo Dacwado Lagu Furay Iyo Gudida Baadhista Xasuuqii Dalka Ka Dhacay Oo Arinkan Shaaciyey

Read More »

Dawlada Kenya Oo Albaabada U Laabtay Goobihii Waxbarashada Macalimiin La'aan Awgeed.

0 Saturday September 19, 2015 - 00:00:08
Dawlada Kenya ayaa amartay in albaabada la isugu dhufto dhammaan xarumaha waxbarashada ay dowladu gacanta ku hayso iyo kuwa gaarka loo leeyahay kadib markii ay saameyn ku yeelatay shaqo joojin ay sameeyeen macalimiinta dugsiyaa Kenya.

Read More »

Fadhiyadii Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo Hakad La Galiyey Iyada Oo Ay Hor Yaalaan Mooshino Iska Soo Hor Jeeda

0 Friday September 18, 2015 - 23:58:38
hakad ku jiraan fadhiyadii baarlamaanku, laakiin ay sii socon doonaan arimaha lagaga hadlayo mooshinada iska soo hor jeeda maadaama dhinacyadu ogolaadeen in wada hadal lagu dhameeyo." Ayuu yidhi xildhibaanku. Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa qaba in sababta aan sida rasmiga loogu xidhin…

Read More »