Wararka

Muj Cali Gurey oo Ammaantii ugu Cuslayd Huwiyey Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleban Xaglatoosiye

0 Visits: 883 | Sunday August 23, 2015 - 08:33:13
Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID, Muj: Cali Yuusuf Maxamed (Cali Guray) ayaa ammaan ballaadhan dusha ka saaray Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye)

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL oo Dalka Dib ugu soo laabtay kana warbixiyey heshiis Dalalka Somaliland iyo Itobiya ka gaadheen Bilowga Dhismaha Jidka Berbera Iyo Addis-ababa

0 Visits: 663 | Sunday August 23, 2015 - 08:33:05
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo safar ugu maqnaa Dalka Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay si balaadhana loogu soo dhaweeyey Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargeysa,

Read More »

Daawo:Golaha Wakiilada Oo Maanta Kalfadhigoodii Kaga Dooday Xeerka Waxbarashada.

0 Visits: 576 | Saturday August 22, 2015 - 19:52:34
Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kalfadhigoodii kaga dooday xeerka waxbarashada Somaliland.iyadoo xeerkaasina dib loo celiyey kadib markii la sheegay inu qabyo yahay

Read More »

Daawo:Afhayeenka Golaha Gurtida Oo Ku Hambalyay Wasiir Xaglo Toosiye Sida Uu Bohoodle Uga Saaray Cali Khaliif

0 Saturday August 22, 2015 - 15:57:52
Xildhibaan Indho Indho Oo Ku Biiray Garabka Xaglo-Toosiye Eedaymo Culusna U Jeediyey Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax

Read More »

Daawo:Wasiir Cukuse Oo Asxaabta Mucaaridka Ugu Baaqay In Laga Wada Shaqeeyo Sidii Doorashadu Waqtigeedii U Qabsoomi Lahayd

0 Saturday August 22, 2015 - 15:55:26
Wasiir Cukuse Oo Asxaabta Mucaaridka Ugu Baaqay In Laga Wada Shaqeeyo Sidii Doorashadu Waqtigeedii U Qabsoomi Lahayd.

Read More »

Muqdisho:Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Canbaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

0 Saturday August 22, 2015 - 15:53:04
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kismaayo, oo fariisin u aheyd ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa nabad illaalinta ee AMISOM.

Read More »

Siyaasi Cawil Oo Ka Hadlay Go'aankii Maxkamadda Sare, Madaxweynahana Kula Taliyay Inuu Kala Reebo Murashixiinta Xisbiga KULMIYE Ku Hirdamaysa

0 Saturday August 22, 2015 - 15:30:26
Wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin, Md Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay go'aanka ay maxkamadda sare ka soo saartay muddo kordhintii guurtida iyo loolanka murashaxnimo ee xisbiga KULMIYE ka dhex jira marka uu Madaxweynuhu mudadii dhammaysto. Danjire Cawil, oo isagoo…

Read More »

Hargaysa:Wasaarada Qorshaynta Qaranka Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabishay Aqoonyahan Khadar Maxamed Gahayr+Sawiro

0 Saturday August 22, 2015 - 15:21:42
Wasaarada qorshaynta qaranka somaliland ayaa munaasibad soo dhawayn ah u samaysay aqoonyahan Khadar Maxamed Gahayr oo ka mid ah shaqaalaha wasaarada oo kaalinta koowaad u soo galay jaamacadaha dalka Turkiga.

Read More »

Gudoomiye Jawaari Oo Loogu Baaqay Inuu Cadeeyo Dariiqa Uu Marinayo Mooshinka Ka Dhanka Ah Xasan Sheekh.

0 Saturday August 22, 2015 - 15:15:34
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan, Jawaari ayaa laga dalbaday wadada uu marinaayo Mooshinka laga soo gudbiyay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud inuu cadeeyo, maadaama Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan si sharci ah Madaxweynaha ay mooshinka uga soo gudbiyeen.

Read More »

Aqoonyahan Reer Somaliland ah oo Muddo 20 sanno ah Deggenaa Malaysia oo ka soo Dhacay Dabaq Dheer

0 Visits: 752 | Saturday August 22, 2015 - 09:23:33
Booliska dalka Malaysia ayaa baadhitaan ku haya geerida Marxuum 44-jir reer Somaliland ah oo galabnimadii Arbacadii la soo dhaafay ka soo dhacay...

Read More »

Khilaaf u Dhexeeya Wasiir xaglatosiye iyo gudomiyekuxigenka barlamanka Bashe M Farax oo soo if baxay iyo wasiir xaglatosiye oo ka hadlay

0 Visits: 1135 | Saturday August 22, 2015 - 09:20:50
Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle...

Read More »

Hargaysa:Odayaasha Xaafada Daami Oo Soo Af Jaray Shaqaaqaddii Xaafaddasi, Go,aan Hor Dhac Ahna Soo Saaray

0 Saturday August 22, 2015 - 08:57:21
Shir Balaadhan Oo ay Iskugu Imaadeen Bulshada Ku Dhaqan Xaafadda Daami Gaar Ahaan Labaddii Dhinac ee Shaqaaqaddu ka dhex dhacday iyo Guddi 14 Xubnood Ka Koobnaa Laba Dhinac oo Ahaa Kuwaas oo ka hawl gallay Sidii ay Wax uuga Qaban Lahaayeen Shaqaaqada Soo Noqnoqatay ee Dhaawaca iyo Khasaaraha Sababtay.

Read More »

Daawo: Sh. Aadan Siiro oo Nolosha Dadka Reer Somaliland kaga hadlay Khudbadii Jimcaha

0 Visits: 880 | Saturday August 22, 2015 - 08:35:24
Sheekh Aaden Xaaji Maxamuud Xiirey (Aaden Siiro) ayaa khudbaddii Jimcaha kaga hadlay nolosha shacabka reer Somaliland,

Read More »

Daawo:Hanaanka Casriga Ah Ee Loodiyaariyay In Loogu Ciyaaro Koobka Gobalada Somaaliland Garonka Ciyaaraha Ee Hargeisa Stadium

0 Friday August 21, 2015 - 20:05:56
Hanaanka Casriga Ah Ee Loodiyaariyay In Loogu Ciyaaro Koobka Gobalada Somaaliland Garonka Ciyaaraha Ee Hargeisa Stadium

Read More »

Madaxweynaha dalka Turkiga, Oo Shacaayiy in doorasho lagu qabanayo dalkaasi taas oo dhici doonta koowda bisha Nofeembar.

0 Friday August 21, 2015 - 19:54:53
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in doorasha guud oo si dag-dag ah lagu qabanayo ay ka dhacayso dalkaasi koowda bisha Nofeembar.

Read More »

Dawaladaha Kuuriyooyinka Oo Qarka U Saaran In Dagaal Ka Dhex Qarxo

0 Friday August 21, 2015 - 19:53:12
Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa amray in ciidamadiisa jiidda hore ku sugan ay dagaal isu diyaariyaan iyadoo sare ay u sii kaceyso xiisadda colaadeed ee ka dhexeysa Koofurta Kuuriya.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka ah Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Xilka La Wareegay.

0 Friday August 21, 2015 - 19:49:46
Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka ah Ee Jaamacadda Hargeysa Oo Xilka La Wareegay.

Read More »

Daawo:Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay In Guddida Madaxweyne Siilaanyo Magcaabay Tahay Wasiiraddii Hantida Danta Guud Dhacay.

0 Friday August 21, 2015 - 19:44:24
Murashaxa xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta ka hadlay gudidii uu dhowaan magcaabay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ,kuwaas oo ka shaqayn doona arrimaha dhulka.

Read More »

Wariye Lagu Dilay Koonfurta Suudaan, Ka Dib Hanjabaaddii Madaxwaynaha Dalkaasi U Diray Saxaafadda

0 Friday August 21, 2015 - 19:41:27
Kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa toogasho ku Dilay Wariye dalka Koonfurta Suudaan, ka dib markii uu Madaxweynaha dalkaas Salva Kiir uu ku Gooddiyay inuu beegsan doono Wariyeyaasha dalkiisa oo uu ku eedeeyay inay baahiyaan Warar dhan ah ka dalka.

Read More »

Rabshado Xalay ka Dhacay Xaafadda Daami Ee Caasimada Hargaysa Ayaa Sababay Dhaawaca Wiil Dhalinyaro ah

0 Friday August 21, 2015 - 19:39:35
Rabshado Xalay ka Dhacay Xaafadda Daami Ee Caasimada Hargaysa Ayaa Sababay Dhaawaca Wiil Dhalinyaro ah Rabshado maal-mahan ka socday Xaafadda Daami oo ka tirsan Degmada Gacan Libaax ee Magaaladda Hargeysa, kuwaasoo sababay khasaare iskugu jiraa dhaawac sahlan iyo mid Culus,

Read More »