Wararka

Sergio Ramos Oo Maanta Seegay Tababarkii Ay Real Madrid Iskugu Diyaarinaysay Kulanka Champions Leaque-ga ee Shakhtar Donetsk

0 Visits: 623 | Monday September 14, 2015 - 09:21:31
Difaaca dhexe ee kooxda Real Madrid ee Serigo Ramos ayaa maanta seegay tababarka kooxdiisa Real Madrid ee ay ugu diyaar garoobaysay kulanka ay talaadada la ciyaari doonto kooxdaShakhtar Donetsk kulankaas oo ah kulanka ugu horeeya ee ay Madrid xili ciyaareedkan cuusbSantiago BernabĂ©u ku ciyaari doono…

Read More »

Waa Kuwee Tabarayaasha Badali Doona Jose Mourinho Hadii Uu Ka Tago Shaqada Chelsea

0 Visits: 959 | Monday September 14, 2015 - 09:15:07
Shaqada Jose Mourinho ee Chelsea ayaa loo cabsanayaa iyadoo macalinkaan reer Portugal uu 4-dhibcood kaliya kooxda usoo hoyay shantii kulan ee ay ciyaaartay horyaalka xagaagan iyadoo waliba ah kooxda difaacaneysa horyaalka.

Read More »

Daawo: Abwaan Xasan Dahir Weedhsame oo Wacdaro ka dhigay Jamacadda Gollis ee Berbera

0 Visits: 1435 | Monday September 14, 2015 - 07:48:33
Abwaanka oo martiqaad ka helay jaamacaddaasi ayaa Madal ilyartu is qabatay ku soo bandhigay suugaantiisa iyo weliba Sheekooyin xikmad leh, waxana si weyn uga faaidaystay Dhalinyaradii halkas ka so qaybgashay

Read More »

War Deg Deg Ah: Waxa Goor Dhawayd Diyarad Usaaarnaa Ku Geeriyooday Wasiirka arimaha gudaha Dalka Uganda

0 Sunday September 13, 2015 - 22:13:25
Magaalada Kambala ee xarunta Dalka Uganda wararka ka imaanaya ayaa sheegaya inuu geeriyooday wasiirka arimaha gudaha dalkaasi xili uu saarnaa diyaarad.Wasiirka ayaa la sheegay inuu si lama filaan ah ugu dhex geeriyooday diyaarad xili uu ka soo laabtay socdaal uu ku tagay dalka Koonfurta Kuuriya. Dowlada…

Read More »

Dadwaynaha Ku Dhaqan Magalada Boorama Oo Dareeno Kale Gadisan Ka Baxiyay Dagaalki Gacn Ka Hadalka Ahaa Ee Dhexmaray Ciro Iyo Baashe

0 Sunday September 13, 2015 - 22:10:53
Dadwaynaha Reer AWDAL Oo Ka Hadlay Dhacdadii Golaha Wakiilada, Taageerana U Muujiyey Guddoomiye Cirro.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Bandhiga Buuga taariikhda Xaaji Faarax Oomaar.

0 Sunday September 13, 2015 - 22:06:50
Buug Misaan Wayn Xambaarsan Oo Laga Qoray Faarax Omaar

Read More »

Dalka Jarmalka Oo Hakiyay Qaabilaada Qaxootinga Ku Qul Qulaaya Dalkiisa.

0 Sunday September 13, 2015 - 22:02:47
Dowlada Jarmalka ayaa si kumeelgaar ah u joojisay gaadiidka tareenada ee ka imanayay dalka deriska la ah ee Austria iyadoo ay qaxootiga weli ay ku soo qulqulayaan dalkaas.

Read More »

Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Madaxtooyada Imaaraatka oo Dalka Soo Gaadhay iyo Masuliyiin ku so dhoweysay Madaarka Berbera

0 Visits: 689 | Sunday September 13, 2015 - 19:41:06
Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada Isutagaga imaaraadka carabta, ayaa maanta ka soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Berbera Airport.

Read More »

Daawo: Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Barnaamij Tvga Royal Tv waraysi kula yeeshay kaga hadlay Arrimo xaasaasiya

0 Visits: 665 | Sunday September 13, 2015 - 19:28:08
Barnaamijkan ayuu kaga hadlay Murashax jamal ali husein xaaladda siyaasadeed dalka iyo arrimo kale oo xaasaasiya

Read More »

Daawo: Qoraa Rashiid Shabeel oo ay Dhashay Hodan Cabdille oo ku suntan Taariikhda Jacaylka Soomalida aya lagu waraystay Barnaamij Qiimo Badan

0 Visits: 2165 | Sunday September 13, 2015 - 19:18:11
Rashiid Shabeel waxa Dhashay Gabadhii uu jeclaaday Cilmi Boodhari ee Hodan Cabdille walanwal , waana qofkii koowaad ee Buug ka qora Jacaylkaas iyo arrinta Cilmi boodhari iyo hooyadii hodan, Barnaamij Qiimo badan ayay ka diyaarisay Saynab Maxmed Cabdi oo ka tirsan Bahda Tvga Qaranka

Read More »

Daawo:Qaar kamida Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Eedmo Loo Soo Jeediye Gudoomiye Ku xigeenka Barlaamnaka Ka Difaacay

0 Visits: 900 | Sunday September 13, 2015 - 17:25:19
Burco(Afka)Qaar kamida Haweenweynaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Eedmo Loo Soo Jeediye Gudoomiye Ku xigeenka golaha wakiilada somalaialdn mudane baashe maxamed faarax Ka Difaacay

Read More »

Daawo:Xukuumadda Somaliland oo Ka Hashay Muranka Wakiilada Somaliland

0 Visits: 525 | Sunday September 13, 2015 - 17:19:08
Xukuumadda Somaliland oo Ka Hashay Muranka Wakiilada

Read More »

Daawo:Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Shaaciyey Inay Taagersanyihiin Maamulka Gudoomiye Muuse Biixi Oo Beeniyye Khilaaf Ka Jiraa Gobolkaasi Iyo

0 Visits: 693 | Sunday September 13, 2015 - 17:08:51
Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Shaaciyey Inay Taagersanyihiin Maamulka Gudoomiye Muuse Biixi Oo Beeniyye Khilaaf Ka Jiraa Gobolkaasi Iyo

Read More »

Sport: Saxaafada Caalamka oo Amaan ugu qubaysay Ronaldo kadib Shantii Gool Ee uudhaliyay Shalay

0 Visits: 1203 | Sunday September 13, 2015 - 16:59:20
Saxaafada Caalamka ayaa Amaan ugu qubaysay Ronaldo kadib Shantii Gool Ee uudhaliyay

Read More »

"Dhinacyada Mooshinnada keenay Waa in ay Miiska Wadahadalka Soo Fariistaan"Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya

0 Visits: 680 | Sunday September 13, 2015 - 16:52:56
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyada isku haya Mooshinnada iska horjeeda ee Baarlamaanka la keenay ay isugu yimaadaan Miiska Wada-hadalka.

Read More »

Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Jaamcada Hargaysa oo lasheegay inuu isku Qarxiyay wadanka Siiriya

0 Visits: 674 | Sunday September 13, 2015 - 16:47:41
Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Jaamcada Hargaysa oo lasheegay inuu isku Qarxiyay wadanka Siiriya

Read More »

Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Haweenay Si Khaldan Diinta U Baraysay haween Kale

0 Visits: 1429 | Sunday September 13, 2015 - 16:43:31
Maxkamadda Hargeysa ayaa shalay xukun ku ridday Haweenay ku eedeysnayd inay abuurtay Qal-qalgelin Diinta Islaamka ah, isla markaana fikrado khaldan ka dhadhicinaysay haweenka degan xaafadda Guryo samo ee degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargeysa

Read More »

Daawo: Wakiilka Somaliland Ee Dhanka Xajka Oo Ka Hadlay Shilkii Ku Dhacay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Soo Gudanaayay Waajibaadka Xajka

0 Visits: 747 | Sunday September 13, 2015 - 16:41:19
Daawo: Wakiilka Somaliland Ee Dhanka Xajka Oo Ka Hadlay Shilkii Ku Dhacay Dadkii Muslimiinta ahaa ee Soo Gudanaayay Waajibaadka Xajka

Read More »

War Deg Deg AH:Dib-u-dhac ku yimid Shirkii Wadatashiga ahaa ee Maanta ka Furmi lahaa Kismaayo+Sawiro

0 Visits: 725 | Sunday September 13, 2015 - 16:39:20
Iyadoo shalay ay magaalada Kismaayo soo gaareen Wufuud ka kala socotay Dowladda Federaalka, Madaxda Maamul-goboleedyada dalka iyo Wufuud kale oo ka socotay Beesha Caalamka, isla markaana lagu Waday inuu maanta ka furmo Kismaayo Shirkii Wada-tashiga Madaxda dalka ayaa waxa la shaaciyay in shirkaas uu…

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Guurtida iyo Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha oo ka hadlay Gacan ka hadalkii shirgudonka wakiilada, iyo Golaha oo Fasax Galay

0 Sunday September 13, 2015 - 16:32:05
Golaha Wakilada OO Shalay Ka Dhashay Dagaal Gacan Ka Hadala Oo Dhexmaray Gudoomiyaha Golaha Wakilada iyo K Xigeenkisa Kowaad Baashe Ayaa Manta Kal Fadhi ay Yesheen Isla Qaatay Inu Golahu Galo Fasax Koban Oo Ila Ciida ah galo waxana ka hadlay falkii shalay guddomiyaha guurtida iyo wasiirka xidhiidhka…

Read More »