Wararka

Daawo:Wasirka Ciyaraha Somailand Oo Ka Hadlay Hablo Ka Tirsan Wasaradiisa Oo Uu Xabsiga U Taxaabay

0 Wednesday August 19, 2015 - 22:15:34
Wasiirka ciyaaraha Somaliland ayaa cadeeyey inuu xabsiga dhigay inantii xoghaynta u ahayd iyo hablo kale oo shaqaale ka ah wasaaradaasi,waxa kale oo iyaduna soo baxday khilaaf culus oo soo kala dhex galay isaga iyo agaasimaha guud ee wasaara

Read More »

Booliska Dalka Thailand Oo Dib U Furay Macbadkii Lagu Cibaadaysan Jiray Ee La Qarxiyay+Sawiro

0 Wednesday August 19, 2015 - 22:10:15
Booliska Thailand, ayaa waxay maanta dib u furayn wadooyinka soo gala macbadka Erawan shrine, ka gadaal qarax culus oo meel ku dhow lala beegsaday Isniintii.

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Qodobada Ay Muhiim Tahay In La Fuliyo Si Ay Doorashadu Uga Qabsoonto Wakhtiga Maxkamadu Qabatay.

0 Wednesday August 19, 2015 - 22:03:35
Mujaahid Cali Guray oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa xarunta dhexe ee xisbiga Ucid ayaa waxa kale oo uu faah faahin ka bixiyey qodobo ay xisbiga Ucid u arkaan inay sahli karaan qabsoomida doorashada haddii si deg deg ah loo hir geliyo.

Read More »

Daawo:Masuliyintii Ugu Cuslaa Xisbiga Mucaraadka ee Wadani Ee Gobolka OO Ka Baxay Xisbigaasi Isla Markaana U Diga Rugrat Xisbiga Kulmiye

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:53:20
Masuuliyiin Xisbiga Wadani Ka Baxay Kuna Biiray Xisbiga Kulmiye -

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanadi Mooshinka Ku Waday Madaxweyne Xasan Sheekh.

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:51:04
Wakiilka Qaramada Midoobe U Qaabilsan Arrimaha Somaliya, Amb. Nicholas Kay, ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ee Mooshinka ka soo gudbisay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Daawo:Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Itoobiya, Sharaxaadna Ka Bixiyay Socdaalkiisa.

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:47:24
Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuutiyadda Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan, ayaa sfar ugu kicitimay dalka Itoobiya, Wasiirka oo Saxaafadda ugu waramaayay Garoonka Diyaaraha ka hor intaanu ka anbabixin wuxuu faah faahin ka bixiyay u jeedada Socdalkiisa. Geesta kale wuxuu Wasiir Xirsi ka jawaabay su'aalo…

Read More »

Daawo ;Gudoomiye kuxigeenkii Hore Ee Awdal Oo Taageeray Go,aanka Maxkamada Sare, kuna Taliyay in La Furo Dastuurka Dalka

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:44:24
Badhasaab kuxigeenkii Hore Ee Awdal Oo Taageeray Go,aanka Maxkamada Sare, kuna Taliyay in La Furo Dastuurka Dalka -

Read More »

Daawo: Guddiga Mihnadlayasha Cafimadka oo soo Gebogabeeyey Kulamo iyo kormeero shaqo oo ay ku joogeen Burco Baaqna u diray Bulshada

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:38:48
Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa soo gabagabeeyey Kormeero iyo kulamo shaqo oo ay ugu kuurgalayeen Xaaladda Dhinaca caafimaadka ee Gobolka Togdheer, iyagoo kulankii ugu danbeyey saaka la yeeshay Maamulka Gobolka iyo Degmada, Guddomiyasha Maxkamadaha iyo Taliyasha Ciidamada,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo markii u horeysay ka hadlay Loolanka ay warbaahintu sheegtay inu ka dhexeeyo isaga iyo wasiirka Duulista Muxu se yidhi?

0 Wednesday August 19, 2015 - 21:26:57
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa markii ugu horeysay warar xaqiiqda ka fog ku tilmaamay inuu kaanbayn ku jiro, sidoo kale wuxu Wasiir Xirsi maalinteeda iyo talada wagaas u riixay wuxuu yeeli doono Mustaqbal ahaan Silaanyo dabadii. Wasiirka Madaxtooyadda oo war baahinta…

Read More »

Xildhibaan Komishanka Ku Ammaanay Socdaalkii Ay Ku Tageen Bariga Sanaag, Bulshada Degaanadaasna Farriin u diray

0 Visits: 484 | Wednesday August 19, 2015 - 11:28:55
Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ku ammaanay Komishanka doorashooyinka qaranka socdaalkii ay dhawaan ku tageen gobolada bariga Somaliland, gaar ahaana bariga gobolka Sanaag.

Read More »

Daawo: Ismaciil yare oo ka hadlay Go'aanki Maxkmadda sare ka soo saartay Khilaafki Doorashooyinka

0 Visits: 607 | Wednesday August 19, 2015 - 09:20:08
Ismaciil yare oo ah siyaasi dhalinyaro ah oo u ololeeya waddaniyadda iyo dal jacaylka ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in mucaarad iyo muxaafad ba ay isku raaceen go'aankii maxkmadda

Read More »

Daawo: Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Casuumad Qado sharaf ah u sameeyey Safiirka Djibouti u soo magacawday Somaliland

0 Visits: 781 | Wednesday August 19, 2015 - 09:08:55
Dhinaca kale Wasiirka oo Qoraal kooban soo Geliyey Bogga uu ku leyahay Facebook ayaa ka dareen celiyey Sooryada uu u sameeyey safiirka Djibouti ee Somaliland Waxanu qoraalkaasi ku yidhi Sidan:

Read More »

Daawo: Xukumadda Somaliland oo ka hadashay Diyaarad Hub sidday oo Buuhoodle Tagtay Farriina u Dirtay Shacabka Buuhoodle

0 Visits: 666 | Wednesday August 19, 2015 - 08:55:40
Wasiirka Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay Diyaaradda Siddey Hubkaas, isagoo Digniin u diray Shirkadaha Diyaaradaha ee loo adeegsanayo Baabiinta iyo colaad ka buurka Deegaanada Somaliland, Wasiirku wuxu shacabka Buuhoodle ku ammanay inay yihiin Dad nabadgelyada…

Read More »

Daawo:Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Dayactir Xoogan Lagu Samaynaayo Iyo Masuuliyiin Soo Kormeeray

0 Tuesday August 18, 2015 - 21:51:28
Haamaha Shidaalka Berbera Oo Dayactir Xoogan Lagu Samaynaayo Iyo Masuuliyiinisugu Jirta Maamulka Gobolka iyo Xubno Ka Socday Xukumada Oo Koormeeray Hamaahaasi

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashina Ka Qaybisay Deegaano Ka Tirsan Degmada Saylac

0 Tuesday August 18, 2015 - 21:33:52
Xukuumada Somaliland Oo Deeq Raashina Ka Qaybisay Deegaano Ka Tirsan Degmada Saylac

Read More »

Daawo:Khasarahi Ka Dhashay Dad an Haybtooda Lagaranayn Oo Rasaas Ku Furay Bakhaar Ku Yala Magalada Boorama

0 Tuesday August 18, 2015 - 21:28:13
Tirada Dadka Ku Dhaawacmay Rasaas Dad Aan La Garanayn Xalay Ku Fureen Magaalada Borama Iyo Dadka Dhaawacmay Oo Ka Hadlay Qaabka Wax U Dhaceen

Read More »

Daawo:Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Oo Muqaal Sir ah Oo Laga Duubay Mar uu Ku Sugnaa Xafiskiisa

0 Visits: 737 | Tuesday August 18, 2015 - 21:23:47
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horeysay muqaal Video ah oo laga duubay isaga oo habaabsanaaya,sidoo kalena ku hadlaaya waxyaalo aan wararka loogu talo gelin.

Read More »

Madaxweyne Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti U Soo Magacawday Dalka Somaliland.+Sawiro

0 Tuesday August 18, 2015 - 21:18:54
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti u soo magacawday dalka Somaliland, Danjire Xuseen Cumar Kawaaliye.

Read More »

Daawo:Taliska Xabsiga Weyne Ee Magaalada Burco Oo Ku Guulaystay Iney Gebi Ahaanba Qaadka Ka Joojiyaan Maxaabista Ku Jirta Jeelkaaasi.

0 Tuesday August 18, 2015 - 21:14:11
Taliska Xabsiga Weyne Ee Magaalada Burco Oo Ku Guulaystay Iney Gebi Ahaanba Qaadka Ka Joojiyaan Maxaabista Ku Jirta Jeelkaaasi.

Read More »

Saraakiil Sare Oo Kasocda Dekedaha Dalka Djbouti Oo Socdaal Indha-Indheyn ku Tagay Dekedda Saylac

0 Visits: 674 | Tuesday August 18, 2015 - 21:10:28
Saraakiil Sare oo kasocdey Dowlada Djbouti kana mid ah Maareeyaha Dekeddaha Dalkaasi Abiibakar Cumar Xadi,ayaa socdaal indha-indheyn ah kusoo Gaadhey Dekedda Saylac ee Xeebta Galbeed ee Somaliland kadib markii ay socdaal dhinaca dhulka ah ugaga soo gudbeen dalka Djbouti.

Read More »