Wararka

Daawo: Dawladda Hose Burco oo Mid ka mida Waddooyinka Cusub ee ay hirgelinayso Magaalada ku Shubtay Daamurkii

0 Visits: 657 | Wednesday September 02, 2015 - 15:52:06
Waddadan oo ah waddada Tagta Sayladda Burco ayaa ka mid noqonaysa waddooyin ay sannadkan ka hirgelin doonto dawladda hose burco magaalada

Read More »

Hay'adda Caalamiga ah ee UNFPA oo Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland u Magacawday Wakiilka ololaha CARMMA ee Jamhuuriyada Somaliland

0 Visits: 764 | Wednesday September 02, 2015 - 15:02:08
Jamhuuriyada Somaliland ayaa kaalinteeda kaga biirtay daah-furka Ololaha CARMMA ee ujeedadiisu tahay hoos-u-dhigga dhimashada hooyada ee

Read More »

Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Ogolaatay In Dalkeeda Lagu Galo Baasaaboorka Somaliland

0 Visits: 576 | Wednesday September 02, 2015 - 14:42:57
Dawladda Imaraadka Carabta ayaa aqbashay in dalkeeda lagu gali karo Baasaboorka Jamhuuriyadda Somaliland, sidoo kalena waxay ogolaatay inay Fiisayaasha dalku galka saarto Baasaboorka Somaliland.

Read More »

War Deg Deg ah: Prof Ismacil Hurre Buuba oo Si Diiran loogu soo Dhoweeyey Hargeysa

0 Visits: 829 | Wednesday September 02, 2015 - 12:41:23
Proff ismaciil hurre buubaa ayaa goor dhoweyd si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka caalamiga ah ee cigaal, waxana madaarka ku soo dhoweyey proff buuba madax dhaqameed iyo siyasiin tiro badan, iyadoo maalmihii ugu danbaysay la hadal hayey imaansha ha proffesoorka, Proff ismacil hurre buubaa oo ay ilmaadeer…

Read More »

"Xisbiga WADDANI waxaan Ku diidanahay oo aan oo aan ku dhaliilayaa way jirtaa. Waxa aan jeclaa..."Axmed Xaji Dahir

0 Visits: 734 | Wednesday September 02, 2015 - 11:09:27
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee xukuumadii UDUB Md. Axmed Xaaji Daahir Cilmi ayaa sheegay inuu qawadsan yahay xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo uu ka tirsan yahay, waxaanu...

Read More »

Macalimiinta Kenya oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo sababta kelliftay

0 Visits: 650 | Wednesday September 02, 2015 - 10:43:55
Macallimiinta Iskuullada dowladda ee Kenya ayaa waxa ay billaabeen shaqo joojin,

Read More »

Dhegayso: "Soomaliya Xilligan kama dhici karto Doorasho Hal Qof iyo Hal Cod ah" Nickolas Kay

0 Visits: 585 | Wednesday September 02, 2015 - 10:11:21
Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in adduunku uusan ka sii jeedsan karin Soomaaliya, iyada oo ay sare u sii kacday dadka ay cuno yaridu haysato.

Read More »

Iskaashatada Hiliblayaasha Caasimadda Hargeysa oo Mudaharaad Shaqo joojin ah Dhigay, Dhowr iyo labaatan Qof oo laga Xidhay iyo Hargeysa oo Hilib laga Waayey

0 Visits: 783 | Wednesday September 02, 2015 - 10:01:50
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa maanta laga waayey Hilibka xoolaha, taasina waxay ku noqotey Layaab.

Read More »

Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE oo isku shaandhayntii ugu Ballaadhnayd ku sameeyey Guddomiyashi xisbiga ee Gobolada Dalka, Qaar xilalki ka caydhiyey qaar cusubna magacabay

0 Visits: 763 | Wednesday September 02, 2015 - 08:17:25
Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay xilal cusub oo ay ku jiraan qaar ka mid ah guddoomiyayaasha gobollada iyo xubno ku soo kordhay madaxda xarunta dhexe ee xisbiga.

Read More »

Hargaysa:Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Martiqaaday Masuuliyiin Miisaan Culus.+Sawiro.

0 Tuesday September 01, 2015 - 20:09:46
Wasiirka Macdanta iyo Tamatarta Somaliland, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa marti qaad Hadhimo sharafeed ah wuxuu u sameeyay, Wasiiro iyo Waxgarad kale.

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Shirkadaha Shidaalka Keena Oo Markii Ugu Horeysay Kahadlay Malgashiga Hamaha Shidaalka

0 Tuesday September 01, 2015 - 19:59:52
Masuuliyiinta Shirkadaha Shidaalka Keena Oo Markii Ugu Horeysay Kahadlay Sababtay Udalbadeen Maalgashi Ay Kusameeyaan Haamaha Shidaalka Berbera TalaabadiI Sheekha Maamula Hamuhu Ku Hor Istaagay

Read More »

Maraykanka Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Booqashada Madaxweynaha Sudan Ee Dalka Shiinaha.

0 Tuesday September 01, 2015 - 19:40:04
Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay booqashada la filayo in Madaxweynaha Sudan uu ku tago dalka Shiinaha, xilli Maxkamadda Caalamiga ay u jartay ruqsad lagu soo xirayo, kadib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirto dambiyo dagaal.

Read More »

daawo wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi oo ka hadlay xujaajtii ugu horaysay oo maanta ka duushay cigaal airport

0 Visits: 559 | Tuesday September 01, 2015 - 17:18:18
daawo wasiirka duulista iyo hawada maxamuud xaashi oo ka hadlay xujaajtii ugu horaysay oo maanta ka duushay cigaal airport

Read More »

daawo:wasiirka caafimaadka oo soo bandhigay waxqabadka wasaaradiisa

0 Visits: 624 | Tuesday September 01, 2015 - 16:27:52
daawo:wasiirka caafimaadka oo soo bandhigay waxqabadka wasaaradiisa

Read More »

daawo:marwada madaxwaynaha soomaliland marwo aamina waris oo baaq codsi shaqo ah udirtay warbaahinta madaxa banaaan

0 Visits: 687 | Tuesday September 01, 2015 - 16:27:52
daawo:marwada madaxwaynaha soomaliland marwo aamina waris oo baaq codsi shaqo ah udirtay warbaahinta madaxa banaaan

Read More »

Wasiirka Boosaha Iyo isgaadhsiinta Somaliland Oo Shirkada Isgaadhsiinta Uga Digay Isticmaalka Xeerka Somaliya Madaxweynahana ku ammanay Sida uu Mucarad iyo Muxafad ba uga qaybgeliyey talada dalka

0 Visits: 787 | Tuesday September 01, 2015 - 15:57:56
Wasiirka Wasaarada Boosta iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa aad u ammanay madaxweynaha somaliland isagoo sheegay inaanu Ka mid Ahayn dadkii u codeeyay xisbiga Kulmiye,

Read More »

Dawo:Wasaradda Waxbarashada iyo Guddomiyaha Imtixaanadka Qaranka oo ku dhawaaqay Natijadii imtixanaadka iyo 10kii Arday ee ugu sarreeyey Sannadkan Dalka

0 Visits: 1483 | Tuesday September 01, 2015 - 13:14:03
Wasiirka Wasaarada Waxbarashhada Somaliland Mudane Faarax Geedole Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanaadka Qaranka Daaud gadhweyne ayaa si wada jira saaka Ugu Dhawaaqay Natiijadii Imtixaanka Shaadiga ah Ee Sanadkan Dugsiyada Dhexe Iyo Kuwa Sareba

Read More »

Madaxweyne kuxigenka Puntland oo xadhiga ka jaray Adeegga Casriga ah ee E-Dahab oo markii u horeysay Shirkadda Dahabshiil ka hirgelisay Puntland

0 Visits: 868 | Tuesday September 01, 2015 - 13:08:43
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa Xalay xadhigga ka jaray isticmaalka adeegga isgaadhsiinta ee shirkadda Somtel iyo adeegga xawaaladda mobile-ka ee eDahab oo ah markii ugu horeysay ee laga hirgaliyo dawlad gobolleedka Puntland.

Read More »

Daawo: Dood ku saabsan Laalista Golaha wakiiladu laaleen Wareejinta Haamaha Shidaalka

0 Visits: 560 | Tuesday September 01, 2015 - 12:33:31
Dooddan waxa ka qaybgalaya Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada, wasiirkuxigenka Ganacsiga Somaliland iyo Masuul ka socday Shirkadihii Doonayey inayla wareegaan Haamaha shidaalka

Read More »

Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland Oo Maanta Lagu Dhawaaqayo Iyo Arday Mucjiso ah oo kamida ardayda sannadkan

0 Visits: 873 | Tuesday September 01, 2015 - 12:19:32
Xafiiska Imtixaanaadka qaranka Somaliland ayaa Salaasada maanta ku dhawaaqaya Natiijada Imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee ...

Read More »