Wararka

DAAWO: Wadanka Denmark Oo Layaab Ku Noqotay Guul Uu Gaadhay Wiil Somaliyeed Oo Tartanka Orodka Ka Qayb Galay.

0 Visits: 615 | Wednesday September 16, 2015 - 18:15:20
Daawo Wadanka Denmark Oo Layaab Ku Noqotay Guul Uu Gaadhay Wiil Somaliyeed Oo Tartanka Orodka Ka Qayb Galay.

Read More »

Daawo: Wefti ka socday Madaxtooyada imaaraatka oo maalmahan ku sugna Hargeysa oo Dalka ka dhoofay

0 Visits: 583 | Wednesday September 16, 2015 - 17:25:20
Weftigii Imaaraadka Carabta oo Dalka saaka ka dhoofay iyo Safiirka Somaliland ee Imaaraadka oo ka hadlay Arrimo been abuura oo laga faafiyey

Read More »

Booliska Caasimadda oo gacanta ku dhigay Nooc ka mida Maandooriyaasha iyo taliye fadal oo digniin adag u diray Dhalinyarada rabshadaha sameya

0 Visits: 799 | Wednesday September 16, 2015 - 17:19:27
Taliyaha guud ee booliska Somaliland, Sareeyo guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay in ciidanka boolisku gacanta ku dhigay xaddi ka mid ah maandooriyaha xashiishadda oo dhibaato ku ah bulshada Somaliland.

Read More »

DAAWO: W.WAXBARASHADA SOMALILAND OO KU DHAWAAQDAY CARWADA JAAMACADAHA DALKA

0 Visits: 553 | Wednesday September 16, 2015 - 12:45:39
DAAWO Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Ku Shaacisay Carwo Loo Qabanayo Jaamacadaha Dalka is ay Ardayda Dugsiyadu Ku Dooran Doonaan Jaamacadaha Ay Galayaan

Read More »

Injineer Lagu Diley Muqdisho

0 Visits: 701 | Wednesday September 16, 2015 - 11:20:03
Injineer dhinaca dhismaha ah oo Qandaraasyo ka qaadan jirey dowladda Soomaaliya iyo Shirkado kale, ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Muhaajiriin ku Xayiran Xudduudda Dalalka Serbia iyo Hungary

0 Visits: 657 | Wednesday September 16, 2015 - 11:07:58
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Serbia ayaa ugu baaqay mas'uuliyiinta Dalka Hungary in ay oodda ka qaadaan Muhaajiriinta tirada badan ee ku xayiran xudduudda labada dal si ay u sii wataan safarkooda ay ku doonayaan in ay ku galaan Waddamada kale ee Reer Yurub.

Read More »

Xildhibaan Mubarik Bidhi oo Ardaydii Ka qalinjebisay Jamacadda Gollis Faraceeda Burco Hambalyo u Diray kuna dhirigeliyey si wadida waxbarashada

0 Visits: 926 | Wednesday September 16, 2015 - 11:00:55
Xildhibaan Mubarik yusuf Cilmi Bidhi oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco ayaa Hambalyo uu ku dhiirigelinayey u diray Guud ahaanba Ardaydii ka qalinjebisay Jaamacadda Gollis Burco

Read More »

Wasiirkuxigenka Caafimadka Somaliland iyo weftigiisii oo mar kale ka qaybgalay Shir lagaga hadlayey Arrimaha Caafimadka

0 Visits: 672 | Wednesday September 16, 2015 - 09:02:46
weftigii uu hogaaminaayey wasiir ku xigeenka caafimaadku ee ku sugnaa Nairobi ayaa maalintii labaad ka qaybgalay shir lagaga hadlaayay Arrimaha Caafimaadka gaar ahaan wakhtiyada nadaafad xumada ka dhalata roobabka,

Read More »

Xoghayaha Arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry oo uga digay Ruushka colaadaha kataagan Wadanka Suuriya

0 Visits: 618 | Wednesday September 16, 2015 - 08:53:51
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka John Kerry ayaa uga digay Ruushka inay uga sii dari karaan oo sii daba dheereyn karaan xiisadda ka aloosan Suuriya, haddii ay sii wadaan taageerada ay siiyaan madaxweyne Bashar Al Assad.

Read More »

"Qaranimada Ayaa Wax Ilaalisee Qofnimo Iyo Qabyaalad Waxba Laguma Ilaaliyo".Afhayeenka Madaxtooyada.

0 Visits: 696 | Wednesday September 16, 2015 - 08:48:50
Madaxtooyada Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay muranka Haamaha Shidaalka ee Khilaafka ka dhex abuuray Golaha Wakiilada kaas oo gaadhay gacan ka hadalkii dhexmaray Shir Gudoonka Golahaas.

Read More »

Daawo:Waxgaradka Iyo Dadwaynaha Degmada Qoyta OO Raali Galin Ka Baxiyay Eedayn Hore Ugu Jeediyeen Dirawalka Madaxwaynaha

0 Tuesday September 15, 2015 - 21:38:19
Badhasab Ku Xigeenka Gobolka Saaxil Oo Isna Degaankaasi Ku Suga Ayaa Soo Gaadhsiyay Deeq Xoolaha Oo uu Siyay Qoys Danyar Ah Oo Gaadhi Ka Jiidhay 15 Neef Oo Adhi Ah

Read More »

Kaluumaysiga Sharci Daradaaa oo kusii Badanaya Wadanka Soomlia

0 Visits: 659 | Tuesday September 15, 2015 - 19:53:41
Qabiirada ayaa ka digaya in kalluumaysiga sharcidarada ee ay sameeyaan maraakiibta waawayn ee ajnabiga inuu dib u soo celin karo burcad baddeeda.

Read More »

Daawo: Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Muqdisho oo Wehel la noqday Cunista Qaadka

0 Visits: 535 | Tuesday September 15, 2015 - 19:21:50
Dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Ayaa Wehel la noqday Cunista Qaadka

Read More »

Daawo: Ciidamada putland oo Gadooday Sheegayna in laga Cunay Musharkoodii

0 Visits: 528 | Tuesday September 15, 2015 - 18:48:27
Daawo: Ciidamada putland oo Gadooday Sheegayna in laga Cunay Musharkoodii

Read More »

Daawo: Cali Khaliif Galaydh oo Khudbad ka Jeediyay Furitaanka Xafiiska Baasaboorka Soomaaliga lagu Qaadan Qoono

0 Visits: 645 | Tuesday September 15, 2015 - 18:37:20
Cali Khaliif Galaydh Ayaa Khudbad ka Jeediyay Furitaanka Xafiiska Baasaboorka Soomaaliga lagu Qaadan Qoono

Read More »

K.Waqooyi: Saldhiga Yongbyon ee Nukliyeerka oo ka Shaqaynaya Sidii kor loogu qaadi lahaa hubkooda nukliyeerka

0 Visits: 631 | Tuesday September 15, 2015 - 18:16:02
Kuuriyada waqooyi ayaa sheegtay inay kordhisay hawlaha ka socda saldhigaeeda nukliyeerka ee Yongbyon.

Read More »

Hungary oo Ansixisay Sharci lagu xirayo Muhaajiriinta kusoo qulqulaya qaaarada yuurub

0 Visits: 715 | Tuesday September 15, 2015 - 18:06:42
Dalka Hungary ayaa sharci cusub ka dhaqan galay, kaasi oo booliska u ogolaanaya in ay xiraan isla markaana dacwad ku soo oogaan muhaajiriinta dalka ku soo galaya sida sharci darrada ah.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ka furay Shirki Sannadlaha ahaa Deeqbixiyaasha Somaliland Sannad walba ku qabsadaan Hargeysa+SAWIRO

0 Visits: 808 | Tuesday September 15, 2015 - 17:54:01
Madaxweynaha Somaliland ayaa Maanta Furay shirkii sanad laha ahaa ee deeqbixiyayaasha Somaliland taageeraa ku qabsadaan qorshe sanadoodkooda saanad walba mar.

Read More »

Daawo:Dhibaatada Dooxyadu ku Hayaan Shacabka iskaga kala goosha Magaalooyinka waaweyn Ee Somaliland

0 Visits: 666 | Tuesday September 15, 2015 - 16:25:18
Dhibaatada Dooxyadu ku Hayaan Shacabka iskaga kala goosha Magaalooyinka waaweyn Ee Somaliland

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Gabilay Iyo Wajaale Oo Kormeeray Goobo Biyaha Roob Ka Soo Galaan Wajaale+Baaqna U Diray Dadweynaha

0 Visits: 504 | Tuesday September 15, 2015 - 16:21:03
Maamulka Gobolka Gabilay Iyo Wajaale Oo Kormeeray Goobo Biyaha Roob Ka Soo Galaan Wajaale+Baaqna U Diray Dadweynaha

Read More »