Ciyaaryahan Asad Ismaaciil Aadan oo u Xulka Gobolka Maroodi Jeex ee Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland Uga Ciyaara Number-ka 3aad ee Baasha Bidix, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu Xulkii uu maddadda dheer u soo Ciyaariyey, waxaanu sido kale ka waramay asbaabaha xiligan ku kalifay in uu Iskaga tago…
Read More »