Wararka

Daawo: Eng Faysal Cali Waraabe muxuu ka yidhi Go'aankii Maxkamadda Sare ee Khilaafkii Doorashooyinka

0 Visits: 599 | Tuesday August 18, 2015 - 16:03:49
Guddomiyaha Xisbiga UCID oo afaafka hore Maxkamadda kula hadlay Saxaafadda ayaa ka dareen celiyey go'aankii maxkamadda sare ka soo saartay khilaafkii doorashooyinka ee ay kaga jawaabaysay Dalabkii Madaxweynaha somaliland

Read More »

Daawo: Ganacsatada Deggen Xaafadda Sayladda ee Magaalada Burco oo Kaalmo ay kaga qaybqaadnaayaan Waddo laami ah oo lo dhisayo xaafadas ku warejiyey Dawladda Hoose

0 Visits: 578 | Tuesday August 18, 2015 - 15:32:47
Duqa Degmada Burco ayaa Kaalmadaasi kala wareegay ganacsatada xaafaddaas, waxanu ku ammaanay sida ay ugu heelan yihiin in wax loo qabto oo ay laamiyo iyo adeegyo kaleba u helaan isagoo xusay in bulshada burco iyo maamulkeedu ay isku duuban yihiin isku ujeeddaa ka leeyihin wax wada qabsiga iyo horumarka

Read More »

Daawo:Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Wax Ka Badalka Xeerka Doorashooyinka Golaha Wakiilada

0 Visits: 709 | Tuesday August 18, 2015 - 12:33:52
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Cabdi ayaa ka hadlay wax ka beddelka xeerka doorashooyinka ee golaha

Read More »

War Deg Deg ah: Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Goaan ka soo Saartay Khilaafkii Doorashooyinka

0 Visits: 940 | Tuesday August 18, 2015 - 10:51:05
Maxkamada sare ee Somaliland ayaa goor dhoweyd soo saartay go'aankii mudada la sugaayey ee khilaafka doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada Somaliland.

Read More »

Daawo:Goob Ganacsi Oo Kamida Goobaha Borame Oo Caawa Niman Hubaysani Rasaas Ku Fureen.

0 Visits: 720 | Tuesday August 18, 2015 - 10:42:04
Goob kamid goobaha ganacsiga ee magaalada Borame ayay caawa rag hubaysani rasaas ku fureen.

Read More »

Daawo:Madaxdii ugu sarraysay Xafiiska samafalka ee somaliland oo khilaaf Xileed Dhex maray iyo Eedaymo ay warbahinta isu mariyen

0 Visits: 693 | Tuesday August 18, 2015 - 09:46:05
"Waxaynu maqli jirnay KU QABSO KU QADI-MAYSIDE, laakiin imika waxay mareysaa in xitaa masabyadii uu Madaxwaynuhu Magacaabay la isku qabsado" Amina maxmud diriye

Read More »

DAAWO: Manhajka Waxbarasho Ee Somaliland Oo Dib U Eegis Lagu Samaynayo

0 Visits: 1107 | Tuesday August 18, 2015 - 09:35:44
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL ayaa soo gebagebaysay kulan hawleed balaadhan in muddo ah socday oo ku saabsanaa dib u eegista Manhajka waxbarashada ee Somaliland.

Read More »

"Ka Bixitaanka Golaha Wakiilada Ee Xildhibaanada Awdal Waxay Carqalad Ku Tahay Qabsoomida Doorashooyinka". Xildhibaan C/risaaq Aar.

0 Visits: 711 | Tuesday August 18, 2015 - 08:44:01
Xildhibaan Cabdirisaaq maxamuud Jaamac (Aar) ayaa Si Adag Uga Hadlay Go'aanka xildhibaanada gobolka Awdal ee xeerka saami qaybsiga golaha wakiilada.

Read More »

Daawo:Wasiir Cukuse Oo Martiqaad Qado ah U Sameeyay Safiirka Jabuuti U Soo Magacawday Somaliland. +SAWIRO

0 Visits: 1088 | Tuesday August 18, 2015 - 08:13:49
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradasi ayaa hadhimo Sharafeed lagu soo khatimay casuumadihii hore,

Read More »

Daawo: Tababar kor loogu qaadayo Aqoonta Suxufiyiinta Radio Hargeysa iyo Tvga Qaranka oo ay Wasiirkuxigenka Warfaafintu ka furtay Hargeysa

0 Visits: 771 | Tuesday August 18, 2015 - 08:10:17
Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta jsl ayaa tababar socondoona muddo shan cisho u furtay hawlwadeeno ah oo kala socday Radio hargaysa iyo Tvga qaranka.

Read More »

Roob Balaadhan Oo Ka Curatay Degmada wajaale Iyo Xuduudka Ka Teedsan Somaliland Iyo Itoobiya

0 Visits: 1394 | Monday August 17, 2015 - 19:04:35
Wajaale(AFKA)roob Balaadhan oo lagu diirsadya ayaa galinkii danbe ee maanta ka da ay magaalada wajaale ee xaraunta ganacsiga

Read More »

"Saxaafadu maalinta la xidhana waxay naga dhigtaan cagaf lagu jilaabto, maalinta wax loo dhiibana hoosta ayay dhigaan warkayaga" Xildhiban Cabdiraxman Xoog

0 Visits: 659 | Monday August 17, 2015 - 16:43:34
Guddida Mus-dambeedka ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa walaac ka muujiyay fur-furka ku yimi xisbiga Waddani....

Read More »

Guddomiye Cirro oo ka hadlay Xaaladda Buuhoodle, Baaqna u Diray Shacabka Buuhoodle

0 Visits: 690 | Monday August 17, 2015 - 16:32:45
Sidoo kale wuxu guddomiyuhu ka hadlay Dacwadda Loo Gudbiyay Maxkamada Sare Ee Muranka Muddo kordhinta .

Read More »

Madaxweyne Obama iyo Akhrisku Sidee ayay isku yihiin Warbixin Xiiso leh:

0 Visits: 670 | Monday August 17, 2015 - 16:13:32
Sida lagu daabacay New York Times madaxwaynaha dalka maraykanka ayaa fasixiisa xaggaagan uga faa'idaysanaya inuu bilaabo

Read More »

Daawo: Faysal Cali waraabe Muxu ka yidhi Joogitaanka Cali khaliif ee magaalada Buuhoodle iyo khilaafka ka taagan saluugga ay xildhibanada awdal ka mujiyen kuraasta golaha wakilada

0 Visits: 713 | Monday August 17, 2015 - 16:02:22
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo ujeediyey Cali Khaliif Galaydh.

Read More »

Daawo: Markazka Imaamu shafici oo la midoobay jamacadda Al Najaax ayaa Abaalmarino guddoonsiiyey arday ka qalinjebisay Markazka

0 Visits: 941 | Monday August 17, 2015 - 15:17:05
Markaska Barashada Culuumta shareecada ee Imaamu shaafici ayaa Munasibad laba geesood ah ku qabtay Barxadda sare ee Xaruntiisa,

Read More »

Qarax Imiidaamin ah oo lagu Dila Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolka Dadka Badan ay ku Noolyihiin Pakistan ee Punjab.

0 Visits: 611 | Monday August 17, 2015 - 12:29:09
Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Maamulka Gobolka Dadka Badan ay ku Noolyihiin Pakistan ee Punjab Ayaa Lagu Dilay Weerar Ismiidaamin ah waxaana lala dilay 14 qof oo kale.

Read More »

Wiil Uu Dhalay Hoggaamiyihii Al-qaacida Osma Bin Laden Oo Fariin Uu Soo Diray Ku Hanjabay Werar Lagu Qaado London.

0 Visits: 713 | Monday August 17, 2015 - 09:16:00
Wiil uu dhalay hoggaamiyihii shabakada Al-qacida ee Geeriyooday Osama bin Laden ayaa soo saaray farriin uu ku baaqayo in weeraro lagu qaado magaalada London iyo wadamo kale oo bahwadaag la ah Maraykanka.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:- Urur Ay Ku Midoobeen Dhakhaatiirta Carbeed Ee Ka Hawl Gasha Somaliland Oo Lagaga Dhawaaqay Hargeysa

0 Sunday August 16, 2015 - 22:10:16
Waa Marki u Horaysay ee Somaliland Lagaga Dhawaaqo Ururu Ajaanib ah oo lagu Midaynayo Dadka aan U u Dhalan Dalka Somaliland

Read More »

Daawo:"Madoonaayo Wiil Dambe Oo Buuhoodle Bila Macni Ugu Dhinto,Reer Buuhoodlow Isku Tashada,Cali Khaliif Galaydh Meesha Uu Ku Dhashay Hayna Dhaafo Oo Ha Tago". Wasiir Xaglatoosiye Magaalada Buuhoodle.

0 Sunday August 16, 2015 - 22:04:27
Wasiir Xaglo-Toosiye Oo Buuhoodle Qudbad Ugu Jeediyey Tiradii Ugu Badnayd Ee Dadweyne Isusoo Baxa Iyo Dhoolatuska Uu U Diray Cali Khaliif

Read More »