Wararka

Dawlada Somaliland Oo Sheegtay Inay Khuburo Cilmi Nafsiga Ku Takhasusay Udirtay Baadhista Dilalka Ciidanka Dhexdiisa Kadhaca.

0 Saturday August 29, 2015 - 18:00:41
Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku soo samaysa dilalka ka dhex dhacaya muddooyinkan dambe ciidamada qaranka, iyagoo booqday goobihii ay shilalku ka dhaceen islamarkaana baadhaya siday u dhaceen dilalkaasi.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka WasaradaMaaliyada Somaliland Oo Boqatay Xerada Agoomaha ee Magalada Hargaysa

0 Saturday August 29, 2015 - 17:57:00
Wasiirka WasaradaMaaliyada Somaliland Oo Boqatay Xerada Agoomaha ee Magalada Hargaysa

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Magaalada Hargeysa Oo Laga Hirgaliyey Ishaarooyinka Gaadiidka Kala Haga Iyo Faa'iidada Ku Jirta

0 Saturday August 29, 2015 - 17:50:07
Hargaysa Oo Marki Labaad Lasoo Mayay Isharada Gadidka Kale Hagta iyo Shacabka Ku Dhaqan Magalada Hargaysa Oo Soo Dhawayay

Read More »

Hooyo Somaaliyad Ah Oo Lagu Eedeeyay Inay Caruur La Baxsatay Oo Maxkamad Ku Tala Dalka Canada La Saaray

0 Saturday August 29, 2015 - 17:47:54
Anisa Mohamed Ibrahim oo deganeyd Magaalada Manchester Ee Wadanka Britain, ayaa sanadkii 2010-ka waxay soo degtay Magaalada Toronto, xilli ay la soo carartay laba wiil ay dhashay. Haweeneydan ayaa magac aan midkeeda ahayn isaga dhiibtay Canada.

Read More »

Daawo: Xildhibaan OBAMA oo Golaha Barlamaanka Hortiisa Eedayntii Musuqmaasuq ee ugu cuslayd ugu jeediyey Maareyaha Haamaha Shidaalka Berbera

0 Visits: 553 | Saturday August 29, 2015 - 17:42:12
Fadhigii Maanta ee Golaha wakiilada somaliland ayaa Maanta Warbixin ku saabsan Haamaha Kaydka Shidaalka Laga Horjeediyay taas oo Lagu edeeyay inuu Musuq-maasuq Badan oo Baadhis u Baahan uu ku Kacay sida uu Sheegay Xildhibaan Obama oo

Read More »

Guddoomiye Tarsankii Muqdisho Oo saacadokooban ku sugnaa madaarka hargeysa oo Aamaanay Nidaamka Madaarka Cigaal

0 Visits: 611 | Saturday August 29, 2015 - 17:33:17
Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore u noqday duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, ayaa wuxuu dhawaan taraansit ku maray madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland.

Read More »

"Waxqabadka Dawladu Waa In Aanu Bulshada U Abaabulno Inay Kaalin Ku Yeeshaan Horumarka"Wasiirka Madxtoyada

0 Visits: 741 | Saturday August 29, 2015 - 15:03:53
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ka go'an tahay

Read More »

DAAWO- Barnaamij Cajiiba: Kulmiyihii Shalay Iyo Kulmiyaha Maanta Oo Arrimo Badan Badka Soo Dhigay

0 Visits: 588 | Saturday August 29, 2015 - 11:16:35
Siyaasiyiin badan oo wakhtigan ka baxay Kulmiye balse horey u ahaan jiray ayaa ku doodaya in Kulmiye burburkiisii soo socdo, islamarkaana xukumaddiisu ka leexatay wixii Kulmiye rabay markuu Mucaaradka ahaa.

Read More »

Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Nairobi ( SAWIRRO )

0 Visits: 975 | Saturday August 29, 2015 - 11:13:32
Fanaaniintan Xidigaha Geeska oo ah qayb ka mid ah Fanaaniinta oo ay Hogaaminayaan Fanaaniinta kala Ah

Read More »

Dawlada Chad Oo Dad Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay

0 Visits: 461 | Saturday August 29, 2015 - 11:07:17
Toban qof oo reer Chad ah ayaa lagu xukumay dil toogasho ah, kaddib markii lagu helay in ay ka dambeeyeen weerar bambaano oo ay qaaday kooxda Bookoo Xaraam.

Read More »

Banki-moon oo ku baaqay in la badbaadiyo Muhaajiriinta ku dhimanaya Badaha iyo saxaraha

0 Visits: 705 | Saturday August 29, 2015 - 10:16:41
Qarammada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahanyahay in sare loo qaado dadaalada lagaga hortagayo dhimashada dadka muhaajiriinta ah ee ....

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Telefishanka Kenya, Oo Markii U Horaysay Lagaga Dooday Qadiyadda Somaliland Iyo ,Madaxbadan Oo Ka Qayb Qadatay

0 Friday August 28, 2015 - 21:12:22
Telefishanka Kenya, Oo Markii U Horaysay Lagaga Dooday Qadiyadda Somaliland, Iyo Wasiirka Khaarajiga Kenya, Iyo Madaxda Somaliya Oo Wax Laga Weydiiyay

Read More »

Hal Balyan Oo Qof Oo La Shaaciyay In Ay Boqdaan Facbook Ga iyo Mulkila Facbook Oo Ka Hadlay

0 Friday August 28, 2015 - 21:07:26
Mulkiilaha Shabakadda ugu weyn ee xidhiidhka bulshada ee facebook-ga, Mr Mark Zuckerberg, ayaa sheegay in markii ugu horaysay shaaciyay in dad tiradoodu kor u dhaaftay hal bilyan oo qof ay maalin kasta si joogto ah u isticmaalaan Shabakada Facebook-ga, sidaana waxa uu ku bayaamiyay qoraal uu shalay…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Culumada Ku Biira Saxada Siyasada Somaliland

0 Friday August 28, 2015 - 21:04:23
Hoos Ka Daawo Maxuu Ka Idhi Gudoomiye Muuse Biixi Wadada Ku Biira Siyasada Somaliland

Read More »

Dawlada Kenya Oo Lacagtii Ugu Badnayd Dul Dhigtay Haweenay Xubin Ka Ah Ururka Al-Shabaab.

0 Friday August 28, 2015 - 20:46:34
Booliska Kenya, ayaa maanta adduun lacageed oo dhan labaatan kun oo dollarka Mareykanka ah, waxa ay dul dhigeen haweeney lagu magacaabo Rukia Mbarak Faraj.

Read More »

Ku Dhawaad 50 Ruux Oo Muhaajiriin Ah Oo Maydkooda Laga Helay Gaadhi Kuwa Xamuulka Qaada Ah Dalka Austria

0 Visits: 618 | Friday August 28, 2015 - 16:25:29
llaa 50 qof oo muhaajirin ah, ayaa meydkooda laga heley gaadhi kuwa xamuulka qaada ah,

Read More »

Dhegayso:Sheekh Aaaden-Siiro ayaa Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Lunsiga Hantida Ummadda Iyo Diinteenu Waxay Ka Qabto

0 Visits: 599 | Friday August 28, 2015 - 16:21:21
Sheekh Aaaden-Siiro ayaa Khudbadii Jimcaha Kaga Hadlay Lunsiga Hantida Ummadda Iyo Diinteenu Waxay Ka Qabto

Read More »

Warbixin Caalami Ah Oo Lagu Qiimeeyay Heerka Somaliland kaga jirto Dimuqraadiyadda, Dawladnimada, Xoriyatul-qowlka, Iyo Madax-bannnaanida Garsoorka

0 Visits: 835 | Friday August 28, 2015 - 16:16:33
Urrur caalami ah oo sannad kasta soo saara warbixin uu kaga hadlo heerarka waddamada adduunku ka marayaan nidaamka Ismaamulka, ku-dhaqanka dimuqraadiyadda,

Read More »

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Markii u horeysay Heshiis Awood Qaybsi Ogolaaday +SAWIRO

0 Visits: 623 | Friday August 28, 2015 - 16:08:12
Madaxweynaha dalkaasi Koonfurta Sudan ayaa markii ugu horeysay ogolaaday heshiis la doonaayo in lagu soo afjaro colaada ragaadisay dalkaasi .

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigenki hore Qorshaynta oo Dhalinyarada uga Digey inaanay ku dayan Masuliyinta iyo siyasinta hantida ummada booba ee mushaharkoda iyo kharashka ay isticmaalan iyo hantigoodu anu is lahayn

0 Visits: 645 | Friday August 28, 2015 - 15:59:48
Cabdikarim Axmed Mooge waxa uu iftiimiyey inay jiraan boqolaal ka mida masuliyinta xilalka umadda u hayaa inaanay is lahayn mushaharkoda kooban iyo lacagta ay kharash gareeyaan ee gaadiidka iyo guryaha ku iibsadaan

Read More »