Wararka

Soomaali Tiro Badan oo lagu Xidh Xidhay Waddanka Angola

0 Visits: 667 | Monday August 24, 2015 - 08:43:31
Ku dhawaad 100 Ruux oo Muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo Warramayaa inay Xabsiga u Taxaabeen Booliiska Dalka Angola,

Read More »

Duqa Hargaysa Oo Go,an Adag Ka Soo Saaray Ciyaartoyda Dawlada Hoose Inay U Ciyaari Karin Gobol Kale

0 Sunday August 23, 2015 - 21:47:23
maayirka magaalada Hargeysa ayaa soo saaray waraaq ku lid ah ciyaartoyda gobolka Hawd oo uu doonaayo in uu ka joojiyo koobka gobolada Somaliland ee ay gobolkooda u ciyaarayaan.

Read More »

Daawo Afkashacab Tv: Wajigii Labaad Ee Laamigii Ugu Horeysay Ee laga Hirgaliyo Magaalada Ceerigaabo Oo Saaka Lasoo Gaba Gabeeyay

0 Sunday August 23, 2015 - 21:42:50
Wajigii Labaad Ee Laamigii Ugu Horeysay Ee laga Hirgaliyo Magaalada Ceerigaabo Oo Saaka Lasoo Gaba Gabeeyay Iyo Shacabka Ku Dhaqan Magaladaasi Oo Mahadiyay

Read More »

Shirkada Isgaadhsinta Ee SOMTEL Oo Abaalmarin Kale Duwan Gudoonsisay Qaar Ka Mida Shaqalaheeda

0 Visits: 636 | Sunday August 23, 2015 - 21:35:30
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Somtel ayaa macaamiisheeda maamul goboleedka Puntland guddoonsiisay qaar kamid ah abaalmarino.

Read More »

Dawlada Ingiriiska Oo Shaacisay Dib U Furaysa Safaaradeedi Iran Afar Sanno Kadib Iyo Sababta Keentay

0 Sunday August 23, 2015 - 21:29:06
Safaaradda Britain ay ku lahayd magaalada Tehraan ee caasimadda dalka Iraan ayaa la filaaya in maanta dib loo furo kadib mudo afar sano ah ay xidhnayd.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Oo Tabobar Muddo U Socday Loo Soo Gebo Gebeeyey.

0 Sunday August 23, 2015 - 21:26:52
Shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa maanta loo soo gebo gebeeyey tabobar in muddo ah u socday.

Read More »

Orodyahanka Mo Farah Oo Hantiyay Biladii Lixaad Ee Dahaba Ah .

0 Sunday August 23, 2015 - 21:23:09
Mo Faarax ayaa helay koobkii lixaad ee tartan caalami ah oo isku xiga oo afar ay tahay ciyaaraha adduunka. Wuxuu qaaday orodka 10,000m, inkastoo wareegii ugu danbeeyay uu kufi gaaray markuu gadaal fiiriyay, wuxuuna ku guulaystay biladii dahabka ee Britain ay hesho 2015 ciyaaraha adduunka ee Beijing…

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madaxweynihii Hore Ee Dalka Koonfur Afrika. +Sawiro

0 Sunday August 23, 2015 - 21:16:34
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic oo ay weheliyaan wasiirka Arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis, safiirka somaliland ee itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac, agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan xogyaha gaarka ah ee madaxweyne…

Read More »

Mashruuci Biyo Balaadhinta Caasimadda Hargaysa Oo Si Rasmiya U Bilaabmay+Sawiro

0 Sunday August 23, 2015 - 21:13:32
Xidhistii Beebka iyo dhigistii dhuumaha biyo ballaadhinta Magaalada Hargaysa ayaa maanta si rasmiya loo bilaabay, kuwaas oo loogu tallo galay inay dhuumahaas waa weyni ay soo qaadan Biyaha loogu tallo galay inay ka cabaan guud ahaan shacabka Caasimadda oo in kabadan kala badh uu haraad dishooday.

Read More »

Shaqaaqaddii Xaafadda Daami oo Go'aan Rasmi ah Laga Gaadhay Kuna Dhammaaday Guulk Iyo Heshiish Buuxa (Sawiro)

0 Sunday August 23, 2015 - 21:10:33
Shir Balaadhan Oo Socday Muddo Afar Maalmood Ah Laguna Gorfeynayay Sidii Xal Waara Looga Gaadhi Lahaaa Khilaafka Dhalinyarada ku dhex maray xaafada daami ee magaalada Hargaysa ayaa maanta ka dhacay Hargaysa. Haddaba Heshiishkii Labada Garab ee Dhalinyaradda Lagu xaqiijinayo oo lagaga dhawaaqay baaq…

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyey Xaaladda Gobolka Saaxil iyo mashaariicda laga hirgeliyey Sannadkan

0 Visits: 536 | Sunday August 23, 2015 - 17:27:28
Guddomiye Fahmi Cabdi Bidaar wuxu sheegay in sannadkan mashaariic badani dalka laga hirgeliyey isago sido kale ka warbixiyey xaaladda guud ahaan degaanada gobolkaas

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaaradda Maliyadda Oo Ka Warbixisay Wafti Carbeed Oo Ay ku Qaabishay Xafiiskeeda

0 Visits: 618 | Sunday August 23, 2015 - 17:18:38
Wasiirka Wasaarada Maaliyada Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa qaabishay wafti balaadhan oo ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminayo madaxa hay'ada samafalka kuwait

Read More »

Shirguddoonka Golaha Wakiilada oo Shaaciyey is afgarad laga gaadhay Tabashadi Xildhibanada Gobolka AWDAL iyo Xukumadda oo Soo DHoweysay

0 Visits: 619 | Sunday August 23, 2015 - 16:15:31
Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland iyo xildhibaannada Awdal iyo Salal ayaa maanta shir jaraa'id oo ay wada jir u qabteen ku sheegay in xal laga gaadhay xeerkii doorashada wakiillada ee muranka dhaliyay.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland oo Wefti ka socday Waddanka KUWEIT ku qabilay Xafiiskiisa iyo Maareyaha Xafiiska Samafalka Somaliland oo ka Warbixisay

0 Visits: 597 | Sunday August 23, 2015 - 16:10:18
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxaned Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wafti ka socday dalka kuwait oo uu hogaaminaayey madaxa hay"adda samofalka kuwait fan oo uu hogaaminaayey Sacad Al Cuyabi oo madax u ah in ka badan afartan dawladood.

Read More »

Xisbiga WADANI oo ka hadlay Tabashada Dhinaca xeerka golaha wakiilada ee Gobolka AWDAL

0 Visits: 794 | Sunday August 23, 2015 - 10:08:18
War qoraal ah oo xisbiga Waddani soo saaray ayaa lagu sheegay in balanqaadka xisbigaasi bulshada u bandhigayo ay ka mid tahay in ..

Read More »

"Waa inaynu kalluumaysato ahaan ka muuqano kobcinta dhaqaalaha dalka"W.Ku xigeenka Kaluumaysiga.

0 Visits: 578 | Sunday August 23, 2015 - 09:24:02
Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland ayaa sannadkii afar kulan u qabata, kalluumaysatada, daneeyayaasha horumarinta khayraadka badda iyo hay'addaha la shaqeeya wasaaradda,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ka dareen celiyey Kulamadii ay la yeesheen Dawladda Itobiya iyo Qalinjebintii Ardayda ku Qalinjebisay Itobiya

0 Visits: 701 | Sunday August 23, 2015 - 09:18:49
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo qoraal uu ku baahiyay bartu ku leeyahay shebekedda Facebook iyo Bloggiisa gaarka ah ee Guusha.com kaga hadlay arrimahaas

Read More »

Madaxweyne kuxigenka Somaliland iyo Masuliyiin isugu jiray wasiiro iyo agaasimayaal ka qaybgalay Qalinjebinta Arday ka Qalinjebisay Jamacadda Newgeneration oo lagu qabtaya Xarunta Midowga Afrika ee Addis ababa

0 Visits: 876 | Sunday August 23, 2015 - 09:08:44
Arday reer Somaliland ah oo Wax ku bartay Jaamacadda New Generation laanteeda Hargeysa, ayaa maanta xafladda Qallin-jabintooda lagu qabtey Xarunta Midowga Afrika ee Magaalada Addis-ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya.

Read More »

Daawo: Masuliyiin kormeer ku tagay Dugsiyo Waxbarasho oo ay Dabal Xagaagu waxyeelo soo Gaadhsiisay Gurmad na u fidiyey

0 Visits: 636 | Sunday August 23, 2015 - 08:48:48
Dugsiyadan oo kamida Dugsiyada Waxbarashada ee Laascaanood ayay kormeer qiimayn ah ku tageen Masuliyiin ka socotay Wasaaradda Waxbarashadu

Read More »

Daawo:Maayarada Dalka Qaarkood oo safar ugu Baxay Dalka UGANDA iyo ujeeddada Safarka ay u baxeen oo ay sharaxeen

0 Visits: 658 | Sunday August 23, 2015 - 08:43:05
Xubnaha Maayaradan oo Saxaafadda kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ayaa sheegay inay ka qaybgalayaan shir lagaga hadlayo maamul wanaaga, adeeg bixinta iyo dhaqaale kobcinta oo ka dhacaya waddankaas

Read More »